Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGASYO: Golaha Wasiirada oo kulan xasasi ah yeeshay amarna siiyay Xukumadii ka horeysay

Golaha-Wasiirada1Golaha Wasiirada dowlada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan balaaran kaas oo ay kaga hadleen arimo badan oo ka taagan gudaha dalka.

Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo shir gudoominayay kulankan ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ah in si deg deg ah xukumadii hore ee Dr Gaas looga baahan yahay in ay so celiyaan hantidii xukukmada sida gaadiidkii shaqada iyo waxyaabo kale.

Markii uu kulanka soo dhamaaday ayaa waxaa saxaafada lahadlay Wasiirka warfaafinta dowlada Soomaaliya C/llaahi Ciil-mooge Xersi, isagoo sheegay in arimaha laga hadlay ay sidoo kale kamid ahaayeen in fursado shaqo loo abuuro shacabka Soomaaliyeed oo 20-sano aan wax dowlad la shaqeysa ah helin.

Riix Halkan si aad udhagaysato hadalka Wasiirka Warfaafinta

 

3 Responses to DHAGASYO: Golaha Wasiirada oo kulan xasasi ah yeeshay amarna siiyay Xukumadii ka horeysay

  1. Ummadii sidii bay u tahay ooman wali geede* il ka firis moye wax ka le ma ba awodaane*

  2. boqor says:

    war qaad wad ka darteene naga aamusa aan idinka dhegeysanee wararka dowlada

  3. Golaha wasirada amay leeyihiin mar walbo golaha wasirada aad sheegeysan aaway ma mooryan tanaa yahuu sxb somaliya dowlad kama jirto hadan runta kuu sheego sababto ah meeqa isbaara ah oo taala muqdisho lama tirin karo marka dowlad ha sheegin uu aduunka kula yaabinee war isku xishoda beenqaad.com harajeynin dowlad quman ilaa lahelo wiil lamid ah sayid abdulle hassan ama siyad bare oo madaxa kagaraco somalidan jaha warerka ku dhacay oo meel walbo qori xunoo mirire lataagan bye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII