Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Boqolaal Dad ah oo xabsiyada xaafada Islii la dhigay iyo Howlgalo guryaha la isugu galayo oo soconaya

Xaafadaha kala duwan ee Islii ayaa waxaa ka soconaya baaritaano balaaran oo ay wadaan ciidamada dalka Kenya  gaar ahaan kuwa GSU iyo kuwa Boolis ah.

Ciidamadan oo wata gaadiid waa weyn ayaa galaya xaafadaha kala duwan ee Islii oo ay degan yihiin dadka rayid ah, iyadoona gaadiidkaas lagu xaraynayo dadka lasoo qabto.

Goobaha ugu daran ee howlgalkan ay ka soconayaan ayaa waxaa kamid ah xaafada Section One ilaa Jaamka oo xalay uu ka dhacay qaraxii uu ku dhaawacmay xildhibaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan Cabdi.

Dadka la qabtay ayaa waxaa ku jira da da’ ah iyo kuwa laa sheegay in ay caruur yihiin, sidoo kale waxaa ku jira dad haysta sharciga dal ku jooga KENYA sida Kibaandhaha iyo kaarka qaxootiga.

Saraakiil katirsan xafiiska Xildhibaanka Kaamakunji ayaa Warqaad.com usheegay in howlgalkan lagu baadi goobayo koxihii ka danbeeyay weerarkii xalay dhacay.

Dadka ayaa qaba dareen gooni ah kadib qaraxyo isdaba joog ah oo ka dhacay xaafada, iyadoo wali xabsiyada KENYA ay ku jiraan Soomaali badan oo loo qabtay falalkaas weerarada qaraxyada ah.

Warqaad.com/Nairobi Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

13 Responses to Boqolaal Dad ah oo xabsiyada xaafada Islii la dhigay iyo Howlgalo guryaha la isugu galayo oo soconaya

  1. Asc alla aqliyara kan run umaleyey cugaan habekii musqusha adikari ee nafta xuni kujirto sobax o imada wale dhiga urta badan ayaa sifolxun kaga bixidona adiga iyo kan benta iyo bakh tiga kushegayaba ben ayad isku shegten murtadin alle kafurtay wale alle kama aqbalin hadal kaga ben ta ah jahil

  2. Wali says:

    Khadar qaran udood ruuxa watow soo yuusuf xasan ma aha ninka aad dhaawacdeen hadiidaan yuhuud nimada aad ku heysaan umada maanta aan soo afjari wayno oo in badan ayaan idinka xishoonayee hadaan sida ethiopia idiinla dhaqanto idiinla dhaqmi wayno waad arki doontaan yuusuf xasan waa nin ogaadeen ah oo muslim ah muslin diidka kudhuumana islii marddanbe in aan lagu arag ayaa balan ah oo aan sifeynaa yooyadiini dhilada aheeyd ee diinta kabeen sheegi jirtay wasa

    • tamaam says:

      Wali
      Inta aad hawiye ubootayn ee aflagaadeyneyso
      Hawiye waa dad soomaliyeede oo kuwa aad hadhow kusoo carari doontide
      Waxna kumeynan yeeline haday kudilayaana si sharaflay kuu diliye
      Maad ka xumaatid ood ka qiirootid adoonta gabdhihiina hortiina ku kufsanayo
      Uf uf uf walaahi OGAADENKU magacii daarodka ayuu dilay

      Waa doqontii labiyo tobanka indhood lahayd ee 11 tolkeed isaga ilaalin jirtay midna cadowgeeda

  3. Waamoland says:

    Waa loobaahanyahay in HAWIYAHA iyo dadakan dhibka ka wada meel walba laga tarxiilo magaalada, gacan bir ah halagu qabto sida KISMAYO loogu qabtay magaalada NAIROBI. WAXAN wax la yeeli karo ma aha, wax loodulqaadan karo ma aha in maalin walba MOORYAAN ka gaysato dhib magaalada kuna sii ganacsato KENYA? DADWAYNAHA KENYA hurdada haka kacaan.

  4. Wali says:

    Shabaab waa caruurtii xaaraanta ku dhalatay ee meher la aanta ay ku dhaleen nimanka xamar jooga ee umada somaliyeed hantidooda boobay marka meelwalba oo aytagaan waxay latagaan xaaraanimo marka yuhuud ayaad tihiin islii way idiinka dhamaatay waana ognahay daarood meel uu joogaba in aad u qorsheynaysan in nabadgalyada aad kaladagaalantan oo xaaraan iyo diin la aan ayaad ku dhalateene in aad muslinima caqabad ku tihiin ayna banaantahay in nila laayo waayo waad gaalowdeen xaqunaas iyo xaqulahina waad gasheen marka waan idinla jahaadaynaa waana idin qabqaban doonaa ninwalba reer koonfureed ahna oon daarood aheyna waa shabaab dilkiisa wuu banaan yahay waayo waa xaaraami

  5. saadiq says:

    WAR NINYAHOOW BARYAHAN OGAADEENKU WAXEEY NOQDEEN MASAAKIIN,WAR SIDII 1989 MAAD QASHINKA UGA SIFEYSAAN KINYA,OGAADEEN SOOMAALINIMADA BEENTA AH AYAAD BERYAHAN QAADATEEN EE HURDADA KAKACA,OO HADAAD RABTAAN INAGA DAAROODKA AH NAGUDARA HADAAD RABTIIN,WAAMAXAY MAANDHOOW SIDAN.

  6. K.k.k.k ilahow caqle se cagdher kenyo so te hantida di gubtay k.k.k inad ka oy san adunka ad tirah dan itobiya na xasuqday iyo wax lamida cebey tacal ugaas kenya uma bahnin wana la jecel nahay side xamar ahan jirtay ine noqoto ah ah ah nin dumar kisa lagu ag fulay wlh ceb uma dheb no bbc ana kadhagays tay

  7. Mida kale intad hawiye ku heso ogaden ka galte ye san kudhaman mesha anaga safarada hesa naye hante na ebe wana siyay duli foqol dule qawil aya inta kare way war darod rag waxan u aqan sade iyo dhulmahan te k.k.k.k ogaden gumeze rac dhawa yaco boto kaliy marka xaqiqda timado dawa de jedida xabada dawa da kaga dhacda

  8. Al runsheeg says:

    Wadankiina ayad ku dheeshen e bal arka gumeysiga gaalada kenya waxa ay rabta doqonta dhaqaalahooda kenya waraawo u keney dalkoodana so guwey way idinku ficantahey

  9. Yussuf Abdikadir says:

    Allaw masakiinta aan dembiga laheyn xabsiga loo taxaabey Allaw kabadbaadi.

  10. Kenya police says:

    Saleban burcad badeed piratenimadina waydhamatay giirgiirgiirdhashay oo dabamadow waxaad dumisaan oodiirataanmooyee aqlikale laidinka waa safaraada nairobina ee lagasoomaleego waalaxiri ilaa laarko somali sidandhaanto motherfuckers idiots

  11. Sumaya says:

    Layab layab ogaden aaba dadiskadhigayo hawiye maxadhertihin waliginba dabadhilif aheden kenya hawiye kamaxigtin adinkaba baqti cmk dhiiladhaqma malin dhawed sida suqyashina gariso walaoga iyo dadkidhaba kkk damir malihidin

  12. cajab cajiib war ileen raga qaarkii xayawaanka xitaa wey kaliitaan kenya waxaan kunoolahay 10 sano meel aanan katagin maleh kuwa isku shegaya ogaden goormaad kenya wax kanoqoteen mise wax aaney somalida kale ka aheyn baad katihiin yaab badanaa kenya noociina oo kale wax laga wey diin maayo kenyana adoonta ayaa iska leh noocaaga oo kale haduuba kenya wax kaleeyahay inaga somalida ah xitaa ma aanan imaadeen gaarisana waa dhul somaliyeed kama mid aha kenya lakin gumeysi ayey kujirtaa noociina oo kale haduu kenya maamuli lahaa sharafteena nama siiseen inaan kenya imaano hadaan ogaadeen wax kudarsaneyno gaasira iyo meel kasiiliida ayaan aadi laheyn islii ma aanan dhisteen
    kenya waxaan kujoognaa xaniinyaheena iyo caqligeena gunta noociina oo kale ah meel walba oo calamka iyo somaliyaba dabada ayaan gus kalgalinaa nairobina cid aan adoonta ahyen nama haweesan karto sidaa uogaada doqon yahey waligeedba hora iyo gadaal laga mari jiray gumeysi kunool yahey mida kale marka aad qof hawiye ah lahadleyso lahadal adoo kaligaa ah oo aadan adoon iyo shisheeye midna gadaashiisa kugambaneyn gunyahey guntu dhashay anaga hadaan hawiye nahay raganimadeena ayaan kuhadalnaa maahee raganimo kale kuma xisaabtano kenya arimaheeda marka aad kahadleysaan adoontii kenya iska leheed miyaa isku qabtaan somali wey sitaqaan hadaan hawiye nahay hada nama baraneysaan 22 sano ayaad aqoon fiican nooleedihiin hawiye shisheeye iyo gacan kaleba wuu kadhanyahay qaranbeynu nahay sxb adoo adoonta musquluha udhaqaya ayaan futuda gus kaa galinayaa gunti kudhashay wase waa inoo waqtiga iyo waayaha by

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII