Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo e gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay halkas gaareen wafdi ka socda dalka Turkiga.
Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay saraakiisha dowlada e magaalada Kismaayo gar ahaan Axmed Madoobe iyo wafdi kale oo Ahlu Sunna Waljamaaca ah.
Labada dhinac ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada kaas oo ay kaga wadahadleen arimo badan oo la xariira howlo ay Turkiga ka qabanayso magaalada Kismaayo.
Sargaal katirsan Kooxda Raaskambooni oo kusugan magaalada Kismaayo ayaa Warqaad.com usheegay in wafdigan Turkiga ah ay doonayaan in maashaariic ay ka fuliyaan magaalada Kismaayo.
Mashaariicda ay Kismaayo ka fulin doonaan Turkiga ayaa waxaa kamid ah dhismooyin iyo taageerida shacabka magaalada si lamid ah magaalada Muqdisho.
Wafdigan ayaa dib ugu laabtay magaalada Nairobi oo markii hore ay kasoo kicitimeen, waxaana laga yaabaa in maalmaha soo aadan ay wafdi kale tagaan Kismaayo.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Emaiil:-Warqaad@hotmail.co.uk
Ahmed Madowe nabad galyada Wafdiga adiga ayan kugu ognahay,Madaxweyne:
Waxay uriyaaqeen hanaanka maamulka wanaaga iyo nabada kajirto kismaayo waxayna kukaftameen waan helnay dadki hore ee somalia aduunka wuu ogyahay caqabada soomali hortaagan 22sano ee xamar.laakiin loomajoojinayo anagu waantashanay sida somaliland puntland galmudug iwm wixi danaynayo horumarka jubaland yuusan baska idinka tagin
jubbaland way dhisantay wax hor istaagi majiro jiroo waligaa jir jubalnd state of somaslia
masha Allah. Illahow walalahen kheyr sii ameeeen.
asc , aad iyo aad ban ugu farax sanahay talabada ay qaadeen walalaheen turkiga , waxan kaloon ku faraxsanahay so dhaweynta ay so dhaweyeen walalaheen reer kismaayo , viva kismaayo viva
Waxy ilatahy in arintan kamid tahy hormarka magalada& shacabka
Acw . Waan soo Dhaweenaynaa waftigaan . Muqdisho waxeedu waa ” iga tir igu tir” Dalka dhannaa Muqdisho kaliya inay ka shaqeeyaan Hay,adaha Samafalku waa qalad & cadaalad darro . Mahadsanidiin .
Aad iyo aadbay uficantahay xaladaa kismayo ee halasodha weeyo hayada
Wadankiina aawey hadaa hada kujooktaa hook waa laidankasaaridoona insha allaahu dhulkana waxaa iska lex d m waana arki doontaan
Kismaayo maamul laysku raacsanyahay kama jira marka maxaytahay mashaaricda lagu fulinayo qabaailada ayaaba wali kala qoqoban
Haabroogi hartisho yaroog Lanki aawka dhul sii aatha agalshe aatha usi qaba hoooy habra daarod hartiging shisheeyuu itopia iyo kenya hoodiidamb harti dhow yahelaashang
eelayow mayfadaasa. sabiiilii kadhaliwasee maykoogali kismaayo adiibaa qoxooti ehee ninyow nabadaa intuugsoy ama iskasanee maroogdoo
ina aabow waxaad qeyb u leedahay 50 kontanka milyan ee uu faroole qaatay oo kale waxaad kaloo leedahay 3. 000 oo adaray qeebtada iyo tabarka ciidanka ee dibada iyo waxyaalo kale oo badan laakiin waa goorma waa markaad garatid inaad tahay soomaali laga xukumo soomaaliya laakiin intaad taagantahay kismaayo kenya baa maamul u sameynaysa dowlada soomaaliyana ma aqaan turkina wax ma dhisi karo adna wax badan baa kanumaya iyo soomaaliweynba marka turkigu waa kormeer dowladii saxiixi lahad amarkeda ma ogalid maxaase dhisataa meeqaad leedahay lacagta caalamku siiyey dowlada soomaaliya yurub 158 miliyin markale yurub 85 miliyin mareykan 58 milyin darmaak 50 milyin turki 300.oo milyin
kismaayo hore ayey usocotay qaybteeda hala siiyo nin walba gurigiisa hadhisto waa horumar ay gaartey kismaayo madaxweynaha jubaland waa dadaalay
In kismaayo la hos geyo gaarisa waan ka xumahay
asl aleykum ilaahaa mahad leh oo naga dhigay muslimiin.way fiican tahay in la hormariyo gobalada jubooyinka.axmed madoobane waa ithoopiaan.maadaama uu ku dhashay ethopia dhawaana ethopiaan ku celinaynaa inshaa,alaah.soomaalia ha guuleesato wabilaahi towfiiq
Masha allah, walaalaha turkiga waan soo dhaweyneynaa imaanshaha ay yimaadeen jubbaland iyo guud ahaan wadanka soomaaliya. Mida kale ruuxu haduu bililiqo uun ka hadlo waa nasiib daro alam alam yaab.com
Halkan laga hadlayaa ma aha gudug iyo baay, qaamoow raamna ma aha,wadanku waa federal estates xamarna habsaankeedii waa laga gudbay. Haddii xaalku idinka noqdo:- baqal ma dhasho wax dhalana ma doonto waa nasiib daro,micnuhu waxaa weeye dowladnimo ma doono wixii doonana ma doono.fowdo biibol yaa kaa dhigtay damiin dadka jubooyinka degen iyo dowlada fadaraalka ah yaa u kala dabqaa ku yidhi ama hawshaasba faraha kuu geliyey doolaalo dheeridaa? Mr fowdo biibol. Adeer galmudud ayaad ka hadli kartaa only,gabadha yar waxaan leeyahay adigu gabadh baad tahay ee hawlahan oo kale iskaga dhexbax ayaadan ku dhex waalanine qof dumar ayaad tahaye,mida kale raxanwey goormay bay soo dhaaftay ma maantaa warneef la iiga soo digay.alla maxaa war jooga.
Axmed madoobe xafidahulaah isagaa madaxweyne jubbaland ka ah,meeshuu rabo ha ku dhasho,cid saxar ka dulqaadi kartana ma jirto inta eebbe ka sokeysa,kuwiina yaryar ee godane mooryaan u khidmeeyana bal bootadiina haddii aad cid wax ku yeeli kartaan ma aydaan kabahiina ka cararteen. Mida kale waa la isyaqaanaa ee fulayaad tihiin cararkiina soo kaad gedo,ceelbuur iyo galgaduud kutagteen ma aha.
Halkani kismaayo weeye.sxbyaal ee meelahaas iska caraatama,waxaad tihiin dawacadii aragtay hilib meel sudhan,way ku booday wayna gaadhi waysay hadana way ku booday,hadana way gaadhi weysay,markaas ayey tidhi uf hilib fiicanba ma aha,
Hada khadhaadh iyo hunguri xumaa idin haysa,waqtigii ku qabso ku qadimeyside waa laga soo gudbay, hada waxaa lagu jiraa :- Qaska daa guragagana joog. Taasi ha ku anfacdo culusow fiidow janaqow
Nin ethiopian ah miyaa kismaayo xukumi. Marka hore mamulka nin somali rasmi ah haloo dhiibo. Turkina waxan leeyahay iskaga carar mesha yaa lagu dhicin moryan ayaa mamulka haysataa.
dadkaan afka kawaashay oo cuqdada aydishay bal arka war kismaayo dadkii lahaa ayaa utashanaya ee dhulalkiina utashta ama nacnac lama rabee ficil sameeya @ kuwa kaxun in turkiga gobalka wax uqabto sxbyl turkiga soomali oodhan ayuu caawimayaa ee kudadaala sidaad tuuloyinkiina udhisan lageeden @ iilayow mida labaxday sxb eela kismaayo tuugsi ayaan oga oholen lkn hada tuugsi xitaa ogama ogolin @ kuwa magaca absame wata ee leh kismaayo gaarisa ayaa laga xukumayaa hadaba ogaada dhuldanbe ee somaliyed oo wadan daris ah lagudarayo inuusan jirin aniga nacnac ma aqaano ee ninkii xaniiyo leh juboyinka arimaheeda ha hor istaago guul jubbaland state
Warkan labaxay abwan dacar o cuqdada nagadana sxbow fadlan.
asc wadmahadsantihiin dhamaan tiina kimayo dagaal ayaakusofol leh lakin ilah ha inagaqabto waayo malahan okali ah m.sureer 3 sadaxda mus ul egusareyso sadaxdabakumadhalanin jubbaland wax aheed in aykaqeebgalaan mamul uhogamiyo in ilay marka hada wakuwanaagsan inay isilaliyaan kenya iyo siysadeeda gorcan
Asc adeer marka hore af-soomaali la yaqaano ku hadla soomaali ayaan nahay ayaad la meeraysaney saan mana taqaaniin luuqadii saxda ahayd. Maamulka jubaland state of somalia nina loo joojin-maayo adeer gaadhigu wuu dhaqaaqey ninkii hadhey ayaa ka hadhey,dibu dhaca waxaa nagu sababey waa muqdisho hadana waan ka kaaftooney ninkii sugi ha sugo , intaa markii laga tago hadii dawlad timaado nin waliba shaqadii lagu yaqaaney ayuu ku laaban adinkina tuugsiga ayaan idiinku roonaaneynaa markaa suga idinma gabeyno,anaguna dad horumar ayaan nahay waxaadna ka garan nabada kismaanyo, turki,iyo hawlaha dib u dhiska dakada ,garoonka iwm