Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Gudoomiyaha barlamaanka Jabuuti iyo sababtii uu Muqdisho uyimid, Jawaari oo isna hadlay

ProGudoomiyaha barlamaanka dallka Jabuuti Idiris Arnaa’uud Cali ayaa maanta kaoso dagtay magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb galay kulankii ay lahaayeen mudanayasha barlamaanka Soomaaliya.

Pro Jawaaro Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay safarka gudoomiyaha barlamaanka Jabuuti isagoo soo dhaweeyay.

Riix Halkan si ad udhagaysato hadalka Pro Jawaari.

Idiris Arnaa’uud Cali oo ay la socdeen Xildhibaano reer Jabuuti ah ayaa khudbad dheer ka hor jeediyay xildhibaanada Soomaaliya isagoo si weyn ula dar daarmay.

Riix Halkan si aad hadalkiisa udhagaysato.

Kulanka maanta ee xildhibaanada Soomaaliya ayaa ahaa mid ka duwan kuwii hore iyadoo laga dheehan karay aqlaaqda fadhiga iyo dhagaysiga hadalka madaxda barlamaanka Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti,

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

3 Responses to DHAGAYSO: Gudoomiyaha barlamaanka Jabuuti iyo sababtii uu Muqdisho uyimid, Jawaari oo isna hadlay

  1. wamo boy says:

    Waa arin lagu farxo ona loo bahanyahay.

  2. jabuuti khayr mawado fidno umbeey lawareegi waayo somalida dhex uma aha way wadaa irirsimo aduunkana way khaldi

  3. shaahid5544 says:

    madaxwaynaha xasan dufle iyo raysalwasaaraha iyo wasiirada iyo baarlamaanka iyo waxa dowlada sheegtaba waa murtadiin dabadhilif gaalada u ah nacaladii allaah haku dhacdo dhamaantood, shariif murtad siduu uganda qaxoonti ugu noqday ayaa iyagana udanbeen doonta inshaa allaah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII