Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Xasan Sh Maxamuud oo ka jawaabay Su’aal mudo lala sugayay oo quseysa Kenya iyo Jubbooyinka

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ka wajaabay  su’aal ka dhex guuxeysay dadka Soomaaliyeed taas oo si gaar ah utaabanaysa xariirka kala dhaxeeya Kenya iyo sababta inta badan la isugu keeno Jubbooyinka iyo dowlada Kenya.

Riix Halkan si aad Warasyiga Madaxweynaha oo Xasaasi ah udhagaysato.

Xasan Sh Maxamuud ayaa dhanka kale kahadlay Isbaarooyinkii laga qaaday magaalada Muqdisho waxa xigi doona, sababaha dowlada cusub fadhiid ka dhigay loona soo dhamaystiri la’yahay xukumada Ra’isul Wasaare saacid iyo qodobo kale.

Riix Halkan Waraysiga oo dhamaystiran.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email: Warqaad@hotmail.co.uk

20 Responses to DHAGAYSO: Xasan Sh Maxamuud oo ka jawaabay Su’aal mudo lala sugayay oo quseysa Kenya iyo Jubbooyinka

  1. banadir says:

    sifiican ayuu u dhigay. Kenyana waa dariskeena o laga maarmin.

  2. Allaw rajada dib hano liq sinin

  3. Wadi says:

    Wali wahadlaa nacaski hawiye abaaha kuwas walee fadhidnimadas ayey kujiri dowlada hawiye mahan dowlad somaliyeed waba qabyalad luga leh dowladisu ihave never seen agood president who working the community fair acept siyad barre and Abdulahi yusuf arxamulah

  4. dahirka4 says:

    mudane madax xume wn ku salamaya sln kadib sxb cadalad noqo insha alah wd liibaani

  5. Galmudug says:

    Kenya waa u simanahay dowladnimo waliba anagaa hada wax noo dhisanyihiin tankale ee lala yaabanyahay waxay tahay ninkuleh waxaan rabaa hal buuran in ley qalo oo nin yuhuud ah ha ii bireeyo xalaalna ha noqoto waxaan ka wadaa igad wax heydhisto wax fiicana hey dhisto ilaa ruuxii alle wanaag ladamcaa wanaag hela

  6. Kkkkkkk says:

    Qabyalada wax fcn mahan waxana nimanka darood o dabalada o gaala raaca siba gar ahan waxan ula hadlaya wadi waxa tahay oday qabyalad ku baa baday mideda igad ma somali ba wa maya awalba mase kismayo aya dago hada waxa uso socdo habargidir e ka kala carara daroodyahow wada dhiqlaha ah

  7. xayaat says:

    ASC SALAAN KADIB WAXAAN DOONAA INAAN U JAWAABO WIILKA IYO GABAR WAX UU YAHAY MAAQANE WAXA QABIILKU IYO XIQDUGU KABUUXO OO FOOSHA XUN WAA QOFKA LAGU MAGACAABO WADI WAXAAN USHEEGAA ANI CAAYO MARXUUMIINTA DHIBTAY ALLAHA U NAXARIISTO LAKAIIN HAWIYE AFKIISA HAKA LEXSHO QASHINKA ASOO KALAA WAA LAYAQANE HAWIYAA AQLAAQDA BAREE ASUU LUUQAQAD KACAAYTAMEE SAQARJAANKA FOOSHA XUN

  8. qunyar socde says:

    waadi mid ogow caytin inaan hurumar lahayn soomalina waxad ka taqaana hal qabil diin iyo maadina waxba kama taqaanid uf uf ayaa tahay waxna ma istahishid habraha aya ku dhama

  9. mugadisho says:

    kismaayo habar gidir iyo mareexaan ayaale. kii diidana asaa og meesha uu ku noolaan lahaa .

  10. wuu kuqasbanyahay inuu saas u hadlo waayo looma joogiyeen jubaland way dhismi weli mareexaan umbaa kasamrila Dooxtadii juba asana haduu wax ogaaday

  11. qunyar socde says:

    wadi mid ogow caytin inaan horumar lahayn soomalina waxad ka taqaana hal qabil diin iyo maadina waxba kama taqaanid uf uf ayaa tahay waxna ma istahishid habraha aya ku dhama inaad ogaden tahayna way cadahay daroodkena kale saas uma hadlo

  12. qunyar socde says:

    wadi inaay naag kuu taliso waa la hubaa nacas aan wax so saran karin inaad tahana waa lahuba

  13. wadani says:

    websetka jwarqaaad waxaan kula talin lahaaa iney joo jiyaan dadka madaxda qaranka ku aflagaa deynaya webteedkooda . Waa inaadadnaan u ogolaaan in shaqsiyaaadka dadka iney hagaan loodoortay halkan lagu aflagaadeeyo oo adinkuna markaas ad faafisaaan

  14. Mahomed deeq hasan omar says:

    Asc somaliyeey idil marka hore waxaa mahad iska leh alle subhaana watacalaalaa mida labaad iska dhaafa qabiil waayo qabiil qabriga idil gelimaayaan

  15. Alcadaale says:

    Dhamaantiin waan idin salaamay somaliya waxa iska raaci ladahay waa qabiil marka naga dhaafa qabiil walalayaal marka aan feersano wixii noo dhana somaliyeey

  16. Ahmednoor hanshi says:

    Qunyar socde waxaad sheegan haysaa aqoon diineed mid dunawi iyo waliba qabiilada ootaqaanid sideedqabiildhan ugu wada tilmaami juhalo sxb nin isfaaniyay waari isnuugtay nin aqoon lihina mafano waxaa kamuuqda astaamaha jaahilnimada aqona waad sheganhaysa ogaden oo dhan maxaad kuhaysata sxb haad tahay darood nacas ayaatahay haad tahay hawiyana kahadlimaayo

  17. runsheeege says:

    hawiyoo laiskaqaban wax hagagayo malahan somaliyeey ee doofarada somali kadagi la’dahy waa ayaga

  18. Wiil hawiye says:

    K.k.k. Nacasyada daarod had iyo jer waxad hos timadin hawiye hada mareexan muxu u tuugsana hawiye marexan xaninye malahan miyaa mareexan wa ki daarood ugu dagalyahanka badna hadana hawiye ayu tuugsanaya kismayo waxa leh hawiye

  19. Qaran diid says:

    Madaxwenaha karaan ee gurgurte shekadisa naga daaya maxa afaraha juboyinka kagalay mu kaaran wax ka qabto

  20. Qibil diid says:

    Madaxwenaha karaan ee gurgurte shekadisa naga daaya maxa afaraha juboyinka kagalay mu kaaran wax ka qabto fila somaliya gurgurashadu kabilaway ayu ila hada kaaran sogari la’yahay markasu juboyin afka ku taga kawrn magaca gurgurte in laga badalo weye olobaxsho xamarte k.k.k.k.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII