Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu kamid yahay Masaajida ugu waa weyn xaafada Islii ee magaalada Nairobi, waxaana dadka ku dukada lagu sheegayaa in ay aad ubadan yihiin.
Sida kaagga muuqata dhiiga banaanka daadsan waxaa uu ka dhashay qarax xalay lala beegsaday mudanaha laga soo doorto deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan Cabdi, oo masjidkaas kula hadlayay dad shacab ah.
Xildhibaanka yaa dhaawacmay halka qasaarahana uu la egyahay ilaa sedex ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac 10 kor udhaafaya.
Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in qaraxaas uu ahaa mid loola dan lahaa in lagu qaarajiyo xildhibaanka deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan oo ah siyasi Soomaaliyeed.
SAWIRADA DAAWO
ilahay ba ka aarsan dono kuwa saas yeelay dadkan masakinta ah ayago s tukaday salada cishaha waliba jamacada layay
Inna illahi wa inna illeyhi rajicuun musliminta kudhamatay mesha allaha uwada naxaristo illahna hageyo janatul fardowso
Wan kaxumahay dhibatada katagan narobia ani waxan dhihilaha hudu ilahey sobadbadiya waqer badatay
Kenyans should not accuse Al-shabaab or the somalis of causing the damage, it is within the kenyans and this will ruin the whole country.
Aniga waxaan umaleynaa in dowlada Kenya ay kadanbeeso maadaamo uu xildhibaanka kaliya Oo soomaali Oo dhan isku wadayay qabiilna aan aqoon wixii qalad ah si aan gabad aheyn uga hadli jiray in meesha lagu dilo Oo mid duli ah uu isa soo sharaxo somali yay hurdada ka kaca Oo kiina wax idiin qabanayo doorta Oo caawiya sida Yusuf Oo kale plz
asc allaha caafiyo yuusuf xassan wan kaxumahay xalay aniga wan lajoogey walahi lakin aniga markan 5 daqiiqo kayar kasoo maqna ayuu dhacay kumana laban waxan kujirey dadkuu lahadlayey aadd iyo aad ayaan oga xumahy somali ma.ahan waxa dhacay qaraxa
Ina dhalac waxan lehay ilahay haw naxaristo in ta dhimatay dhawacana ilahay ha cafiyo waxan lehay ku wa duli ga ah ee kadan beyay qaraxan ma hor istaagi kar tan maw qafka absame ok