Mid kamid ah waxgaradka kasoo jeeda gobollada Jubbooyinka ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay xaq uleedahay in ay ka qeyb qaadato maamul usamaynta Jubbooyinka.
Nabadoon Geelle Maxamed Aadan ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay dal daris la ah Soomaaliya, walaalana ay yihiin kana qeyb qaadanayso maamul usamaynta Gobolladas.
Dowlada Itoobiya ayaa taageertay maamul usamaynta laga wado gobollada Jubbooyinka iyadoo Ra’isul Wasaraaheeda uu sheegay inuu ka qeyb qaadan doono.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
bal waxaan fiiriya doqonka ah! ma ethio iyo kenya aa nakala xigo atleast dowlada somaliyeed ayaa leh maamul usameenta jubooyinka maad dhahdid uuuuuuuuuuuf somali wataas!
Midkan dawlada leh waxan leeyahay aaway dawladda daacad ah maad dhahdid ururka damul jadiid waa afar sano xoolaha dadka jeebka la gashado doonaya ma kuwaasaa la aaamini karaa etobobya maa hee xata yahuud dhulka oo dhan ha qaadato
GAAL AYA GACAL I AH MICNAHA MA ADIGA GAL AH WAXAN AHAY RER KISMAYO WAXAN AHAY MUSLIM INTA QOF XAQA QIRAYA U DUNIDA JOGO GAL SO MA DHAWAYN DONO WAD TAHAY GELOW WAN OGA E TOWBADKEN INTA AY NAFTA KUGU JIRTO HADI KALE AQIRO WAXA YALA QABRIGA AYA KU ANFACAYA .
Kkkkk kaaly dadka jubonjinka dagal madad meesha qabsadaybaa mase dhamantood waa majnuuniin waa arin lalayaabo walaahi
Wax ad tahay ma jirto itobiya wax xaq ah kumalaho somalia b/c Mamulna noma samaynkarto mamul waxa nosamayn karo dadkena somaliyed ee itobiya hadhihin wa walalehena b/c wa wadan galo dinti ayn kukala takne in walal kunoqotay wax ad ogtahay majirane bilash aya nabadon lagudhahaye
Itoobia waxba kama aha jbnld waxaana haysta juba kenya onlf rasganbooni odayga hadlayna waxuu lamid yahay dameer ciyay cml
Waa dameer iska yeeri jubooyin ya iskaleh ma itoobiya leh mise dadka somaliyeed maxa kaquseya itoobiya jubooyinka waxa tusaale kugu filan adiga gobol itobiya ka mid ah mamul usameyntisa adi mayay kala tashani su,ashu wa mayo marka adeer gobolkan shacabka somaliyeed aya iska leh iyagana mamul usameysanay wabilaahi tofiiq
Iam waiting for along time to see the ethiopian and kenyans to glance in somalia khas ahan jubaland state waxaan kaloo aad ugu faraxsanahay dowlada kenya iyo itobiya oo tagersan besha Absame ,so that,those who dont suport our clan also we dont suport them that is the reality
walee salaadu meel ayeey iska qaban la.dahay maamul labada jubo iyo Gedo ay ku midoobaan in aynu dhisano nafta ayaan uhuraynaa geed kore iyo mid hooseba waan ufuulaynaa laakiin in jahwaeer ay dawladaha dariska ah ay nugu ridaan ma ahan teeda kale dawlada inoo dhalatay ayaa marqaati inoo ahaanaysa cadaaladana ilaalinaysa laakiin in dawladii iyo dadkii deegaanka ay dawladaha dariska ah ay isku diraan oo kismaayo dad wafdi somaliyeed ah laga soo celiyo IGAD na maalin walba ay kasoo dagto waa nasiib daro wax la aqbali karana ma.ahan laakiin waxaa layiri nin bukaa boqol utalisay somaliya wax ka haybaysanayo majirto ee aynu gobanimo ka xigno in la.isku kaaya diro (waan baahanahay bakhtiga looma cunee)
war nin asga eheen kismaayo waa uratay nuclear wax lagu dhugta ayay istahishaa ninkas waa yimid waana sheakanaa walee waa yaab galti waa bilaa imaan in dagaaal qado cirib tiara mooye reer waamo tashta
Odayahow ilaah waxan kaga baryeynaa cadaabta in ilaahay kuku fogeyo wayo talada adeey kujirta talada aad itoobiya aad karadineeyso maxay tahay ala haku qaribee war usku xishoo
Odayga jubo kamasoojeedo e cadaado ethiopia usheeg. Waxuu isleeyahay ogaden etiopia kudir. War ninka culusow soodhaweeyay waa madaxwayne ina ileey iyo waziirka hawlaha guud e dawlada fadalka hayle maryam oolabaduba kiamboniyiin ah dee kenyana waad ogtahayba, 12ka dal e laiskuyiraahdo IGAD xoghayaha guud maxabub macalin of garissa. Meelwalbo waankaajiraa xiligi ethiopia lagudhihi jiray onlf dhamaatay daradiin baan ethiopia ulaheshiiyay oo tangigi anaasaaran afarta sano e gurgurte kadibna waa madaxweynaha somalia mr madobe
Geele waad mahadsantahay waadna la haysataa qorshaha mar waa in aadan kasooo horjeysan hadii kale seefta aabo cabdi ilay ayaa qaadeysa ruuxii isqalqaloociyaa gabab aaw
Wa so dhaweyneyna hadalka nabadoonka jubooyinka ka so jeeda wa sax hadii kenya ka baxdo kismayo dowladane lagu warejiyo itoobiya wax wa laga sheegi kara lkn inta kenya jogta yahuuda xata wa so dhaweyneyna hadanu nahay rer kismayo kenya+ogaaden na heysto
War ileyn tan oo kale ciddii marexan ahayd wax kastaba ha ku qaadatee waxay rabaan degaan aaney shaqa ku lahayn adduunyaduna wada ogtahay in ay maamulkiisa lagu daro waana mida caalamku diidey
Maanta habargidir iyo mareexaan isku doon ayey saaran yihiin in somalia ay ka noqdaan others ama beri hore ayey jiri jireen nin kasta oo qori caaradiis wax ku raadiyana geeri gablan jahli dibudhac guul darro iyo gaajo ayaa u dambaysa waana waxa degaanadiina haysta had iyo jeer ninka qalinka wata ayaana ku leh ee maskaxdu ha shaqayso oo umadda la heshiiya nabadana qaata
Waxba ethiopia ha walaalaysan rag bey maskaxdooda iyo rabitaankooda ku shaqayneysaa caalamkana idin tusay in aad dhul boob iyo hanti boob ku socotaan
Sxb mareexaan adiga oo ogadeen ah miyaa tirtiri kara 10 nin oo mareexaan ah 100 nin oo ogadeen ah iska celin karto mida kale mamul usamenta juboyinka dowlada somaliya ayay u taalaa iyo madax weynaheena xasan sheekh marka adinkana kenya iyo ethipp ayaa la in ku celinayaa
Waa sax in uu sidaa dhaha waayo ciil ayaa kakeeney dabadoon geele dul aad leedahay oo wiil iyo hantiba aad kuwesay ayaa ninkistaba soosheeganayaa goboladan dowlad soomaliyeed xagey ku ogeyd waxaan u arkaa nololsha ay heleen in loodiidan yahay balse waxaan idin sheegay ninkii xabad kuyimaadana jawaabtii waa xabad ninkii nabad kuyimaadana jawaabtu waanbad xataa madex waynaha.
Osama gado ninka wato sxb ogaadeen iyo mareexaan way wada socdan waana hal mabda ee adiga marexan matihidee soo wareyso dadka in marexan iyo ogaadeen ay maanta isku danyihiin oo maamulkana waa uu kadhaxeeyaa ee kir ayaa lagu yiriyee marexan ha iskadhigin oo ogaden ha aflagadeen
Bal fiiriya dulmigaan
Mareexan wuxuu rabaa inuu juboyinka kuqabsado itobiya
Ogaadeena hure ayuu ugu qabsaday kismaayo ciidanka kenya
Labadan beelood iimanka ale haka qaado
In dad la dulmiyo lee ayuu kafikiraa wax garadkoodu
Ma itobiyaa nala leh wadanka mise kenya
Aakhirka waad ku fashilmi doontaan cawaanyahay
Warwaa yaab ee kismayo maxaa kadhigay meel laysku hasto maxaa loguriyonaya kismayo hadi larabo mamul usodhisay madaxwaynaha oo usamey qabilkisaa waan diidnay waxana nagadhaxeya xabad e iskadaaya calaacalka
Nacaskanleh 10 nin oo mareexana iyo 100 nin oo ogaadena walal waykufiicnaanlahayd sidaad sheegayso ooruna lkn waykugu dadsantahay madidakale cadhada kugudishay bananka kasobax laguuma ogee waxnalaqabso walalka shekadu manta waykawayntahay ogaden iyo marexane
gacmo wada jir bay wax kuqabtan,mahmah hora tiri kali madax tagna mel lagumagaro,,somali way isbaratay cid cid kahaybaysanaysana majirto e waxa mesha yala wa dantena ma firsana,ogadenow inta marexan iskarixa ad ledihin dhinacyadadakale eega, majeerten cadow kadhiciya carada kama dhawo puntland kasoke majoge hada cadow isqabatan mesha uguhorayso od qaylo dhansanayso wa mareexanka daga juboyinka iyo gedo,war hoy talada adiga kunol e iyada kugu manola,waxkasto od samaysan iyo dowladkasto od kentanba marexan meshas kama marnanayo o wa beel cudud wayn kuleh somali dhexdeda meshana xaqkuleh o dagta jagoyinka ugu sareyo way heli e cadow tinimada ad beraysan jojiya,hadan ujesto belaha kale e somaliyed aqyarey waxad qadan mahayno darood wa midobay xiligu la iskudirijirayna laso dhaf e ma iskukaya dayn kartan jawabtu haday ha tahay walaltinimo way jiri hadayse may tahay ceelka nabadi kuturno cidi kasoo bixin mayso viva jubbaland