Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Deg Deg: Wasiiro kuxigeen tiro badan iyo Wasiiro Dowlayaal goordhow lagu dhawaaqay

breaking-news1fffff16Waxaa goor dhaw lagu dhawaaqay wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dawlayaasha Xukuumada Somaliya ee Dr Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) uu hogaamiyo waxaana iminka soo baxaya hadal heyn dad xilalka loo magacaabay.

20 Wasiir ku xigeen iyo 5 wasiiru dawlayaal ayaa lagu dhawaaqay goor dhaw waxaana magacyadooda oo lasoo saaray akhristayaasheena uballan qaadeynaa inan usoo gudbino.

Xukuumada Somaliya ayaa sheegtay inay shaqsiyaadka xilalka loo magacaabay ku doorteen markii la arkay siday uga soo bixi karaan howsha loo igmaday.

Xubnaha Wasiirada maanta la magacaabay waxaa ka dhex muuqda ilaa 3 haween ah kuwaasi oo iyagu xilal kala duwan loo magacaabay waxaana taasi ay qeyb ka noqoneysaa qoondadii haweenka ku yeelan lahaayeen Dawlada Cusub ee Somalia.

La soco magacyada wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha magacyadooda iyo xilalka loo magacaabay insha allah

9 Responses to Deg Deg: Wasiiro kuxigeen tiro badan iyo Wasiiro Dowlayaal goordhow lagu dhawaaqay

  1. Halima abdi hilowle says:

    Waaaaw nice iney haween ka dhaxa muqdaaan waa farxad dhanka dumarka. And iwish 2015 to be one of them txs to God

  2. Waxba farxad mahan waxa galada lagu qancinayo maqabto sharecada islamku maqabto in dumar xil iyo masuliyad lodhibo wa fasahad lagu fasahadinayo dadku musliminta somalida.ah

  3. Siyad says:

    Dumarka guriga ayey kuficanyehin let them stay at home n serve their masters.

  4. Nabiisay dhaqanki sharcigi kabeydhaye dinti burburisaye hablow mad isbarqabatan,

  5. Ar rijalun qawamuna qalal nisai so illah madhihin?

  6. kkk.k.k.
    Haye halima wa runtaa saxibey aniga ahaan waxa qabaa in dumarka ay wax badam ka qaban karaan+
    arimaha qasnaa 20sano e laso dhaafi balse hada hadi la gartay in ay y qaban karaaan
    maxuma wa figrid fcn o so dhaahday

  7. Shaah cabe says:

    Naagahawasiirada.ah.waadhlooyin

  8. Naagaha u ordaaya inay qabtan xilalka dowlada somali waa kuwii ka tuman jiray qurbaha oo qamriga cawo wayo gabar muslimid ah xil uma bod bodeysa dumarka waxaan ugu digeynaa inay ka qeyb qataan fasahadka wadaan reer galbeedka haliimo walashey xishoo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII