Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyay deegaano ku dhow magaalada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo.
Tababarkan oo ciidamada ay qaadanayeen mudo bilooyin ah ayaa waxaa la barayay casharo ku saabsan dagaalada iyo sugida amaanka.
Saraakiil katirsan ciidamada dowlada ee kusugan Gedo ayaa sheegay in tababarkan ay bixinayeen ciidamada Kenya ee kusugan gudaha gobolka Ged.
“Ciidamada tababarka loo soo dhameeyay waxaa ay gaarayaan ilaa 100 askari, waxaana tababarka ay qaadanayeen mudo 3 bil ah”ayuu sheegay Axmed Cabdullaahi Xersi oo uhadlay Saraakiisha ciidamada gobolka Gedo.
Ciidamadan tababarka loosoo dhameeyay ayuu sheegay in ay ku bireen ciidamada kale ee kusugan deegaanka Fafax-dhuun kuwaas oo dagaal kula jira Al-Shabaab.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Ayagaba hada waxa u xareysan askar dhan 5 00 waxa tababar ugu socdaa xaway iyo xero ku talo salagle iyo bu.ale mel u dhaxayso o shab.mamulan marka jug jug meshade jog waye somalia
Asc marka hore allah aya mahad iskaleh marka xigta sobadiya abnaul qiradati wanazir ayad aheden awalba sodhawada dhinbilaha mujahidinta xanunkeda ayad arkidontan insha allah caloshod ushaqestayal ayad tihin balanten wa macrikada kowad ee ad nalagashan murtadiyahey galada u adegta waxad sodonaten jaximadina insha allah wadna helrysan
faataale jaahil ah ayaa tahay sxb ragaan 1000 askari weeye oo ah kuwii khawaarijta ku xasuuqay garbaharey waligoodna libib lagama qaadin ee marka ay soodhawaadana carara ileen waa caadadine waligey jihaad laqaxaayo ma arag kuwaan kahor mooryan gareey meeshad gali lageeden gala walee waa kuwanaa ragii markaad isqabataan baqtigiina haada cunsiinjiray sidii kadhacday garbaharey dhowrjeerba guul somaliwen
Tababarta ama ha,taba_baranina iskumid horaad wax uqaadi wayden adinka iyo gaaloo dhan اللهم أرسل عليهم) طيرا أبابيل ترميهم بحجارة من سجيل اللهم اجعلهم كعصف مأكول اللهم أهلك الكفرة والمرتدين اللهم اجعل عليهم رجزك وعذابك)
Asc k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k 100 kas murtad maxay ka keni awayo 800 murtad ee hore meshaymaren aya la marin insha allah
odagaas waa aqaanaa waa col.warfaa sh aden faroole guuleysta
100 askari aa war lugooyadan eega intee wax ka qabanayaan 100 askari kismayo ayaan joogaa 5000 00 kaambooniyiin axmed madoobe wato wax qaban la kkkkk
Ninkadan abumuscab labaxey admoodo inhada laislamiye waxaad tahay cawaan ayaada quran siqal uisticmalo dhibki adiga kentey ayalolayimade ciidan shisheye kuwasomaliyedna loguso tobabarey insha allahu wayguleysanayin ninki jihaad rabo falastiin ha’ado
100 waa enough balaa kadhici meshay galaan
100 kulaha meshaas cidan kamjiro, cidanka badiya
Jaqafaha iyo qamisaha gagapan iyo kitabaha benta kagurta alshapap iskakaga carara mesha inta ladinkuimanin.
ciidanka waa kun warqaad qoraalka saxa waana kuwo sigaar ah lootababaray iyo sidii qawaarijta ukufsanlahaayen
Ader nacnacda daaya halkaan shabab aya ka talin 100 askari k.k.k.k. Mareykana soo kaxaysta
Ader nacnacda daaya halkaan shabab aya ka talin 100 askari k.k.k.k. Mareykana soo kaxaysta k.k.k.k.k. Fuck u
Ala waa la eryeyaa wixi nabad dida odhan insha allah somaliana hormar bay gari dontaa
Waxan ku farax sanahay somaliya mesha ay higsanayso ma shaallah allow nabad nogu deq muslimintana u dambi dhaf