Dad badan ayaa isweydiinayay fikirka ay dowlada Itoobiya ka qaadan doonto howsha maamul usamaynta gobollada Jubbooyinka oo muran uu ka taagnaa.
Hase ahaatee R/wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka hadlay maamul u sameynat gobollada Jubbooyinka ee koonfruta Soomaaliya.
R/wasaare Desalegn oo wareysi uu siiyay TV-ga Al-jazeera ayaa sheegay in maamul u sameynta Jubooyinka ay u taalla dowladda Soomaaliya, ismalarkaana arrintaas ay ka wada hadlaeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud.
“Madaxweynaha Soomaaliya markii uu halkan noogu yimid waxaan ka doodnay arrimaha Jubbooyinka; waxaana isla garanay in loo sameeyo maamul ay ku jiraan dhammaan beelaha Soomaalida, waana kaas mowqifka Kenya ee Jubbooyinka ku aaddan,” ayuu yiri R/wasaare Desalegn.
R/wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in Kenya ka mid tahay urur goboleedka IGAD qorshaheeduna uu yahay in Jubbooyinka loo sameeyo maamul ay ka dhex-muuqdaan dhammaan beelaha ku nool gobolladaas.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa tilmaamay inaysan wax wanaagsan ahayn in lagu eedeeyo Kenya inay taageerto qabiil gaar ah oo ku nool Jubbooyinka, isagoo xusay in madaxweynaha Soomaaliya ay aad uga doodeen arrinta ka taagan gobollada Jubbooyinka.
Maamul u sameynta Jubooyinka ayaa weli ah mid aan lagu guuleysan, iyadoo arrintaas ay faraha kula jiraan dalalka Kenya iyo Itoobiya oo loo kala xaglinayo qeybaha hubeysan ee Jubooyinka iyo Gedo kula dagaallama Alshabaab.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
markii hore somalidu miyaysan ogen arintaan inay kenya iyo ethio ka midaysan yihiin? mise caqligiina isku diraad islahaydeen 2 gaal o iska kiin xiga. doqomo somali o qabiil isku cuntay.
[...] Dowlada Itoobiya ayaa taageertay maamul usamaynta laga wado gobollada Jubbooyinka iyadoo Ra’isul Wasaraaheeda uu sheegay inuu ka qeyb qaadan doono. Like this:LikeBe the first to like this. [...]
[...] Dowlada Itoobiya ayaa taageertay maamul usamaynta laga wado gobollada Jubbooyinka iyadoo Ra’isul Wasaraaheeda uu sheegay inuu ka qeyb qaadan doono KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH [...]
Warqaad qabilada loo kala xaqlinayo qabilkada miya kamid ah, midakale itoobiyo iyo kenya ogaden ayaa kataliya asagana mesha ayaga rabaan ayey dowladu raaci dowlada hasan xolo haday tageeri weeyo jubaland waxan oga baahanahay meleh,fuck up hawiye iyo wixi raacsan
Ninkagan la magac baxay DOBLEY waxan kushegaya DOBLEY wa tulo magaced horta baro,wax lagufano ma ahan.mida xigta OGADEN muxu yahay? Wa dad lagumeysta kenyaðopia mana ka hor imani karan taladhodha.hadi kale NO Borish no busto no canabore.kkkkkkkkkk
Itobiya iyo kenya waxay kamidyihin mamul gobaleka igad wana taagersanahay handaan nahay jubaland stae midakale qabilada qayladu kadhamaatay fadlan Absame kusofayla, otherwise stop crying
ABSAME,ABSAME,ABSAME.what is absame? A-AFRICAN B-BULLS in S-SOMALIA A-ALWAYS M-MILKING 4 E-ETHOPIANS.so u r de bulls of both kenya& ethopians.u r de pple who r still crying since they were born up 2 these new millinium 21century so,when ‘ll stop ur crying de world is ending U R FAKE PPLE COLLECTED 4RM DIFFERENT WEAK PPLE KKKKKKKKKKKKKKKKK
PM ETHIOPIA WUXU UHADLE SI CADALAD AH O MASULNIMO AH WANA SIDAY TAHAY EE LAKIN MORYANTA DEGAN XAMAR HAKADAYAN QASKA AY KUWADAAN JUBALAND. ISBAARO ,DHAC , DIL, DOWLAD LA AN YAD RABTAN INAGUNA WAN IDINKA DIDNEY
[...] Dowlada Itoobiya ayaa taageertay maamul usamaynta laga wado gobollada Jubbooyinka iyadoo Ra’isul Wasaraaheeda uu sheegay inuu ka qeyb qaadan doono. [...]
Nagizarbajuu nagiya badad ante. Madaxwaynaha ismaamulka somalida mr ileey iyo madaxweynaha federalka ethiopia haile deselange thank u for u support to jubaland state of somalia. Waanadkucasumantihii maalinka caleemasaarka jubaland state. Waad mahadsantihiin intahorumarka iyo nabada jecel. U a all invited to the inaguration of jubaland state
Dastarka dalka ayaaba leh nin walbo gobolkiisa iyo tuuladisa maamul hadhisto marka why kismaayo ethiopia kenya iya igad dhan military iyo dhan dhaqaale umbay nagataageere bcoz of lamu dakada wayn ee lagadhisayo amaan uhesho aniguna maamul uyeelano eey lajaan qaado igad so why this a big issue for ulusow haduu daarood nacayb kujirin ayuu booqasho kutagi lahaa kismaayo ama garoowe sida uu utagay baydhabo iyo hiiraan. Inti uu umada iskukeeni lahaa dasturkana kudhaqmi lahaa ayuu 3bilood siyaasadiisi noqotay kismaayo. Wow saqiir iyo kabiir rer jubaland waxaygarabtaagan yhiin jubaland state
Digniin ilka dheer waxa aad wadaan waa wixi 91ki hawiye waa taqanaan waa madaxdina waa madaxdi dalka somalia ugu horeysay soo raaca hadii kale sida adonta idin guban iyo xabashida ayan idin gubeynaa waxad ogtihin in qabyaalada darod hodka galisay ilka dherna waligod qaxoti ayey ahayen xeryaha borasha ku caba war hoy somali dhinac ka raaca hawiye mataqanane
Xasan duufle hakudadato kenya iyo itöbiya ayaba kaga dhow juboyinka cadifigi kudhalay was adiyo muryan taadaba akh akh gurgurte