Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wiil Soomaali ah oo aad u yar oo lagu eedeeyay in uu kufsaday labo haweyn ah Maraykanka

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Salt Lake City, wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu labo dumar ah Kufsaday ayaa hooyadii ay beenisay waxaana lagu wadaa in Maxkamada la soo taago.

Wiilkan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Maxamed oo ay da’diisu tahay 15-sano jir ayaa waxaa la sheegay in haweynka uu kufsaday uu sidoo kale ka dhacay Lacag gaaraysa $ 400 oo dollar sida ay mid ka mid ah booliska u sheegtay.

Labada haweyn ee ee ku eedeeyanaya wiilkaasi in uu kufsaday ayaa Ciimada amaanka u sheegay in xiliga uu kufsiga u geysanayay uu watay hub sida ay hadalka u dhigeen laakiin booliska ayaa wali wada baaritaan la xiriira arintaani.

Maxamed Cali Maxamed ayaa wiil Soomaaliyeed oo muddo yar jooga Maraykanka waxaana uu ku dhashay Xiro Qaxooti oo ku taala dalka Yemen oo ay ku noolyihiin Qaxooti badan oo Soomaali ah.

Hada Maxamed Cali Maxamed oo ay da’diisu yartahay ayaa ku xareysan goob Caruuta aan gaarin 18 sano la geeyo si loogu sugsiiyo Maxkamad islamarkaana dacwadiisa loo qaado.

Dhibaatadan aya ka mid ah dhibaatoyin ugu badan ee Soomaalida qurbaha ku nool ku dhacda waxaana la sugayaa dhageysiga Maxkamada la soo saari doono wiilkan yar.

 

27 Responses to Wiil Soomaali ah oo aad u yar oo lagu eedeeyay in uu kufsaday labo haweyn ah Maraykanka

  1. Ugas yare says:

    asc walal wilka yarka wax dhib ah mageysanin galadu wabentey ilahna ha ka bad badiyo

  2. ahmed kismayo says:

    hala xiro wacelka

  3. Dhoobley says:

    Wilka waba yarye sebu laba haweynay kusay mise 2 jeer muyuu wasi karaa

  4. Waa sax adigaba is firi masmen karta ina hal mar laba nag labashasho adigo waliba galmo samenayo its not impospil

  5. yasin says:

    ragii somaliyeed kacsi baa waa lay naagihii cadaanka ah bay wasa yaan oo doonaya in la waso marka taas baa dhibta keenaysa

  6. fuad from hagadera says:

    wiilkan kismaayo ah wuu qaldan yahay ma waxad kufaraxsantahay wiilkaas xeritaankiisa ogow adaa gaal la jireen ah oo eey eey dhalay ah ma gaala ayad unexeysaa kufsi wuu yaryahay toori ayuu galain lahaa

  7. Muslim says:

    K.k.k.k waxay donan miyey shegayan nin labo galmo o dag dag ah masamaynkara?

  8. Farhaan-dx says:

    Wiilku waa reer kismaayo anaa og

  9. Muxsin says:

    Inanku aad buu u yaryahey islaamuhu iyagaa kadondoney dabadedna sida u bedaley ALLAH baa sheegey dhagarta dumarka tan sheydanka wey ka sareysa, Allaha ka badbadiya.

  10. wadani boy says:

    Somali ya sheydhan. Melkasta way tagi. Wax kastana waysameyn.

  11. Galmudug says:

    Waxaan qiyaasayaa inuu diiday is qarxin oo dana kala duwan laga leeyahay

  12. R r a says:

    Iyagawaseen wiilka hadana ku eedheynayaan

  13. Siciid says:

    15jir hadana ayshegen in dalka waxbadan usan jogin see falkan ku gaysan karaa aniga waxay ila muqataa ben abuur

  14. M somali says:

    Walalwaxan umalaynaya inuu intukadiday aydacweysay

  15. Updirahman says:

    Weceladan wilka yar maxey benta u saaren ma awodo in u kufsado2 nagahan ayaga kacsi lawashaye

  16. Qowdhan. says:

    Ma aaminsani walal.

  17. mnuur says:

    war ileeen tanoo kale galadu been badanaa nagaha ayaa rebay wiilka markuu diday ayay dacweeyen wasidaas xaalka dumarka galada ayaa nocas ah

  18. Xuseen cabdi yoome says:

    Galadu ben ayey ka shegayan wiilka yar gal xun oo cudur aydhiska qaba side lo kufsanaya alah ka badbadshogalada cadowga ah

  19. cadaado says:

    subxaana laah qof jira 15 yrs macquul maaha inuu 2 haween ah kufsado waayo waxaaba iska yar dareenkiisa raga nimo marka waa arin fadeexo ah oo loo gaysanayo somaalidaan dhibaa taysan

  20. haadi says:

    smoll boy weye we nabayan galada waxe kugaren jisi naceb uducoya in u alle galada shartoda kaqabto

  21. Ahmednoor hanshi says:

    Nacdali idingaadhay oo narta alle ha idinku fogeeyo maskaxda magalayso midani 15 jir waxyara joogay wadanka hadana 2 nagood kufsaday macqulma ah illahayo galada kasida wiilka yar waxaan umalay codsigooda ayuukadiiday kadibna shekadii ayay ubadalen

  22. Xasan says:

    Idinka wa walantihin,somalida markay qaxoti nimada ku dhofayan dada ay donan ayay iska qortan.marka aniga waxan qiyasa in wiilka marku u yaryahay 20 jiro o 15 la isaga qoray.

  23. Bushra says:

    Asc wr w b. Aniga waxaan u maley nayaa 2bada gabdhoodba in uu sxb la Noqday oo ay u tashteen si ay u masa bitaan illaahow ka qabo adigaa awoodlehe awoodaada ku Bad baadi wiilkaas yar

  24. kkkkkkk aniga waxay ilatahay waxaas inaysan waxba ka jirin wilkaasna sida lasheegay wadanka wuu ku cusubyahay waxaa laga yaabaa inuu baridooda fiiriyey oo uu aad u fiiriyey gaaladana hadaad aad u fiirisid way shakiyayaan waa la masabitay wiilkaas hadii aniga arinkaas la ii keeni lahaa waxaa gaalada kuxkumi lahaa dhalfo ciid ku dhufasho in lasiiyo wiilkaas da dagna loo sii daayo

  25. Almaas says:

    ASC Waxaan ku qosley DHALFO CIID KU DHUFASHO Ayuub akhii u faahfaahi dad baana garan hadalkas mida kale illaah haka badbaadiyo waa aakhiro samaan xagee sc.

  26. mohamed said atom says:

    magaca maxamed aya la diidaaye waliba laba jeer ayu wa ta magacan waxaas anaga horey u oo gaaney nacalatullahi america

  27. zayd says:

    ANIGU WAXAAN KU NOOLAHAY MARAYKAN 4 ARIMOODBA WAAN KU BEENIYAY ARINTAN MACNIHII WAA BEEN ABUUR 1= WIILKU WAA 15 JIR NAAGAHASE LAMA SHEEGIN CIMRIGOODA 2=MAGAALDU WAA UTAH WAA MAGAALO AAY AAD UGU BADAN YIHIN CADAANKA 3= LABA DUMAR AH AYUU KUFSADY ISKU MAR MACQUUL MA AHA KALA MAR HADII UU KUFSADY MA TII HORE KUFSIGEEDII AYAA LAGU SOO XIRAY MISE TA DANBE WAA WAX U BAAHAN CADEYN 4= WIILKA WALI MA ILBIXIN OO WADANKA MUDO GAABAN AYUU JOOGAY ILBAX MARKAAN LEEYAHAY MACNIHII DHALINTA ISKA WAASHAY WALI MA GAARIN OO WALI WAXA UU KU MASHQUULSAN YAHAY ARIMO KALE OO BARASHO IYO LA QABSI BEY ADA CUSUB AH.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII