Wararka naga soo garaya Magaalada Balad xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaay shegayaan in Magaaladaasi ay soo gareen koox horay ugu tirsanayd Al-Shabaab balse hada ka baxay.
Kooxdan oo ah Dhalinyaaro la marin habaabiyay ayaa waxaay isku soo dhibeen Maamulka Ahlusunna ee ka arimiye Magaalada Balad Xaawo.
Gudomiyaha Maamulka Ahluusnna ee Magaalada Balad Xaawo Sheekh Caddow Nuur Xasan ayaa waxaa uu ka warbixiyay dhalinyaradan ka so tagtay Al-Shabaab iskuna soo dhibtay Ahlusunna.
Gudomiyaha waxaa uu yiri Dhalinyaradan waxaanu ula dhaqmi doona si wanagsan waxaana ku samayn doona dhaqan celin Gudomiyaha ayaa waxaa uu intaasi ku daray baaq uu u diray dhalinyarada wali la jogta Al-Shabaab ee Fikirka qaldan laga dhaadhiciyay.
“Kuwa manta Al-shabaab ku jira ee og waxaa ay ku jiraan in ay tahay qalad waxaan ugu baqayna in ay ka soo baxaan kooxdaasi inta uu shaqaynayo cafiskii uu u Fidiyay Gudomiyaha Maamulka Ahlusunada Konfureed Sh. Maxamed Aw-libaax ayu yiri Gudomiyaha Balad Xaawo Sheekh Caddow Nuur Xasan”
Bilihii ugu danbeyay Gobolka Gedo waxaa ku soo badanayay dhalinyarada ka soo baxaysa kooxda al-shabaab ee ku soo labanaysa nolashoodi cadiga ahayd.
Dhanka Kale Guud ahaan Gobolka Gedo ayaa waxaa uu la ciir ciiraya Ciidamo badan oo iskugu jira Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlusunna waxayna iskugu jiraan kuwa dhawaan soo qalin jabiyay iyo Ciidamadi hore .
Ciidamadan ayaa waxaay soo buux dhaafiyeen Dagmoyinka xuduuda la leh Magaloyinka Baardheere iyo Buurdhuubo waxana lagu wada dhawaan in ay qadaan weerarow ay ku doonayaan in ay ku qabsadaan Magaaloyinka Buurdhuubo iyo Baardheere.
—————————————–
Maxamed Jamac
Baladxaawo-Somalia
MAREEXAAN RIWAAYAD HOOYADEED DHIMATAY UU WADAA MARBO SHAAR GASHO DHEH WAALAGULA SOCDAAAA MAR SHABAABAAN AHAY MARNE AHLU SUNNA QOF AY SHEEKADAAS KUSIRAAYAAN MALEH WAA SHEEKADII IYO FILIMKII GALGADUUD OO HABARGIDIRTA KADHAXLEEN LAAKIIN YAADABAAL EH OO DUURKA LOODIRAA WAAKULA SOCONNAAA
Ninka lamagac mabay ismail marixaan afkaaga uraya haso marin marixaan somaali waxaa uu sohogaa minayay mudo dhan 21sano sida uu ahaana wadanka walada ogsonyahay waxaa kadan beyay 5 madax weyne ilaa cali mahdi iyo xasan garguurte dhexdoda maxaay kuso kodhiyen dal iyo dadba wiilka ismail ahow waxaan umalen in aad isku heeyb tihin kuwii kenya kagatay dhulka iyo biyaha somaaliyo
Kkkk. Wadani iga dheh marexaan iyo ceer habnar gadir kkk saasa shabaab lisaga dhacshama anah. Caan bula iyo soraa laska cuna. Viva intya shabab naceeb gul qaranka somalia
Benta maad deysan warqaad iyo midka gudomiha sheganaya Waxaan ahay goob joge kusugan b/xaawo mana jiraan shabaab isdhibay cadowna waxaa uu ku mash quul sana mudo 2ba maalmodba raashin aay kenen haayado samafal sidi ukuheli lahaa intabadan raashinkaa shacabkana kamusuq maasuqo
Waankula soconaa awood malihid harder ayaad rabtaa in sad jubooyinka kuqabsatid filet sadaa kaadan beets wax iskaceli ha calaacalin anigu kumadalin haween badtahey
Halasoodhaweeyo waa arinfiican ayaga ayaa lagujabinayaa alshaydaan takfiir waayo anaguba kuwi isasoodhiibay ayaa sirtoodii alshaydaan nasiiyay oo operation walba oo muhiim ah qabto wiilasha halasoodhaweeyo waawilashanadi laqaldaye wellcome home
War wilkan ismacil isku shegayow wax baqtiyey aya tahaye markad qabiil wax kashegee mad sikale wax udhigtid war qabil qof kasta aya kujira wax wa hore laga tagey ayad kudhagantahay ee kor isu so qad adunyada 2labo malin ayad kadambeysa ee so qabso yuuse garigu ka tagine
War wilkan ismacil isku shegayow wax baqtiyey aya tahaye markad qabiil wax kashegee mad sikale wax udhigtid war qabil qof kasta aya kujira wax wa hore laga tagey ayad kudhagantahay ee kor isu so qad adunyada 2labo malin ayad kadambeysa ee so qabso yuuse garigu ka tagine
oo abtow ismail see cml yaaba kula haystay mareexaan unbaad lasoo boodaye meesha qabiil loogama sheekeyneyn e
waa maxay …
War midkan wala idin fahmay ku hayo adigu horta xagee kasocotaa ahlu suna waxey lamid tahay sida raaskamboni wana cadi dowladey wada kaalmeynayaan somaliya oodhan baa wada isbadal ah sxb kawareji akhyaarta ahlu sunna
Ugu horeyn waaxaan u mahad celinaya Gudomiye Aw-libaax oo cafis u fidiyay Al-Shabaabta gedo oo hada bilowday in ay tarab tarab u soo xaroodan marka labaad Gudomiyaha baladxaawo waxaan leyahay aman ayaad mudan tahay wilasha waa wilasheeni wa la qalday wana ka soo labteen ee soo dhawey
wa Arin ficaan inkasto Marexaan wilashaan Al-shabaabka ka soo baxay ay Kismaayo u soo dirayaan hadana wa guul soo hoyatay dadka ka shaqeyayna waan u mahad celinaya
Libaax Gedo sh Maxamed Aw-libaax waxaad tahay halyay reer Gedo u kacay Halkaas ka wad waxaad u aragto in ay yihiin Ciyaalka Xafada hala soo dhaweyo hadi ay dool yihiina wajibkooda hala mariyo
K.k.k.k.k war meshan karta la wata nin al shapap aha oo fikrad laga so buxiye wuxu isku so dhibey waxa ku jira sxpyal hora somali ku mah mahday timir heee timir lafa kujirta
War aqiyarey meshan siyasada laga wata meqa isdhibta ladhahay oo fowdo ka wado melehe imaden hora somali kumah mahday timir heee lafa kujirta
2 sano ayala leyahay shabab baa isa soo dhibay 1 wil ayaa lanoqday 100 shabab ah ikh wanii fulaynimada is ka daaya gr/harey iyo bl/xawo dhex doda ayad ka godene
Anugu wa wadenaa dagalka dowlada u raisul wasaraha kayahay shirdon sacid waynodiiday wasiir wa yartihiin ay nadhahen hadanahay murusade hadan anugu al shabab an iska racenaa marixanka cabud waqna werer anku wadaynaa rabtad jognaha wan werarenaa marixanka gado xitaa
Seweye wasiirka arimaha gudaha sacad weye anga aya sifaynayno cid kasta o ka hor imato dowlada sidii an oga sifaynay 1992 qabilakii yar yaral o isku hortagen hal gankii ganer caydiid asagii ayan ku dhaqaynaa dalka cidii nala shaqaywayso waynu ka sifaynaynaa dalka dowlada baryo mahan wayna yaqanan xoga iyo awoda habar gadir somali way istaqanaa istaqana istaqano wasirka arihama gudaha wa habar gidir
Shinbir waliba cod keda dheh waxaase muhim ah fahanka wada nolan shaha
War qabiil iska daaya, camal kaada aya qabriga kula galaayo
Ismail will murursade mit kan shagana hoyow dhoso ayaat wadah war maxat kataqaanan dowlad nimo maqarka xolaha ayaat fiiqdaneh midakale afarxabo ayaatihin sideh ugumohatay cabudwaq doqonyahay alshabab way diista wilashiini xabat ayaalaysay awal ba xoolaha hawiye ayaat eheden hadaati hin murursade