Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in la fashilyay weerar qaarajin ah oo lala beegsan lahaa Madaxweynaha Galmudug C/Xasan Qeybdiid.
Ciidamada amaanka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Ninkan oo la sheegay inuusan Soomaali ahayn kaas oo marar badan kusoo laab laabtay agagaarka guriga Madaxweyne C/Qeybdiid.
Wararka waxaa ay intaas ku darayaan in ciidamada ay rasaas la begsadeen ninkan isagoo dhaawac ahna loo qaaday isbitalka weyn ee magaalada Gaalkacyo.
“Walal kuuma xaqiijin karo ninkan sinjiyadiisa, laakiin waa ajnabi, waxaana looga shakiyay inuu qaraxyo la beegsan lahaa guriga madaxweyne C/Qeybdiid, dhowr mar ayuu meelahan kusoo laabtay”ayuu sheegay mid kamid ah dadka ka agdhow C/Qeybdiid.
Saraakiisha Galmudug oo qaarkood ay inoo suura gashay inaan lahadalno ayaa shegay in saxaafada ay si kooban war uga siin doonaan xaalada ninkan.
Amaanka guriga C/Qeybdiid ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona dadka ku dhow Sargaalkan ay shegeen in ninkaas la qabtay uu Shabaab ahaa.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Beentodawaye waxay rabaan ineny marekanka sasku amano ayey rabaan ama dowlada somaliya
Waa runtod ben mashegayan e maruntaad didantahay qabqabta shayaa diinda nugu sodolay rabow ciribtir shabab o shanshan ulaay
sacad ayaa ajnabi kudhexnoolaa miyaa soomaali ayaaaba kudhexnoolweysee
Ha ha wa khawarij ka yimid bay iyo bakol dadkasna somali mataha o wa elay un o afsomali magaranaya teda kale warya raxanwey boy duluf le
asc dhamaan jananka waan ku ogeyn adeegaas viva galmudug alqaidada hala laayo waan tageer san nahay reer galkacyo
Bentod weye bl se runtaanba dherayn
asc waxaan leeyahay rahweyn soomaali inaatahay mau malaynaayo maraykana janaralku wax mauoga ee hadaad ubaahantahay adigu raadso ala cadawga galmudug badanaa alow jabi aamiin aamiin galmudug hanoolaato hawshana halkaa kasii wada soomaaliya haisraacdo