Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan ayaa ku dhaawacmay qarax xooggan oo xalay lagula eegtay banaanka Masjidka Alhidaya Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.
Maxamed Shiine oo ah Sargaalka Xildhibaanka uqaabilsan Xaafada Islii ayaa sheegay in Mudanaha uu wali ku jiro isbitaalka isla markaana la daaweynayo.
Waxaa uu sheegay in qeybaha danbe ee jirka xildhibaanka dhaawac xooggan uu soo gaaray haatana dhaqaatiirta ay fiirinayaa in qaliin uu galayo iyo in kale.
Dhaawaca ugu daran waxaa uu kasoo gaaray labada lug oo jabtay iyo gacan soo gaartay dhaawac xoogan sida uu sheegay Maxamed Shiine oo haatan isbitaalka kusugan.
Qaraxii xalay ka dhacay Xaafada Islii ayaa ku dhintay ilaa 3 ruxu halkan ku dhawaad 10 kalana ay ku dhaawacmeen, waxaana qaraxan loola dan lahaa in lagu qaarajiyo mudana.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Asc waxaan aad uga xumahay in ninka kaliya oo soomaali ah la iskudayo inlakhaarijiyo alxamdu ilaahey wuu kabadbaadiyey ilaah waxaan uga baryayaa caafimaad inuu helo
in alle intii gaalo u adeegta wadaas ayey marayaan in shaa allaah kenya waad ogtihin inta ay nagu soo duulin in aan dhibku haynin lakiin maanta ama somaali xil u hayo ha ahaado ama kenyaan ha ahaado waa isku mid ladeyn maayo somaalida dhagweyn ta ah waxan u sheegayaa ee arintan ka naxsan ama kan xun mid isweydii kenya marka ay ku xasuuqeysay dadka masakin ta ah jilib ee hal malin ay ku dishay duqen cirka ah dad gaarayo 45 qof iyo malintii xigtay ay ku qoys degan jilib iyo 5 caruru ah ku dishay ma aragteen mus uu liyinta somalida kuwa ad u taqanan oo ka hadlaayo ama kuwan yirahdo waxan nahay somalida xilka kahaydo dowlada kenyo oo ka hadlayo umadas saa loo baa ba shay marka dadka ladilayo dad ayey ka dhasheen ha la ogaado ama cay tama ama iskadaaya anga waxa an wadno ilah ayan ugu dhawaneynaa waxan u amin sanahay caqido hadii ad dod qabto wadadka kugu dhaw weydii gaalo hadey caruruta kaa leydo in iyagana laga laaynayo carur tooda hadey kaa dilaan haweenka iyagana waxa ladilaa haween kooda marka waa arin diini ah hadii ad is tiraah maxa loogu dila masjid yada mako oo ka sharaf badan masjid yada konka ku yaal ayaa lagu dhex dilay murdad marka somaaaliyey wad dod jece shihiin ee iska doda angana shaqadena waan wada neynaaaaaaaa
nimankan khawarijta masjid ma isku qarxiyen o dad so tukaday ma layen maxa la suga he ma lagu kaco rer isli ha tashtan
Runti wan utac siyayna dhaman dadki wax kasogaren adbana uga xumahay dhawaca sogaray xildhibanka somaliyed edifaca u ah somalida islii okahoraynaya cadawga raba inay boban hantidoda.
Asc walal yaal ninki alle uqoro ayaa dhimanayo ninka larabay waxuu ahaa yuusuf xasan lkn dadkale ayay u qurneed inay dhintaan oo kamid ahaa cuur cajab iyo dad kale ayaa ku dhintay ee allow u naxariso amiin amiin amiin islamkana kur ka dhig
Abuu baari ninka layirahdo shaydan takfir ah ayaadtahay markaad ku farxayso nin muslim ah oo masajid kaso baxay matalaya dadka muliminta ah ama somalida ah markaad ku farxayso muslim hasheganin.
abu baari qof axmaq ah oo diinta siqaldan uadegsanaya ayaad tahay muslim ladiley miya ilaah loogu dhawani xlay dadki la qarxiyey ma gaalo ayey ahayen mase dad muslimin ah oo misajid kuso cibadeyte ayay ahyen kano kalo oo jahil ah oo diin aan waxba ka ogeyn ayaa musliminta malinkasta dhibateyn hadey dhab katahay oo aad gaalo iyo kenyan ad qarxineysid maxad xafadahoda walyaqanaye aad ooga cabsaneysan mad adid mase umada cibadeysani aad kaxuntihin ooaad uaragtan gaalo miya? shekadina waa aabo gaalka iga celiyo muslimka igu sodaa kaas waa takfeer xunoo khariji ah umada alah hakaqabto wixi mabdaas aaminsan waa kuwi cali bin abidhalib r.c diley oo dhahay ilahey ayaan oogu dhawaneyna mad dadkle ayey ooga reyni!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
A.c hadan nahay somalada xafada isli wan ka xumahay dhibatada kutimid islamka qas ahan dhibka xildhibanka lakin hadib uu nolyahay wa alxamdulilah wana doranayna xita asago isbitaka jifa insha.alah
marka hore wan ka xumahay marka xigta munafaq walba o iskudaya in u bulshada iyo dowlada iska horkeno wajibkisa lamarin insha alah wuna cafimadi
ninka abuu baari sheeganayoow hooyadda ninki kaala dawasocda saana udambeysaan markaad leedahay, wiilasha kaloo dhinteena yeey yihin hooyada was manaxe kan ookala umadda kun dhax jira caku ciil babana duqonkan
warya ma ogtahay xoola niadaada ayaad cadeysate wiilasha kale oo ay dhinteen iyo wixi kaloo oo ay dhaawmeen ma siyaasad bay kujireen
hooyada was
Xasaan aya kadanbeyay dilka xildhibaanka yusuf xaaji
Ma ahan soomaalo kaas waayo markii laduqeenaayay hoosingow iyo jilib ayxasuuqaayeen dadka soomaaliyeed wuxuudhahaayay ciidamadeena hormar ayee kagaareen konfurta somaalia ninkaas maa soomaalia wee kusocon sxb
Abuu bari isqabo jaahilyow, diinta na baro, Askar qaraxas waxa kadambeyey madow ee nimanka shabab ma aho
Abuu baariyow yaad dishay ma hal kenyaan ah baa ku jiray dadka dhintay ?, hadaad gaal ku dilay disho uma maleyn maayo in laga xumaan lahaa, bal orodoo GAALADA * KU dadaal sidi………..?
Ascm allaha caafiyo mudane yuusuf xasan iyo inta kale oo dhawacmay
Waa arin lagu farxo maxaayelay waa wexee nagu suubiyey taa haku cibro qaatano oo dalkeena haka baxaan hadii kale waa sidaa iyo si ka darann waxaana u balan qaadena hadii ay dalkeena ka bixi waayaan in lagu murmi doono kenya inte ku dambesay waxaana laga dhigi doonaa qashin qubka somaliya bi’idnilaahi kariim
Abuu baari naag naag dhashay ayaad tahay,markaad iskadaayso itoobiyaanka iyo keenyaanka ad dhabarka ujoodin ayaan ogaan inaad tahay nin xaq kudirir hadaad rag tihiin guryaha ilaahay waxba muslimiinta bambooyinka hakutuurina ee kumanaanka askari ee kismaayo jooga iska celiyaa.waxaadna tahay mushrik ilaahay iyo rasuulkiisa ku caasiyay.insha allaah bi idnilaahi kariim khawaarijta weey jabi doonaan hada jabkiina wuu bilaawday.naclatulaah mina daalimiin.
Allaha cfiyo dhaman umada islamka o wax ay sogaren
Waa in hantida laga reebaa ayagana lawadatarxiilaa abaal ileen malahee siibo reer muqdisho iyo central somalia they a terorists kuma ya mamazo damerihi ay wadijeren hakunoqdaan
dad badan oo soomaali ah waxay hoosta ku haystaan qawaarij iyo shar wadayaal dhagar qabayaal ah oo alshabaab ah, markey umada soo xasuuqaana waxey ku soo laabtaan guryahooda iyagoo la siiyo jiif, cunto, aradbax iyo in la qariyo
hadaba waa inaan balaayadaas aanan qarsanin oo aan sheegno intay goori goor tahay haduu doono ha ahaado kan kuugu dhowe hadii kale adiguu isku kaa qarxin doonaa ama ku gowrici doonaa hadaad sokeeye ka dhigato sheydaan sharwade ah
duligan xun ee isku sheegaya baari mujrin baad tahay diinta wax kama taqaanid sa waxad ku faraxsan tahay muslimiin lagu laayey beydka illaah xageed ka keentay islaamnimada caynkaas ah . waxan leeyahay soomaaliyey istaaga oo iska celiya daalimiintan afka duuban meesha diin kuma hayaan . murtad fowqal murtad
Allow caafi ninkan qarananka utagana.
Ilaahay kafogooow nacaskiiyoow ma dadka islaamka ah ayaa ilaahay loogu dhawaadaaa aakhirana cadaab aduunkana rafaad ayaad ku noolaaan hada unbay cadaatay waxa aad tihiin anigu waan taageri jiray barigii hore lkn hada intii aan taageeray alaah ha iga cafiyo
bal eega dhaadhaankan la baxay abu baari doqonimadisa waana doqon u shaqeya rer galbedka oo jaajus ah maxaa yelay nimanka usheganaya 90% waxay ushaqeyan rer galbedka asuguna ama waa jaajus ama waa jahil maxaa yelay wuxu sheganaya wax usan shaqa kulaheyn waxana ka dambeya inu shegta waa nin jecel in la babiyo dadka masakinta ah oo an waxba galabsan hantidodana la dhaco marka waa nin axmaq ah wax yabaha ka dhacaya kenya inta badan waxa ka dambeya siyasad nin walbana waa ogyahay
asc walalayal waxa wada shekadan waa dad raba in ee dhacan hantidena waa mugigi e hindi so adegsaden waxa is qarxinayo al shabab maha waligodna waxey samenin ayey kufanan mayaqan dadka waxa udan ah waxa lobahanyahay dadka in e fahman ninke kudhiran karo in u kuqato hub ela dhaxmala nairobi majiro hadi an run isku shegna maxad umlensan askrta somliya hade kuqabtan way iska kasodenaya lkn kenya hore aya laga togana benta yaliku shegin somalida maskinta ah na afka waxlaga dhay loo dhibaten aniga waxan ogahay in qaraxas askarta e ogyihin in ekadanbeya mugigi askata iyo hindida si e ola waregan hantid somalida ayey usamneyan somalida waa in ey ogaadan
Ina dhalac dha maan dad ka an shar ciyada haysan hala dhafiyo isli wasida kaliya e xal ka lagu gadhayo
Wad ku mahadsan tahay wll abu baari sida wanagsan ee ad xaqiqda kaga hadashay kufartu iyaga waxey dilan malin walbo dad rer gura ah waxey qiil ka dhigtan al shabab ayan dilnay waxad ogatan dadka masakinta ah e abaaruhu nafeyen hadan kadaynin duqeymaha ciddda loga aridana wa kuwa nairobi dagan
Asc ninka suldaanka sheeganaya adiga iyo abu baari waa inaan daba gal idinku samey no ma ninka anigoo masajid ku jira bomb igu tuurey ayaa mujaa hid ah waxaad tihiin khawaarij ilaahay iyo rasuulkiisii beeniyey insha alaah waan heleynaa meesha aad ku nooshihiin .yuusuf na ilaahey ha noo cafi yo insha alaah aniga shaqsi ahaan codkeyg a waxaa iska yusuf hadii uu tagana waan haysan ninkalena ma siinayo,qaraxana wax ay u noqotey taageero insha alaah yusuf noo nooloow
Islaanimada wada diidii ladiiday in lamaro maalagu gabadaa sidii gaashaankii alaah swt waxuu kudhahay gaal kafogoow. Wali gaal xarbi ah oo muslimiin ladagaalaayo iskadaa in aad kafogaatee waad ushaqaysaa. Markaa islaanimo afka ah laguma badbaadaayo mida kale waxay kuleeyahiin gaalada maad laysaa kol kii lalaayey gaaladii militiriga ahaydna qaar baa calaacalayey oolahaa hanagu taabanina gaalada mar kaa sina kumaroona dadkan aduunyada kaliya kafakaro
Illahayoownagaqabo kafiriinta wadamurtadka ah een meelaba diinta islaamkakagajirin saxibayal maxaadkalahadlaysan galadan afkaduuban waaku wii huteelshamaw kuqarxiyay ubixii wadanka ee 20 ka sano ee ay dagalada sokeeyuhu ay kajiren wadanka waxkubaranhayay een kaqaybalin dagalka si ay umadooda wax uguqabtan aqoon yahankii caqilkii culimadi indheergarad oo dhan ayay qaban kufartan afka duubani marwalba somali ninkii waxbuu uqaban ay is yidhahan ayay kadilan kafirinta iyo juhalada racsan aynu israacno gacmo wadajir bay guulkudhaliyane ilahayow xildhibanka iyo dhaman musliminta ay malinkasta dhibka ugaystan intidhawaca ale hacafiyo intiidhimatayna janatul firdawsa ilahayow ugubishare amiin amiin amiin
Abuu baari iyo suldanka khawarijin ayaad tihiina e muslimta dhibka kadaaya Allena cadaabka ha idinku bishaareyo. AMIN.