Wararka naga gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal udhaxeeya ciidamada dowlada Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Ciidamada Al-Shabaab.
Dagaalkan ayaa si gaar ah kaga dhacay deegaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo kadib markii ciidamo Shabaab ah ay jidka ugaleen kolonyo gaadiid Soomaali iyo Kenyan ah.
Wararka waxaa ay sheegayaan in dagaalkan oo goordhow dhacay uu gaystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay.
Saraakiil katirsan kuwa maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaa Warqaad.com usheegay in dagaalkan iyaga lagu soo qaaday goordhow oo barqadii maanta ah qasaarana ay gaarsiiyeen Al-Shabaab.
Xaalada ayaa lasoo shegayaa in haatan ay wanaagsan tahay oo aysan jirin wax rasaas ah oo ka dhacaysa goobihii ay dagaalada ka bilowdeen.
Dagaalkan ayaa qeyb ka ah weeraro inta badan ay Shabaab ku qaadaan ciidamada huwanta ah ee dowlada iyo Militeriga Kenya.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Iskaceliya qawaarijta oo kulaayaa duurka waa mulim dhib waxayna isunabadleen qaadiculdariiq.
Maliibaaneyaasha lagu liibaanay baad kamid tahay. Bal waxaad tahay kan ugu liita. Wayo nimanka mooryaanta ah ee afrikaanta lasocda, markay xoogaa guul dareemaan ayay is xariifiyaan, markay jabaana way dhuuntaan. Lkn adiga murtadow mar ay gaaladiiba jabeen oy meesha bakhtiyadoodi ka jiiteen ayaad leedahay iska celiya. Waryaa ilaaha ku abuurtay utowbat keen intaadan gaalnimada ku dhiman, li ana naar baad galaysa hadi ad gaalnimo ku dhimato, jannadana iska daa inaad gashee, carafteeda xita heli meysid. Walciyaadu billaah!.
Dulli baa tahay tafaftirow. Wallahi eyga ayaa kaa roon. Wayo Eeyuhu way yaqaaniin maslaxada loo abuuray, oo waa inay Allah caabudaan. Dhinaca kale eeyuhu ma ogolo in korkiisa la taabto oo wuxuu ka xigaa dagaal.
Adigana dulli yahay murtadka ah, afka waad ku difaacdee keynyaatiga, dabadaadana ugu dar oo ilmo mad-madow hakaa dhalaane. Adiga so qado qoriga eena imow meesha dhiiggu ka daadanayo nacasyahow aan afsomaliga xita aqoon.
Been qaad.com waligiinba been sheega Kismaayo waa nabad isbaarana ma yaalo. Nabad iyo horumar ayaa lagu dayan karo iyo maamul suuban ayaa ka jira.
nacas aan somaaliga sida loo qoro aqoonin,khawaarij kulahaa halkee ku baratay khawaarij cawaan yahoow aan aqoonin sida saxarada la iskaaga meyro.
Jubbaland waa in laga xoreeyaa HAG ama Hawiye-Action-Group oo ka kooban (budhcadbadeed, mooryaan, alshabaab, axmeddiiriye, daahiraways, damjadiid, isbaarolay, hogamiyekooxeed, repists, serial killers)) dhamaantood hal hadaf ayay leeyihiin oo ah inayna geeska africa meel nabada lagu arag. Xumaanta ayay u wada dubaaxinayaan, waa hore ayayna iska dileen dadkii u kala sheegi lahaa xumaanta iyo wanaaga. Jubbaland inay dal la wadaagto HAWIYE waxaa oogu wacan TALYAANI oo wada guumaysan jiray labadaba lakiin u keentay jubboyinka QOOMAMO MA HADHA AH iyo DHIB JOOGTO AH,
Kan labaxay suldan dabada u dhigo alshabab haku wastee siday u wasen oo kale hooyada tan kale kuwa aad udoodeyso gaalada ayaa ku dhanta diint waayo gaalada mafara gashaneyso diinta lakinse kuwan diinti ayey ku been abuurten nacalad haku dhacdee bye
Ninki kaxun in lalaayo ilmaha daayertu iyo doofaradu iska dhaleen waxan ku leyahay muutu biqeydikum caradaada ladhimo kuwa wax magaratadma ah ee sheganayo habasweyn iyo waamo doofaradu wa lalaaye adi kaali wax utar uf nacas
kismaayo waa magaalo soomaaliyeed waxaana dagaal ku qabsaday sanka dhudhiga kenya mardhow ayaa laga xoreenayaa gaaladan dhulkeena qabsatay soomaali wey istaqaanaa anagu marka aan hadlayno xaniinyaheena ayaan kuhadalnaa rag kale xaniinyahooda kuma tashano kuwa kahadlaya ciidanka kenya gadaashooda waxaan leeyahay kismaayo raganimo aad leedihiin kuma eydaan imaanin marka inan idiin jawaabo uma qalantaan anaga iyo adinka waxaan is arki doonaa maalintii ciidanka kenya kismaayo laga xoreeyo marka aan hadlayo xoog shisheeye kuma tashaneyno waa awoodii aad hora inoogu barateen 22sano ee lasoodhaafay mardhow dalka waa laga saarayaa dhamaamba ciidamada shisheeye min mogadisho ilaa kismaayo sababtoo ah anaga ayey cunaqabateen nagu tahay ciidama jooga dalka dhamaantoodba waa in aan la dagaalanaa sababtoo ah hawiye awoodiisa iney daciifiyaan ayey ujoogaan taasna waxaa cadeen u ah dad aan waligoodba iska wasi jirnay ayaa maanta hadlaya oo dad iska dhigaya iney hadlaan waxaa sabab u ah ciidamada shisheeye ee dalka jooga ileen maleh raganimo ayaga uqaas ah marka waxaan leeyahay iska hadla inta shisheeyaha dalka joogo waxaan kula talin lahaa inta beesha hawiye kakoobantahay ee aan anigu kamid ahay aan dalka kasaarno ugandha burundi kenya jabuuti sida aan ethiopia oo ka awoodweyn dalka ooga saarnay kuwan waxba inagu qaadan maayaan hadeynaan saas yeelin dad aan kugu garaad aheyn misana gun ah ayaa nala tirsandoona sida hadaba aad ka arkeysaan dadka aan nagu leebalka aheyn ee gunta ah oo nala tirsanaya
shisheeyaha dalka joogo qasaara maahee wax faaiido ah oo inoogu jira maleh
awood aan ku meelmaro hadaan hawiye nahay ilaahbaa ina siiyay dadka mooda iney dowladnimo shisheeye inoo hayo waa riyoonayaan shisheeyaha aan dhukeena kasaarno kabacdina dalka wada qabsano awood aan shisheeye aheyn oo inaga hor imaan karta majirto intaana waa iga talo hadii kale ???
War hawiye dad dalkisana difacacara gumeysina hos gelin weye kismaya hoyada malahane wana lagaqada dadka ethipianka kenyatga o joga rag kaqadi yaqana aya joga saas ogaaw
Waamoland xaba daasi way ka ka tibtay sxb nin qaran is ka dhig dixiri cunyahow calosha ka jirran
Tafatire iyo habasweyne waa labo sujuu oo maskaxda kagashey ladhaqanka galada mala socdan manta calamka meshu marayo waxan lenahay gala racyada kumaqanceyno wax aan aheyn dowlad islam ilaa laga gaaro khilafadii nabigena (nnkh) hadii kale ?
Asc ninka la yidhaahdo
suldaan
the lion iyo mahamed anjelo .waxaad tihiin wax magarad diin iyo dunyaabi toona kan suldaan sheegana waxaan ku leeyahay gaalnimada maadaa bixiya, ruuxa aan sidaada oo kale noqonin khawaarij dadka dhiigooda baneysta iyo xoolahoo da waa gaal miyaa mida kale waa lagaag a fiicanyahay in aad weriye caydo oo ku sheegto ay iyo wax lamida ama u caytanto sida naagaha maahmaah soomaali ah ayaa tidhaahda (af-xumo nabadna wey kaa geysaa colaadna waxba kaagama tarto) ogoow waxaad ey ku leedahay iyo waa lagu wasaa waa nin ma aha naag .
Shabaab dooninimeyn o.
Danbiile doonimeyno.
Daneyste doonimeyno
dadkiisa halaage doon imeyno.
Damiir laawe doonim eyno.
Duli aan diin lahayn dawladnimo rabin doonimeyno.
Damaceyga ii raac u dulqaadan meynoo shabaab diidney baan nidhi .
Laya alshabab wa cudu dawadisuna waa xabad isha laga galiyo ma yaqanan diin, bini aadnimo iyo isxaan midna mida kale kan labaxay SULDAN futada udhigo haku khanisane ana xabad ayan futada ka galin adi & hoyadaab
Murtadyow mar aad dhaheso qufka walalkeyga ah ha ku wasano al shabab adiga ayaa joge oo ay gaalada kuwasayan gondhab ayey ku xiri nayan eydhisna waa qaadi walaa shana waa wasaayan dhank kale galada so ma dhìhinان الكافرين كانولكم عدوا مبينا marka aa dhaheso galada diinta ma fargashadan ilah utobad ken hadi aad qaab kan ku dhimatid jahanamo ayaad galeysa
Al shabab gacantoda kor alaha kayelo guul guul gaalo wey jab tay
Waa saas ?nabad ma jirto ninkii radiyana waa la neceb yahay waxkasta laba laba ayey isaga soo horjeedaan ?gaal iyo gaalraace,iyo muslim diitisa jecel.guusha murlimkaa leh.warqaad balaariya fadhikudirarka ilaa laga kala baya.
Waa saas ?nabad ma jirto ninkii radiyana waa la neceb yahay waxkasta laba laba ayey isaga soo horjeedaan ?gaal iyo gaalraace,iyo muslim diitisa jecel.guusha muslimkaa leh.warqaad balaariya fadhikudirarka ilaa laga kala baya.
Asc walalyal diinta mahan shati lagu yiraro mana ah wax dadka lagu birtilmamsato dadka maskakinta aad dhacaysan aad tilaysan jano makukugalaysan naf an waxgalabsanin ya gow ku dhahay diinta ilaliyo o yalagu qarabanin xukun hadad rabta wajikali ku so gala o macarad ah ciyal qalbiga hakaxadina
Asc dhamaan umada muslimiinta ah waxaan aad uga naxsanahay dhibka haysta umada somaaliyeed anoo ka soo jeeda jamuriyada jarka la ah somalia oo ah somalilander hadaba waxaan leeyahay waa nasiib daro wayn oo dhagaha laga furaysto indhahana loo diido gacmuhuna ka xishoodaan miyayna nasiib daro wayn ahayn shabab oo kufaanaysa inay kufaanto dilka walalahooda somaaliyeed. Nasiib daro iyo dulinimo miyayna ahayn nimankan isku sheegaya dawlada udub dhaxaadka u ah umada somaliyed inay kufanan inay dileen dhalinyaro somaliyeed iyagoo adeedsanaya cadawgii somaliyeed waxaan ku cananaya inay xishoodaan oo iyagaa walaalo ah somaliye heshiiya oo dulinimada iskadaaya qofna dhiigiisa laguuma. Banayn dilkaa banaysateen labadiina dhinac waa qalad wayn oo ah mid doqonimo ah cadawgiina maanta badhanka idiin fadhiya idinkaa isku haya ee ka qarsada alqa cida iyo kenyan itoobiyaan yaynan maskaxdiina hodin