Maamulka degmada Kismaayo ayaa maanta isugu wacay suxufiyiin aan tiro badnayn oo kula shiray mid kamid ah hoteellada ku yaala Kismaayo gaar ahaan Hotel Kismaayo.
Shirka oo ahaa mid ay albaabadu u xirnaayeen waxaa isugu yeeray suxufiyiinta C/Laahi Qaldaan oo ah madaxa arrimaha bulshada ee degmada Kismaayo iyo afhayeenka maamulka C/Naasir Seeraar.
Labada mas’uul waxay suxufiyiintii tirada yaraa ee shirkaas ka qayb galay ku amreen inaysan wax war ah diri karin tan iyo inta uu maamulku fasaxayo.
Lama caddayn sababta keentay in warbaahinta la afqabto oo loo diido inay shaqadooda gutaan, sidoo kale masuuliyiinta matalaysa maamulka degmada maysan sheegin waxay qoonsadeen maamulku.
Waa falkii ugu horreeyay ee maamulka degmada uu ku xakamaynayo shaqada saxaafadda oo markii horeba aan lugo fiican ku taagnayn. Laakiin waxaa la isweydiinayaa maxaa xigi doona?
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Waxaan la ogaleen wariye ayaan ahay iyo borobokaandaan fidin oo mucaaradnimo ah seefta ayaa qaadeysaa qofkii falkaas laguhelo.
Haka yeelina inaay idinka qoraan war qalad ah hadii ay raaci wayan amarka maamulka magaalada kasaara
waa quman yihiin waxan saxaafad iyo saxafi toona somalia majoogo waana dhuuni qaatayaal danahooda fushado ayagoo ku mar mar soonaayo saxafinimo anu waxaan leeyahay dhibaatada somalia wariyaa ka masuul ah wariyaana halkaa dhigay kuwan waxa ay hayaan haduu aduunka ogaan lahaa xataa layntooda wuu fasaxi lahaa Waa QABYAALAD LAALUUSHQAATE IYO QARAN DUMIYE QABIIL USHAQAYSTA YAAL IS BAHAYSTAY by
Wan kaxumahay lkn sababtu waxay tahay. Beentodii ya badatay. Iyo ka firsasho la.antodii
Been abuurka iyo xasidnimada aadnatusteen eed qortaan awgeed ayaa laidinka mamnuucaya zona jubooyinka oodhan beenqaad, shabelle, warkii, dayniile,dhacdo,bulshoweyn Iwm warant of arrest ayaa laidin soosaaray intaa wax ushaqeeyo hadan kismaayo kuaragno zu ayaan idinku dilaynaa waa weerar dhanka mediaha ah baadnagu heysaane ma waxaad rabteen in laidinku hambalyeyo. Never ever humiliate and deshouner pple of jubaland. First warning second notice and third prrm u dead as a stone viva 2099 viva me
Waxa wariyayasha shaqadoda lo jojiyay waxaa loo didiyaa inay ka warbixiyaan arimaha magalada ka jiro ugu horeeyso dhuxusha laga dhofiyo dagada kismayo
acs aniga waxan dhihi lahay war bahinta isku mid ma aha lakin waxa jira kuwu tira yar oo waxay raban iska sheeko kuwa isga fijiya waxad arki kuwu. dhahaya warka waxa no sodiray wariye joga kismayo oo magacisa qariyay benta bal ega wariya yasha iska ilaliya markad wax sheegeysan guri ka so qufuta margad dhameysatana. sidaya
arintan waxaa kadanbeyso dowlada kenya oo dooneysa foolxumada iyo gabood falka shacabka somaliyeed ugeysaneyso in aanan waxba laga ogaanin taasna layaab malahan waa dhaqan lagu yaqaan gumaastaha lakin waxaan leeyahay ninba maalintiisa ayaa madfac loo ridaa kenya maalinteena ayaan ka aarsandoonaa insha allah wabilaah towfiiq
Kkkkkkkkkkkkkkk ala yaa iiqosla
Ragow ma dooni mucaawino reer kismaayo loo keenay ayaa larabaa in loo tahriibiyo dhoobley
Ala nimanka yaa kismaayo ufujiya oo u geeya IFO iyo XAGARDHEER dhaxdooda
Ama saxaafada afka kaxira ama wariyayaasha kasoo raafaba
Waa uun la ogaan bililiqada aad kismaayo kawadaan