Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Alshabaab Firxataye Maxaa laga Filan Karaa?. Faallo Xasaasi ah

Bilahii Ugu danbeeyay waxaa Dalka Soomaaliya Ka dhacay is badal Xoogan Oo Dhinaca Ammaanka Iyo Siyaasadda ah kuwaasi Oo Mar kaliya So jiitay Indhaha Bulshada Caalamka Iyo Warbaahinta Aduunka , Isla markaana Sababtay in Shaashada TV-yada Iyo Jaraa’idkuba Bogagooda Hore Ku faaleeyaan, kuna Taxliiliyaan Waaqiciga Cusub Ee Soomaalia.

Arimaha Dhaliyay Hadal haaynta Warbaahintuna Hadal Haayso oo ah Kuwa Isbiirsaday Waxaa Kamid ah:-

1- Doorashooyinkii Baarlamaanka Iyo Madaxtinimada Oo Madaxtinimada Dalka oo Kudhawaad Konton sano Kadib Lagu Qabtay Wadanka Gudahiisa.

2-Jabka Soo gaaray Kooxda Alshabaab Oo dhumisay Deegaano Fara badan oo ay Gacanta ku Haaysay.

3- Hor’umarka Hadda Ka hanaqaaday Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Gayiga Soomaaliya, gaar ahaan Dib Udhiska dar darta Ku socda, Iyo waliba Dhiira galinta bulshada Heleen Oo la xariiro Dhinaca Nabadda.

Arimahaasi waxey keeneen I si toos ah Shacabka utaageeraan Kana Qeybqaataan Hor’umarka Haatan Muqdisho Hiigsaneyso, dalkuna Uu wajahayo.

Laakiin Marka Laga yimaado bidhaanta Nabadeed Ee soo Bikaacday , haddane Dad badan ayaa Isweydiinayo Waxa xiga Firxadka Alshabaab halka Ay ku danbeyndoonaan Iyo waxa Xiga oo Ay sameyndoonaan Horjoogayaashooda marka Laga Gacan Mariyo Goobaha Ay Hadda Ku gabaadsanayaan oo ah Kuwa aad u kooban?.

Shaki kuma Jiro sida Haatanba Shabaabka bilaabeen In ay Sameeynayaan Weerarada Ku dhufo Oo Ka dhaqaaqda ah, Kordhinta dilalka Qorsheysan Iyo Khaarajinta Dadka Ay U arkaan Caqabad kuyihiin Hadafka Alshabaab, Iyo sidoo kale Adeegsiga Dhalinyarada Is disha Oo ay Qaraxyada Ku rakibaan, kuna Bartilmaameed sadaan Fariisimaha Ciidamada Soomaaliya, Saldhigyada Ciidamada Afrika Ee Amisom , Xafiisyada Dowladda Soomaaliya iyo waliba Goob kasta oo Ay kusuganyihiin Dadka Dhinaca Dowladda U janjeera, Aasidda Miinooyinka Dhulka Laga liyo , ayeey Dadka Arimaha Dagaalka Faaleeyo Ku saleeyeen ficil linta Laga filan karo Kooxda Awoodeed La wiiqay Ee Alshabaab.

Sidoo kale Kooxda Alshabaab waxaa laga Filan karaa Qabashada Muxaadarooyin Jihaadiya oo ay Wadaadad Taageersan ku Wacyi galiyaan Bulshada Si ay Uhelaan dagaal yahano Ku soo biira, una soo dumaan Dhalin yaro Hor leh Oo ay Xaabo Uga dhigaan Dabka Iyo Dagaalada ay Ka hurinyaan Sooomaaliya, iyagoo sidoo kalena saldhigyo Tababar uga sameynaya dhulka Fog Ee baadiyaha ah sida Mar kale ay saadaalinayaan Dadka adroosa istiraatiijiyada Dhinca siyaasadda Iyo Dagaalka ah Oo ay ku howl gasho Kooxda Alshabaab.

Horjoogayaasha Kooxda alshabaab ayaa iyagana la filayaa In ay ka gabaad sameystaan Deegaanada Ku yaalla Dhulka Keymaha Le Iyo Buura leyda si ay kaga Bad baadaan weeraro Nafsadooda halis galiya .

Waxeyna ku Ekaandoonaan Oo kaliya dajinta Qaab dagaaleedka , iyo dhiira galinta Dagaal yahanadooda si ay u Buuxiyaan Farumaha dagaalka.

Maxaa Keenay Jabka Alshabaab?

Dhammaan Dadka Sida Hoose ula socda dhaqdhaqaayada Kooxda Alshabaab waxa jabka Soo gaaray Ku Qodbeeyeen Afar Arin Oo Mar kaliya Kooxdaasi Soo Wajahday, una Caal weysay In Xal ay ka gaarto Badankood kuwaasi Oo kala ah:-

* waa Midda koobaade dhaqaalo Yari Soo wajahday Kadib Markii qalqaaso Iyo Rabshado Ka abuurmeen Qaar Kamid ah Wadamada Carbeed oo ay Qarashaad Ka heli jireen Sida La aaminsanyahay.

* khilaafaad Soo kala dhax galay Hogaamiyaasha Soomaalida ah Dhaxdooda Iyo Waliba Horjoogayaasha Ajnabiga taasi Oo dhowr jeer Soo Daahirtay Qaarkoodna Ay baahiyeen Oo xal laga gaari waayay.

* Kala shaki Soo kala dhax galay Qaar kamid ah Hogaamiyaasha Kooxdaasi Kadib Markii Mareykanka Uu dul dhigay Lacago Fara badan Qaar kamid ah Madaxda Alshabaab.

* Kalsoonidii Shacabka Oo ay Lumiyeen Kadib Cadaadis Iyo Caburin Kooxdaasi U geysatay bulshada, oo Ay kamid tahay Qal qal galin kadib Markii Qaar badan qoor Gooyeen Oo ay Qaleen.

Inkastoo Dadka Ay saadaalinayaan Qataro Fara badan Oo Kooxdan Laga filan Karo, hadane Waxaa la eegayaa Sida Dowladda Soomaaliya U baajiso Weerarada Ka imaan kara Kooxdaasi Oo hadda Awoodeeedii Ciidan La wiiqay.

Cabdicasiis Axmed Barrow

12 Responses to Alshabaab Firxataye Maxaa laga Filan Karaa?. Faallo Xasaasi ah

  1. Seful cadli says:

    Wargal warbahinta yahuuda iyo mid karidobay dinta kuna ibsaday shilimad yar dintisa afkoda qurunka kasobaxay muxu udhimikara ahlu towxidka wa maya waxad lamid tihin ama kasixuntihinba ey qeyliyayay

  2. habagidir says:

    Sxb waa maqaal dhab saxna ah. lkn waxaan ku oran lahaa c/aziz isu badnaw waa hadii somali joogto.

  3. Muctasim says:

    C/sicsi tug qaa in an insha alah awoda mujhdinta way jogtaaa ha umalay in an ka maqanahay mel kasta oo aan ka baxno

  4. Ramadan says:

    Naclatullahi calaykuma gala wax madhantan mxad mujahidinta afkina garsiyay insha alah galo wey jabi somaliyana sharecada islamka lagumamuli

  5. waddani says:

    SCW
    marka ugu horeyso al shabaab wax eey ka goyn karto ma jiri doonto waa uu dhamaatey wax shabaab la dhaho inu soo laabto waayo shacibka somaliyeed waxey rabaan waa dowlad caadil ah marka shabaab waala arkey waxey ahaayen ma umaleynayo qof fiyoow inu shabaab noqon doono dhanka kale ku dhufo ka dhaqaaji xalbuuxo ayaa lo haaya ma ahan wax weyn waala xalin karaa somali waa 10 milyan waa lisyiqaana w qof walibo howshisa waala og yahay harta sii fiican ha ukala firxadaan marka midbo midka kale war iyo wacaal uwaayo halhal ayaa laso socsooci doona insha allah ma ahan somali meel lagu dhuuman karo waayo dadka somali meel ey joogin ma jirto dhulka somali walso sheegi doona dowlada waxaan ka codsan lahaa hubka ha aruuriso shacabka hubka guryaha ku heystan halaga qaado hala waayo wax xabad ah oo meel iska taasho ciidamada bada hala dhiso hana la qalabeyo kadib shabaab meeshey wax kaso galaan hala arkoileen kenya iyo itoobiya i jabuuti ma umaleynayo iney waqti xaadirkaan wax kaso gali karaan yaan war kugu daalinin shabaab waa uu dhamaatey

  6. Shabab waa gaalo godane waa qaniis gaal ah dabada ayaa laga wasaa waxana waso shangole shabab waa yahuud diin mahaayaan kuwaan taageeraa sidoo kale waa xaasaska godane habartiin wasa shabab naclatulah caleeyka shabab waa jabteen guuldaraa xagiina balaayo ayaa idan qabsatay

  7. Mohaa says:

    Beladweyn midka isku shegaayo afka edab uyel by naftaadana haku qamarin

  8. KUFRI DÍID says:

    C.aziz gal rac aya tahay takale mujahidintu uma daglamen wadam dhuk degameysi wax ey raba wa in ey alah rali galiyan galada mutadinta munafiqin sida warqad o kale iney layan dilan qarxiyan camaliyad ku sameyan takale wax la dhaho somalia majirto wadankan wa jogo wa gal iyo muslim mid halagu feelo (waliya Laye

  9. Kismayo says:

    Warya duqonyahow oo nacaska ah xita aan aqoonin sid somaliga lo qoro muslimiinta af lagadada kada dhinaca kale wax yahuda aad kutilmameyso ma aha lakin adiga aya yahudi ah cdawga ilah aya tahay wayo waxd tagertay murtadinta kufarta alle waxu yiriان الكافرين كانولكم عدوامبيناgalado waa cadawgiin weyani ayu dhehe alle magalo miyad garab siineysa mise musliminta cid alla cidi galo garab siisaye wa murtad allah aya cadeyi wuxu yiriومن يتولهم منكم فانه منهمcidii galo garab unuqatayi ayaga ayu kamidyahay hadal ka ilah mel lodhafa miya jirta iska ilali ha kugalowin

  10. 45 says:

    Asc dhamaan bahda warqaad
    haatan waxa lagaaray xili layirado maxaa lagafilan karaa al shabaab taasina waxay natusey saa dhamaashada al shabaab
    marka waxaanleeyahay cidii taageersan waxaad kusocotaa wrong way asc

  11. To beledweyn jecel doqon. Batahay qanis iyo wax lamida aha. Shaqadad waxa yaqan wa habargidir ogow wali way jogaaan tii lagugu so sameyay ha ilabiin doqon ma hada xorowday sow adigi xolaha cml lo dhaqanjiray ma manta nin noqotay. Alshaab. Miya afkada wax oga shegikarta ado xawadle ah war nolosha isku aaas

  12. Deyniile says:

    Warya beledweyn gaal ada eh doqonyahow xunka o afrikanta ku wasto malin walbo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII