Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Fanaaniin Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay siweyna loo soo dhaweyay

Fanaaniin ay ka mid ahaayeen C/xakiin Ciise Geedi Fara-yare, khaalid Shariif Axmed “Kiin Khaalid” iyo Xasan Cujeyr Cajami oo muddo 20-sano ku dhawaad ka maqnaa Dalka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay.

Fanaaniinta ayaa waxaa ku soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho mas’uuliyiin ka socda maamulada degmooyinka gobolka Banaadir iyo dadweyne aad u farabadan kuwaasi oo si diiran u soo dhaweeyay.

Qaar ka mid ah Fanaaniinta oo la hadlay Warbaahinta ayaa muujiyay in ay siweyn ugu farax sanyihiin ku soo laabashadooda dalka Soomaaliya waxaana ay tilmaameen in ay aad ugu xiiseen dalkooda.

Fanaanintan ayaa ka mid noqonaya dadweynaha Soomaaliyeed ee dalka Dib ugu soo laabanaya iyadoo dalka isbadalweyn uu ka muuqanayo.

6 Responses to Fanaaniin Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay siweyna loo soo dhaweyay

  1. Liban osman cape town says:

    insha alah anagane waan imaaneyna koley wadankeyna waxnodhaamo mijiran ninwalbo wadankiisa wax udhaamo malahan

  2. Farah ibrahim ore says:

    Hadu ala karali noqdo soomalida inteyda kalena + anigaba waynu so labaneyna.

  3. cabdulkadir Wadani. says:

    tarsan waa nin culus isbaaradiisa kaligiis u gaarka ah quruxsan yaqaan ee magaallo madaxda muqdisho, hataa xoog ku haysta duqa magaalada muqdisho oo ay lahaayeen reer binaadiriga cad cad, waayo gudoomiyaha gobalka mudulood ahaan ku haystaa, isku soo duubo marku dibada hadeer aaday ayuu jaab jaab aan taariikh ku lahayn fanka somalia ku yiri ii camira xamar, tolow maxay oran jaabooyinkaan?

  4. tamaam says:

    Wadani
    Soomaali waa soomaali midkii hayaana waa soomaali
    Qabyaalada dhaaf iyo qurun farashada

  5. Daadir says:

    Waw wa so dhaweyneyna fananinta wa ragi fananinta ah e somaliyed e xamar ka tagey haday so laabten wa so dhaweyneyna

  6. cabdulkadir Wadani waxaa tahay qof cuqdad kaqaba hormarka wadankeena soomaaliyeed doqonyahow mawaxaad kaxuntahay hormarka caasimada soomaaliyeed iyo hormarka somali oo dhan hadey saa tahay adigu maxaad tahay ethiopian mise kenyan or yuhuud noo sheeg waxaa tahay ileen waxaaa tahay qof kaxun hormarka wadankeena is sheeg yuhuudbaa kudhashee mother fucker

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII