Kadib markii dowlada Itoobiya ay ku dhawaaqday in ay raali ka tahay qorshaha maamul usamaynta Jubbooyinka ayaa waxaa arintaas ka hadlay mid kamid ah nabadoonada Kismaayo.
Suldaan Xuseen Xasan Naaleeye ayaa isagoo kusugan magaalada Kismaayo waxaa uu sheegay in Itoobiya ay kusoo gardaroonayso Soomaaliya shaqana aysan ku lahayn howsha maamul usamaynta Jubbooyinka.
Waxaa uu sheegay in maamul usamaynta Jubbooyinka ay tahay howl utaal shacabka goboladaas dega Itoobiyana aysan wax masuuliad ah ka saarneyn.
Hadalkan ayaa kusoo aadaya xili Ra’isul Wasaaraha Itoobiya uu sheegay inuu taageersan yahay qorshaha maamul usamaynta Jubbooyinka ay IGAD wado.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email: Warqaad@hotmail.co.uk
Itoobiya maxaa kagaley maamulada gawalada soomaliya daka ku fakirsan maamul ay gaalkan itoobiyaanka ah uu sameeyey nawad ayuu keenaa, waa fikrad qaldan.
Suldankas majogo kismayo ee waxaan umaley duurka kismayo inuu kahadlay anway odayasha waxan ushegaya ineytageran howsha aywadan raskamboni hadikale jail wajiraa kismayo,kenya itobiya waan tagereyna hadanahay jubada /hose marka si asluble cidi kujogi weydaa reporation aya lasameyn uga baxayan 24hours gudohod
ninkaa kismaayo ka hadlay hadee yuu u hadlay
inkastoo keenya iyo itoobiyaba ayan xaq ulahayn in ay faraha lasoo galaan maamulka loo samaynayo jubooyinka hadana wax macna ah ma lahan itoobiya iyo keenya ogalaashahooda waayo dadka u dhashay jubooyinka iyo Gedo maamul ay ku midaysanyihiin way dhisanayaan
odaygu se qoladee ayuu u hadlayaa ha is cadeeyo
war waa hal gaaljecel ah saan ugartay war dadkaada wax laqaybso meeshaan hadii ay daarood ku heshiiyaan dadka kale way ku qasban yihiin in ay raacaan
kkk hiiraan iyo shabeele kulahaa orad aad yaa ku haysta
Ethiopia for ever
guul guul Ethiopian / Kenya + JUBALAND STATE
Madalke nalaleeyihiin marke dhahayan mamula losameyna war hadad damiir laheynin o xaqiina lagutumanaayo wlh waa no life e afka katuma gaalada lkn waxa layaabanaha sawabte ugu hadleyso dalkeyda dal aanan eheynin waa waxan anaga nagala arkay e bulshoy marnaba haqadanina
Maxaad labuuqeysan xaylamaryam dasaley wuxuu ku hadlayaa codka cabdi maxamud cumar cabdi iley marka kenya iyo ethiopia dan wayn ayaa ka dhaxeysa oo dakada laamuu ayaa ethiopia la siiyay jubanland waxaa la siiyay ogaden si nabada dagadaa u hagaagto waadna arki doontaa ogaadeen ooleh baraawe anagaa maamuli waa sayku socoto waa yo damaca ogaadeen waxaa horboodaya wadamada dariska la ah somaliya oo raba in ay ogaadeen meel isagajeediyaan dagaal ayuu kaden wayayee marqaylo ma jirtee aamusa
Odaygan xaguu matalaa nowhereland ogaden iyo ethiopia waaheshiis. Ethiopiana waa xubin igad kamid ah. Marka waxkale mahaysaan oodkugalangalataan dabcan hadana kumarmarsiyooda burkina faso iyo madascar. Adeer maamulkan tagtaye yaan laidin arkin idinkoo awlibaax iyo madobe ukaladhumanaya e jubaland dushaye allow nabade yuusan baska juba idinkatagin panda twende pepay pepa pepa
tuug xun oo hawiye ah weeye kan hadlaya itoobiya iyo kenyana DAAROOD weyne ayaa jooga kana taliya adigana kuu talin dooonaa adeer
Who the hell is this oldman he dont represent people of jubaland state may he represent alshaydaan. To hell oldguy. Welcome ethiopia welcome all inta horumarka maamulka law and order jecel thanx daselange ina ileey puntland kenya prime minister shirdoon for the support of jubalandstate
Sxb wiil diini ugaas kismayo ogaden malaha ethopia iyo kenyana qasab kugu masin garaan sxb kismayo maamul u sameyntedana beelaha dego iyo dowlada dhexe somalia ayay u talaa aderkaa ahmad madowena shalay dagada oomo iyo shaabo ayuu ku dhaqay k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Ogaden markí horeba fulinimadaan waa lagu ogaa sxb
Warqaad sxb wan ku gartay qabiil ayada u adeegtaa qurumin aya tìhin
I will not use your web agin by by by the customer is the king
Waa aaqiirulsaman hadaan anaga o soomali ah axmaaro iyo kikuyu jaluo an yasi jirney hada nootalin rabaan
Waa wax lala yaabo ogaaden&majeerteen hadey leeyihiin jubooyinka gede &garwe makale joogte mesha dadka leh waa cadahay ayaga ayaa maamuli doona
iska hadla awalba kismaayo raganimo aad leedihiin kuma eydaan imaan anaga hadaa nahay mareexaan raganimadeena ayaan kumeel mareynaa dadkan kahadlaya kenya iyo ethiopia wax idinka quseeya maleh adigoo xumoo musqulaha dhaqa dowlado kaa ilbaxsan wax uma sheegeysid afkana suubsada gun gun dhashay ayaa tihiin hadey ciidanka kenya ama ethiopia wadan qabsadaan mwaxaad leedihiin anagey noo shaqeenayaan anagaa kensanay kkkkk waa wax lagu qoslo of caqli iyo awood ku dheer inaat tiraahdaa anaa wato shisheeye kabaha loo caseeyo musqulaha loo dhaqo sharaf maaha hadey agtiina sharaf katahay hana sheeganina magaca daaroodna noo daaya gunyahey guntu dhashay dadka aan lahadayo wey isyaqaaniin anigu cidna ma aflagaadeynayo wiil beeshaada ah markuu magaalo ama gobol qabsado kabacdi dheh hadaa nahay reer hebel waxaa nahay laan dheere lakin sodonkun oo ciidanka kenya ah ayaa kismaayo qabsaday ayaad leedahay ree hebel iyo qabiilkeyga nacalaa idinku yaal magaceena noodaaya gunyahey guntu dhashay hadaad qabiil kahadleysaan adinkoo raganimadiina kuhadlaya oo xaniinyihiina wata wiil daaroodna idiin dagaalamayo hadla gunyahey guntu dhashay by
Insha allah wadanka gaalada waanka xoreyn doona
Suldaanku bal wuxu kuhad layo daya oo hadaad diiday itobiya oo tiri maamul usameynta shaqo kuma leh mawaxaa kawacan kaad leedahay iGad iyo kenya war hadaad damacday inaad iibsato dhulkeena iibsan meysid ee doowlada xaqa ah ee somalia iyo itobiya oo daris ah ayaa arinta aad leedahay kenya iyo igaat aya disaya ka ahaanaya goobjoog kumana aamineyno waana qasab ineeyka qeyb qaadato itoobiya lasoco midaana midka sheegtay suldankow