Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada Jubooyinka ee Koofurta Soomaaliya ayaa siweyn uga soo horjeestay faragalin ay sheegeen in dowladda Ethiopia maamul u sameynta goboladaasi.
Xubno ka tirsan waxgaradka iyo siyaasiyiinta gobolada Jubooyinka oo lahadlay warfidiyeenka ayaa u sheegay in ay aad u dhaliilayaan talaabada dowladda Ethiopia ay ku faragalineyso maamul u sameynta Jubooyinka.
Mid ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo horjeeda Jubooyinka ayaa sheegay in wax aan loo dul qaadan Karin ay tahay in Ethiopia oo dhulkeedii u taagweysay ay soo faragaliso koofurta Soomaaliya oo markii hore qatyaan laga taagnaa dowladda Kenya.
“Ethiopia malahan dhulkaan manamaamuli doonto, maxaayeelay iyadaaba dhulkii ay sheeganaysay maamuli weysan, waxaad la socotaan maalmahan in jahwareer uu naga heysto Kenya, marka Ethiopia yaysan noogu darsamin.” Sidaasi waxaa sheegay mid kamid ah Siyaasiyiinta Jubooyinka oo diiday in Magaciisa la sheego.
Sikastaba hadalka Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka ka soo jeeda Jubooyinka ayaa imaanaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay dowladda Ethiopia iclaamisay in ay ka qeyb qaadaneyso maamul u sameynta gobolada Jubooyinka ee Koofurta Soomaaliya.
Midkan Jubbooyinka sheeganaayo wa benaale ben badan,fuck ur mather dheh!
Kenya malaga soo hor jesto faragalinteda
sxbayaaal Ethiopia waxbo kaama rabto ee adigu xageed wax u wadaa fadlan ma waxaad diidan tahay dadkaas aaayahooda ka tashanaya mise waxaad tahay cadowga Daarood?
Aderayal dida ama hadidina wadanki somalia faraha ayu ka baxey kenya iyo ethiopia waxa dabada ka rixayo wadamada shisheye u kaw ka yahey marekanka waxana sabab u ah in wadanka la qabsado kuwa dowlad fadaralka la dhaho o rer kalbedka dhodhobtey ti rabi wa mesheda allow xoji kuwa ka so horjedo galada isbaheysatey iyo murtadinta
Kaxkaxkxkkaxkxkaxkaxja kulaha nin kasohorjeda jubooyinka hadana diiday magacisa inuushego haduu itobiya iyo kenya saas ugabaqayo muu iska Aamuso abaaha kuwas talow mahawiya,midakale kenya and ethoipia ayaga ayaa laga amarqadan becourse dowladaba ayaga ayadhisay dhulkana ayaga joga ninki kahadlaya juboyinka umusan dhalanin juboyinka
Kkkk waligawa qeyli maxa kenya iyo itobiya ku kala gadisanyihn 2dawa wa gaale wa daremi karna dadka leh itobiya yeysan faragilin wa dad kenya rawa inay siiyan dhulka mana laga yelayo hadad kenya keenta anagane itoobiya iyo jabouti yugandha inan kena wax naga mancinayo ma leh sxb itoobiya dowlada somaliyed iyo shacbka somaliyed aya rawa maxayelay iyada qabiil ma tagereyso dhulne naga qadanmeyso lkn kenya fara ku godan
Ninkaas mawaxaa adeer u ah farmaayo
Warqaad dinacbad hoshaa kamucaradheysaye, sas kuwad anagu waxba nagamahalabayo inshaalah,iyo damaan rer juboyinka.
eithipia waxay naga rabto lama yaqaan laakin waxaa ka si daran kenyta pp ayadu soomaliya wax ka yeelatay taasoo ay daliil u tahay ka dib markii ay ku doodeeen in kismaayo ayadu u taliso cadawgiina kala wareegeen
Ma waxaa lays lahaa maadaama howsha jubooyinka ogaaden horboodayo itoobiya way ka hor imaan dontaa marka dadkan hada qaylyaya awalna itobiya heshiiska la.ahaa kana faa iidaysan jiray khilaafka u dhaxeeyay itobiya iyo ogaaden waa in hada ay ogaadaan inay heshiiyen markaa yaan la qaylyin
Kkkkkkkkk yab Inta ay waden reer kismayo igad iyo kenyati ma waxa ugu so darsomay itobiya war wadankina maad dhisatan dooladina aya garab idin ku sinese maxa idin kadhigay daba dhilif le yaab
Taagerada ethiopia waansodhawaynaynaa odayashan jubaland ma matalaan alshabaab alshaydaan bay matalaan ee yaa waxidinka dhagaysan warqaadna arinta kismaayo ee habarwalba aadleedihiin jubooyinkuu kasojeda joojiya haday vila somalia wanaaga jubooyinka iyo wadaninimo kajirto maysa kismaayo usoodirteen wafdi kumagacaaban qaranka somalia oo uu hogaaminayo goobaale iyo indhacade iyo mediaha tuugada ah hadii garoonka lagulaynin bey nasiib lahayeen. Kenya iyo ethiopia waa igad waxaan isladiidanahayna majiro gacma furan haile dasalange
Waxaan layabay waxa ey donayaan kiniya iyo shabashida waxan idinlenahay haku lug goina isku daygina anagana waxaan dooneynaa dhulka aad naga heysataan oo dadkena lagu gumesto dadka daba dilifka idin ahana ninka nabadonka shegtay ee dhahay juboyinka itobia xaq uleh tariqda iney qoreyso ha ogado waan maxkamaden donaa insha ahaa
what about kenya is it apart of somalia
Somali iyadaa is qaban wayday wax dhisan wayday qabiil baa madax maray haddana dhamaantood waxay ka siman yihiin wax walba ugu daran kooxda burcad diimeedka. Anniga waxaan dhihi lahaa dadkaan leh somalinimo taa waxay dhimatay 21 sano ka hor waxaa hadda la jogaa gobol walba in uu hashiis la galo dawlado kale si aay noo maamulaan dhulkaana iyaga ilaalsadaan inta laga gaarayo inta dawlado kale isku qabsadaan oo isku dagaalaan iyagoo sheeganaya gobolkaan anniga ayuu ii qorsheesnaa marka ha la iska iloobo soomalinimo
sxb cabddale runta ayaad kahadashay kuwaan. nacnaclehna ha isdaaliyeen xaqiiqda waa sida cabdale sheegay
WADI awalba daarood laan gaab ah aad eheed mida kale HAWIYE ader madaxdada waye ee aabe dheh daarood awalba gumesi raac uu ahaa ogaadena maba kusii jiro warka joojiya hadi kale waxa idin balamina mar 2aad xeradii OTAANGA AHAHAHAHAHAH.
dhilaa kudhashee kalabax daarood afka adaa xerooyinka garawe gabdhahaaga laguwasaaye sxb waxaad ogaataa in aad waligaa kujireysid baahida kuhayso meelwalbana aan kaaga hooreeyo madax kulahaa orod dameerahaaga raaco duliyow dabada madow war kuqosla kkkkkkkkkkk
Maxaa fadaro mesha iskugu timid waa wax sino kuwada dhashay nacalaa dhalay ogadeen aqli xumaa etobiya iyo kenya dabbd ku keni laheedeen sida aad udaba socoteen ma waxaad umaleysen wadanka kenyada iyo etobiyadi idin wasi jirtay in aay leeyihiin
Itobiyo iyo inta tageyeri waa gaal iyo gaal kalkaal insha alaah.hadii shati qaba il soo gishato qabiil nimo ayan kaga sareyna wadanka hadii itobiyo aytagan tahayna reer juboyinka ayay u dhaxeysaa talasi
Anaga gumesi marabno somaliba rabna ogaaaden iyo majerten gumesi jecelka daya oo imaada casimadi daalka. Anagaba wadani jaceelba casimada u tagnay viva saomali oo mid ah ogadeen xorobay majeerten qabil iskadayay
HADAA TAHAY NIN QORAA AH KA DHOWRSANOW ISKU DIR UMADA INAAD ISKU KEENTO MAAHEE ETHIOPIA WAA WADAN GOONI SOMAALIYANA WAXA EEY KA SHEEGTAY MAAHAN SIDA AAD U QORTAY WAXA UU YIRI REYSAL WASAARAHA ETHIOPIA WAANU WADA OGNAHAY WAXA WERIYAASHA LOO QAARAJIYO MAR MAR WAA IS TAAHILAAN ILEEN WAXUU RABUU SHEEGAA
Wiil gedo nacalla hoyadaa iyo asalkii aabahaabakuyaale ogaden mahooyada markuudiiday in uu waso ayaad cayi ayahaw aygu dhalay kasoobax caydhakudilootay oo ogaden tuugso somaliwayn waanasab cayna igamagaydo lkn waxanlahadlayaa aygan sheegtay wiil gedo ee ogaden nacladaya somalidakale igarali ahada madoonayn in aankahadlo qabil lkn ninwalooba isqanjiidhi hadaad dareemi waydo qaladka anaale nin waliba wuukaxuman nin xun oo xili walba qabil kiisa caynaya
Ethopia wan soo dhaweeynaa waayo jubooyinka waxaa looga maara la,yahay geeley Onlf ah oo ka soo yaacday Kilillka shanaad iyo kenyati xun o bartay wasmada gabdhaha Garissd, waxaaas cayayaankd ah ayay nadiifineeysa itoobiya
Daarood waa tashaday,wuxuuna kutashaday Inuu hawiye iyo isaaq laad la dhaco,wuxuu doono ha soo kaxaystee.
hadaan fahmay bal eeg tashuushka lagu furaayo jubland adeer itobiya kenya waa deris jecel iney nabad kaa helaan ee bal jabuuti iyo damul jadiid
Ogaadenow isku daarood manihine daarodka aad tihiin soo cadeeya
Somaali nacaybka idinka buuxo anaka naguma jiro
Shisheeye udabo dhaqa aad tihiina anaka ma nihin
Markaas isku doonba inama qaado
Hadaad kenya rabtaan inaad wax ku maamulataana
Anakana itobiya oo macal kenyadiina idin aamusiin ayaanu wax ku maamulan
Hadiikale soomaalida soo raaca oo muqdisho imaada idinkoo kabaha madaxa kusita
Soomaliduse yeeli mayso inay adoontu gabdhaha kismaayo suuqa ku kufsadaan oo ay somaliya kenaan dhaqankay gaarisa uga barteen
kkkkkkkkkkk warkuwaan yaan loojawabin waa kuwo gumeysi kudhashaye wuxu xabashi ayaa dhashay ma istiraahden