Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Al-Shabaab aad ubadan oo xabsiga loo taxaabay magaalada Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab badan oo kusugnaa magaaladaas xabsiga loo taxaabay.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah Amisom ayaa howlgallo ay ka sameeyene xaafadaha degmadaas kusoo qabtay rag katirsan Shabaab.

Dadka lasoo qabtay ayaa gaaraya ilaa 10-neeyo ruux waxaana ku jiray dad la sheegay in ay Saraakiil Shabaab ahaayeen ayna gudaha magaalada ka qorshaysan jireen dilal iyo weeraro kale.

Saraakiil katirsan ciidamada dowlada ayaa sheegay in howlgalkan uu yahay mid wax looga qabanayo amaanka magaalada, loogana hortagayo falal ay qorshaynayaan Shabaab.

Xabsiyada waa weyn ee magaalada ayaa waxaa ku jira dad ubadan dhalinyaro kuwaas oo lala xariirinayo Al-SHABAAB- iyagoo qaarkoodna lagu qabtay xili ay weeraro qorshaynayeen.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

3 Responses to Al-Shabaab aad ubadan oo xabsiga loo taxaabay magaalada Beledweyne

  1. Waxaan dhihilahaa dila ama laaya waxaad qabataan oo shabab kucad haddii aanad sidaasyeelin waligiin maharsaneysaan waayo waa qaadiculnafsi islaamka dhibey

  2. Kenya police says:

    Nimanka qala kurka kagooya alshaydaan oojidka soodhiga alshaydaan hakuquusqaataan wajinjwe kama mbuzi that is what they deserve gaalada wada takfiirka ah

  3. Run sheeg says:

    War bladwayne waxa ka socda ma.ahan dawlad iyo al shab. Ee waa qabail war wuxu gumadayo waa galjecel lakin cli madawaynow hadi ad qban waysen walalkin gardarada iyo xaqdarada ku arurinayo o u so hogminayo jabutian xabsiyada ka buxi wada lay lakin galjecl sas kuma dhamanayo xisabtan ma dhamanayo wu danbeya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII