Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi xabsi daa’in ah ku riday mid kamid ah Saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya.
Sareeye guuto Cabdi Maxamed Ismaaciil ayaa lagu xakumay mudo xabsi daa’in ah kadib markii maxkamada ciidamada ay sheegtay in danbiyo waa weyn lagu helay.
Ma bilaabatay ?
maxkamada masaakin takeliya ay yey dilkuxukutaa sarkalkan hadudambi wayn uugaley maxaaloodiwaayay sidas cadalat ma ahan
maxkamada masaakin takeliya ay yey dilkuxukutaa sarkalkan hadudambi wayn uugaley maxaaloodiliwaayay sidas cadalat ma ahan
Aad ayaan u so dhawaynayaa la hardanka qaswada yaasha
Waa arin loobaahanyahay
Waxaa la yaab ah in sarkaal sare oo ka mid ciidamda lagu xukumay xabsi daa,iyadoo aan la sheegin sababta iyo maxkamadda u dhacday sie waafaqsan nidaamka qaanuuniniga,haddaba maxamud waxaan cambaareynayaa maxkamda oo aan waafaqsaneyn nidaamkii sharciga ahaa maxaayeelay qofkasta oo lagu eedeeyo dabi waa in la siiyo xaquuqdiisa uu leeyahay xataa haddi dambi lagu eedeynayo,waxaan ugu horreya in loo sameeyo qareen hadii uusan sameysan karin,sidoo kale in si caddaalad ah loo qaado dacwaddisa ,in sie guud loo dhageysto macnaha shacbiga ay ka qayb galaan,garsooraha dacwada qaadayo waa inuusan ahayn mid dacwesanaha dagal kala dhexeeyo iwm,waxaan filaa in dacwooyinka maxkamadaha ciidamada inaysan dhowrin waxayaabaha sharciga dalbanayo,sidaa darteed waan in maxkamadahaa shaqeynteeda laga fiirsadaa inta ay goori goor tahay haddii kale dhibaatadii laga soo tegay ayaa dib loogu noqonayaa.
maxaa iniiga galay arimaha dawlada. farah kala baxaa . edebtii baa iniga xumatey. dadka somaliya jogaa 40% waa dambilayal