Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Nin Al Shabaab xiriir la leh oo lagu Xakumay 10-sano oo Xabsi ah dalka Maraykanka

Maxkamada ku taala Magaalada Chicago ee dalka Maraykanka ayaa Xakun xabsi ah oo gaaraya 10-sano waxa ay ku riday Nin lagu eedeeyay in uu qorsheynayay uu u tababarta Xarakada Al Shabaab ee kadagaalanta Soomaaliya.

Maxkamada ayaa sheegtay in Ninkan oo lagu Magacaabo Shaker Masri uu doonayay markii uu tababarto ka dib uu fuliyo weerar Ismiidaamin iyo weeraro kale oo argagixso ah taasi oo wax u dhimeysa Maraykanka.

Shaker Masri oo 29-sano jir ah ayaa lagu xakumay 10-sano markii uu qirtay danbigiisa waxaana FBI Marykanka oo dabalgal ku sameysan Ninkani ay sheegtay uu ku taamayay in Al Shabaab uu ku biro.

Al Shabaab ayaa waxa ay ku qal qaalisaan dhalinyarada Soomaalida ee dibada ku nool iyo kuwa Ajaanibta ah in ay ku soo biraan dagaalada ay ka hurineyso Soomaaliya inkastoo hada lag itaal roonaaday oo laga qabsaday Magaalooyin badan.

 

One Response to Nin Al Shabaab xiriir la leh oo lagu Xakumay 10-sano oo Xabsi ah dalka Maraykanka

  1. Al shabab waa niman mayil adag oo dantoda keliye fiiranaya ma.aha waxay udagaalamayaa diin waa niman caloshoda u shaqeysta hadan kooda uga sareya uma awodo biil naagihisa naagtiina kamataig karto waabadilayaanba waxayba leeyihin sirbey bixinayaan marka walalayal inta kujirta al sh.a Iyo inta uhaqaltaageysa halaiska ilaaliyo nimankaa waacadow caloshoda ushaqeysta anigaa kamid ah manajoogi karo man katagi karo waxay yihin inaan sheego moye wax kaloo qaban karo majirto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII