Mid kamid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyed ee kusugan magaalada Kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in la masuq maasuqay Gar-gaarkii la keenay magaaladaas.
Suldaan Xuseen Xasan Naaleeye ayaa sheegay in dad gaar ah la siiyay gargaarkaas oo lagu kenay maraakiib kusoo xiratay dekada magaalada Kismaayo.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
musuqmaasuqay maxaa ka wadaaa waxan islama yaabayo afkaa i duleelo uu u hadlaaaa. Warka halka dhinac ah warqaad iska daaya teeda kale gargaarka doon yar lagu keenay imisa qof ayuu deeqaaaa.
Asc agyarta dhaman marka hore salan marka xigta wa kale lu insana waxa meshas joga cida dhunta wax kamagasha ogaden arintan waxe u tuksanen wa halahas bas wax wen ade arkan kama tagayan god by
walee hawiye iyoh KISMAYO waxbaa kala hest waxaa ulawan kali inay dagal soqadan ama xabad lakin tawar aya rewatay oo siyaasad DAAROOD kuma garan GAANDI AW = LIWAAX iyoh AXMAD MADOWE mahad aan dhamad laheyn ayan idan heyna inshaalah. qof XAMAR jooga intay waresten ayay leyihi waxu joga KISMAYO.
waa kuwee dadka gaarka ah
Warqaad warkiini wuxuu kukoobmay inaad in xun nagasheektaan iyo propaganda soomaha its ok waataa daraad lahaydeen gargaarki umada looqaybiyey alshabaab baa buulogaduud kagadhacday dadki hadaladiini umbaa isburinayo odaygana kolay jawaan qamadi wuu helaye kukale halugugu aamusiyo yuu isleeyahay.walaalow iyo wanag waxaad kuhelikarto hadaad qalad umarto u’ll never get even a cent war muqdisho maaragtaan miyaa haduu jiri lahaa koobka aduunka ee musuqmaasuqa muqdisho ayaa harcad guulaysatay. 22ki sano e ispaaro burcadbadeed iyo marbo shaargashanaysay anagu waxbaanbaranaynay nolosha dadwaxkafahmay baanahay thats y jubaland and puntland got the world support aankahayn xamar iyo ehelkeeda wali in sidan lagusiijiro baad rabtaan manayeelayno jubaland state wuu dhismay hadaad wanaag wadaan wellcome hadaad filimkiini hore wadaana ankalawaydaarane waraabow maalinwacan
Akhyaarta waad salaamantihiin, bacda salaan suxufinimadii iyo journalistinimadii markii uu wadankii burburay ayaa la kufsade uurkii uu ka qaaday wuxuu ku dhalay websaadyada soomaalidu leedahay oo dhan websaadkan warqaad waa faracii kasii farcamay ku waas you guys need to constructive media and don’t be deconstructive media that only focus on propaganda and baseless staff ok also you need to know why would someone accuse others? Most likely answers, would be he wants something
Dadka gaar ah waa rer dhunta lagu dhufay ama cagadherta hadda mamul isku sheegaayin.
Wa sax arinta masuqmasuq aya ka dhacay raashinka marka horewa qalada lo kenay maxayelay meel argagaxiso onlf qabsatay dadka degankane ka qaxen ma ahen in wax la keeno teeda kale
Waxan layabanahay dadkan siday uhadlayan hadu qufku cabasho sameyo dadkan ujawabaya wamaxay cawimada marer bakenay odaygu rer mashegin waxu kahadlay musuq masuq mesha kalataga dicifnimada inta hawiye darod haku meraysanin wax dantina kahadla
run buu sheegay odayga wixii aduunka keenay oo dhan reer xamr baa liqay iyo madaxdooda siib gudomiye tarsan
Kkkkkkkkk warqaad war horay ayaan u ogayn ita ogaadeen kismayo jogo in qofkale mucaawino indho saa rayne
Reer kismaayo hayska sabraan intay jogaan qoladan cayr qaadashada hidaha iyo dhaqanka uleh
Ciyaala qoxootigaan hawiye caynayow
Hadaad websitkan hawiye u nisbeyseen maad akhrintiisa iska dhaaftaan
Oo aad ku ekaataan kuwiina qora waxaad kuriyootaan
Ok sidokale iqyaarta waan salaamay salan kadib kaftankiina iyo wararka xaqiiqda ah waa labo nin darood ah oo ogadeen ah ayaa wuxuu kumahmahay laabada kismaanyo kada hadlaya qabri ayaay kaciyayaan marka fikirkaga waxaan u arkaa dadka somaliyeed inuuyahay mid kaliya ama kala wada ama iscaaya
Nin maba garan waxuu ka hadlaayo waxuu leyahay dad qabsaday mesha daganka ma ahan waxaan rabaa in aan idin shego in ninka gargarka u qabilsan mamulka ku mel garka ah aan isku galas ahaan jirnay jamal abdi nasir ayaan wada dhigan jiran mohamed sh yusuf waa rer calanley waana besha degaanka ah ee cormale ee caanaha iyo hilibka keena magalada marka hadii uu ninkaas degaan eheen yaa degaan ah? umadaan hada waay walatay ninkaan waa galti kismayo waxaa laga yabaa in uu ku soo qaxay waxuu ismodaa in uu u dhashay.