Ku dhawaad lix ruux oo looga shakisan yahay in ay Shabaab yihiin ayaa gacanta lagu dhigay xili ay gudaha Kenya galin rabeen hub aad ubadan.
Hubkan ayaa waxaa ay isugu jiraan sedex bambo oo nooca gacanta laga tuuro ah, Labo bastoolad, 84 rasaas ah waxaana lagu qabtay xaduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya sidaas waxaa sheegay Gudomiyaha dagmada Garissa Maxamada Macalim oo saxaafada kula hadlayay gudaha magaaladaas.
Dadkan lixda ah e la qabtay ayaa waxaa ku jira labo haween ah, waxaana ay wateen gaari noociisu yahay Toyota Land cruiser, waxaana ay booliska ku qabteen xili ay ksoo gudbayeen deegaanka Lagdera
Afar ruux oo kamid ahaa dadkaas ayaa sidoo kale la sheegay in ay ka fakadeen goobta markii ay ciidamada rasaas ku fureen halka kuwa kalana gacanta lagu hayo
Gudoomiyaha magaalada Gaarisa ayaa sheegay in dhanka kale shacabka magaalada Gaarisa looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan sugida amaanka magaalada xili loo dabaaldagayo maalinta Xoriyada aduunka ee Jamhuriy Day.
Magaalada Gaarisa ayaa kamid ah magaalooyinka ugu badan ee ay falalka amaan xumada ah ka dhacaan gudaha dalka Kenya.
Warqaad.com/Nairobi Office
Email: Warqaad@hotmail.co.uk
Hawa wanawake muniletee mimi na wana ume belekeni kwa raskiamboni brigade wamalizwe kabisa. Naagaha igusoowareejia nimankana ciidanka raskamboni ugeeya haloodhamaystiree. Waasida layeeli kuwan iyo wixilaqabtoodhan halafooraariyo tit for tat is a fair game. Bakhtigoodana waxa lasiinaya the kenya police dogs unit eeyaha policeka
Hala qabto sharwada yaasha dhibkii ay ku hayeen soomaaliya ayay keenya usoo dhoosinayaan dulli inxun katalis ah weeye
Naagtuna halawaso nimankana halalaayo wacalada
This is what we are expecting you did good work pliz continue
KUWAAN HALA TOOGTO WAXEY ISTAAHILAAN INA MADAXA LAGA JARO NACALADI HAKU DHACDE KUWAAN HILIBKOODA HALA JARJARO
War wabentod walahi dadkan anagaranayo hubka walagu qabtay lakn dadki wate mesha weykabxsadan -dadkan o gari sosaran aya lawo nin dhaxda kasoracday iyagana mey ogen iney hub watan darawalki mar ki boliska jojiyan ayu dagay o lahadlaye .kuwi hubka waten aya waxey isdhahen wu ni fahmay o nigu diraya markasey garigi lacararen kadib boliska aya kasodawa baxay markasey bawurki kacararan boliskina dadki garga sarna ayey qabten.baldadweynow dadka maqaldanyihin
insha alah waan ka bax san doonaah hadana waxan u$hegayah galada khadka ka fade xayn islaamka iyo gaal ka wakiilka ka, ah warqaadna wan ku qaban doonaah adi iyo labtoga xun aad haysid