Sheeko kooban oo na dhexmaray aniga iyo Wiil xalay badda Liido kusoo daahay
Waa arin muhiim ah haddana su’aalo ay barbar socdaan,magaalada Muqdisho waxay umuuqataa mid kusii socota ,laakiin falal yaryar ay iska dhacaan.
Muhiimada waxay tahay amaanka isbedelka ka muuqda,iyo sida dadka ay u wada damaashadayaan,waxaana arinta farxada leh ay tahay sida wax ay isku badaleen.
Xeebta Liido markii aad tagto,waxaa durba aad dareemaysaa neecowda qabow ee xeebta,dadweyne wada qoslaya ,kuwo isla socda iyo kuwa aan isla socon intaba.
Liido isbedelka ugu weyn ee ka taagan ayaa ah in xiliga habeenkii lagu soo gaari karo ,sida ay uu sheegay wiilkaan dhalinyarada ah ee ka gaabsaday magaciisa.
“Xalay Liido ayaan joogay,ilaa afar saac ayaan kusoo gaaray ,dadka iga daran waxay i dhaheen aniga lix saac ayaan kusoo gaarayaa ,aniga waanba la yaabay,waxaa iiga sii daran waqtigaa magaalada dadka wey dhex socdeen,ciidamo ayaa i baaray oo kaliya IC Card i weydiiyay,kadiba gaarigayga baaray” ayuu ii sheegay wiilkaan.
“Waxaa iiga sii daran Maxamadow, baarka ku yaala Liido ayaan fariistay hal saac ,ilaa iyo Afar saac xitaa wax shaax ii keeno ayaan waayay,sababtoo dad badan ayaa joogay meesha,walaahi waxbaa iska badalay Liido,waxaa kaloo la yaab leh markaad tagto Liido kun qof oo aad taqaan ayaa ku salaamaya,Mashaa allah” ayuu ii sii raaciyay.
Waxaan isku dayo doonaa Inshaa allah inaan sawiro habeenkii ah kasoo qaadno Xeebka Wadankeena ee Liido.
Hadad sooqadan sawirada lido o haben la dabalanaya waxan ko’ ansanayaa in an wadanka dib ugu soolabto.(with in a weak) insha allah.
Taa haday dhacdo wlh with out question ayaan imaanayaa sanadka csb if allah say
Asc marka hore waxa mahad iskaleh aya subxanahu watacala markaxxigta wlhi xebta lido waxay noqotay golaha fisqiga iyo fasahadka ee muqdisho waxad arkeysa dumar iyo rag iskula jira bada waxaku batay zinada iyo faxshiga wana danta galada aykalahayen shacabka muslimka kkkk walayab xalay ayan kasotagay xebta lida afar sac yad ushegeysa warkas aniga inankula jogin xamar miyad moda cida bananka jirta usheg lkn nin kulajoga maya sxb hadey jirtana waxad thy murtadinta ama galada gumesiga ujog dalka insha allah wad arki dontan isbadalka imandono mardhaw
Hadii aad sooqaadaan sawiro habeenkii ah waxaan balanqaadayaa in aan imaan doono dalkeyga hooyo si dag deg ah
Museelama mgc xumataye markey islamka ka talinayen ma adan so soconin miya
alxamdulilaah ilaah aya mahad leh o dalka nabad nooga dhigay inta dhiman allaha no dhameystiro dhankale waxan aad uga xumahay dadka ka xun nabada ee weliba si hanjabaayo ee wata fikradaha ajaanibta ee target ka dhigta umada soomaaliyeed iyo musliminta. Waxaa tusaale kugu filan dadka iyaga so diray dal ayey ka imaadeen o gaalo ay ku nooshahay o galo ay xukunto o u baahan xureyn markas ayey so dirayan waxmagaratada soomaliyeed sida kan hada qoralka so qoray o kale waxey u diran islii xaafada somalida weliba masajidada waxey u diran xamar o somali kaliya kunoshahay o tabarheyso. War maad adaan wadama gaalada iyo meelaha gaalada joogto hadey run idiinka tahay amiiradina maxeey lacagta dolarka idiinka baqiilaan oo ay u diidan iney lacag bixiyaan janadana si fudud idiinku siyaan aan idiin weeydiiye janno iyo dolar ya qiima badan ? Hadey runtahay jannadu amiirka yaa ugu horeyn lahaa inuu dhinto mase jannada waa mid dhaliyarada ay galayaan o amiir u galeyn hadu is qarxiyo mahadsanidin warqaad
Somalilandi
Ascwalalayal waxan idin she kaya in at is ka jirtin cadaw ka
Sual yatat ka tila hali she go
Runtii iskadheh gola fisqi iyo tumasho walaahi waa arin laga naxo dad muslin sheeganayo hadana rag iyo dumar coowradooda isdaawanaya hadana isdhaxgalaya fasahaad kaweeyn malahan dad badan horumar baay umaleeyan danuubtas waxaa qaadaya qollada doowlada sheeganaya iyo qolada Ehlusunada sheeganaya waana la idin su aali yoowmul qiyaamaha
Will kan labaxay museelama war badal magaca mushrigii baqtiyay
ninka isku sheegay muscab yare wa garac garac dhalay o waliba xaarami ah waryaa sakiin tobaz laq hadii u ciil kahaya nabada muqdisho
Asc masha alah wadanka wano nbd anana qiraro xebta lido guri igama xiko o an ahen burta wana run wariyaha wax shegayo murdadna ma aha e kan dadka murdadku dilmamayo aya aha murdad iyo galbo e nbd waye lido iyo mgdisho e hala yimado wadanka nbd didkana wala layay by
muscab ayey ayaan hadalkiisa wax ka oranlahaaa
shacbiga adiga maxaad u heysaa muslim iyo gal nimo
dhaafe i ayaa qof walbi oo somaliya jooga ama ku dhashay ama shegta ga dhigan kuwa ilaah cabuda muslim ah diinta islaanka heysta waxaan ahay wiil dhalain yaro ah gaalka aad shegeeyso manta hadii aad dhahdo gaal ayaan ahay never in oo belive gareeyo waayo adunka waxaba laga amin yahay nin somali ah inoowsan galka waxba u aqoon diintiisana oow ku dhagan yahay ninka somaliga lkn adiga waxaad dishay hooyo uuleh xaskada ayaad dishay hadii eey kugu mowqif noqan wasyso waxad dhishay walkii aad isku calool ka soo baxdeeyn oo aad taqiinay dugsig a quraan oow ka soo abxay waxaad dhishay abahaa adiga ku soo bar bariyey aabe kasta oo somali ah waa abahaaa ha ku farxin ha u hilinin cadawoga jihaadka beenta ka dhagaya xalay waxan ka dhacday masjid ku yala xafada somalida ee dalka knya maxaad mesha u jedaanelka amxaad u aadiwayseen wadiga muslimka kula waregayeee qashinka iyo filinka yuhuuda waxaad aragtaaa muslimka yuhuudo liyneeyso maxaanku dhihi karaaa ninkii manta yuhuud ka difaaca waxboow ku dhibay imisa yaaa manta t gal ah falastiin imisa gaal ah ayaa aniga waxaan dhihi karaa ninka nin muslim ah gaal ku shagaaa in oow yahuudi umada loo soo diray wa bilahi towfiiq
dadka nabada rabin ayaa xumeeyo muqdisho
sida alshabab
Asc dhaman asxaabt wabkan kuxiran salan kadib mashaa alah ilahay hano ziyadiyo insha alah wa waxlagu farxo somali hanolato
A s c dhamantin akhiyarta sharafta leh iyo bahda websiteka
marka xikta muqdisho is bedelada ka dhacay ma ahan mid hada inta lagu so gobi karo lakin waxan lenahay o geliya allaha kor ha u qodo muqdisho bahda websitekana waxan ka codsanaya in ay noso bandhigan sawiro badan o isla muqdisho ah by by
Asc kowa sanada lagu sameeyo liido ku farxa in sha allah wad arki doontaa natiijadeeda gordhow
Madaxweynaha karan iyo bondhere ayaa mas’ul ka ah zinada iyo fisqiga kadhaca xentena lido wayo isaga yiri ”zinadu way banan tahay waxana udalil ah qodobka 39 ayadisa 7 ee kitabka mahiga in ay isu galmon karan labadi rali iska ah iyago is mehersan” malinta akhirona asaga laweydina. By