Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararkii ugu danbeeyay ee qasaaraha iyo dhimashada qaraxii caawa ka dhacay Xaafada Islii

Inta la ogyahay afar ruux ayaa geeriyootay ku dhawaad 10 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qarax xoogan oo caawa ka dhacay xaafada Isii ee magaalada Nairobi.

Dadka dhaawaca uu soo gaaray ayaa waxaa kamid ah xildhibaanka deegaanka laga soo doorto deeganka Kaamakunji Yuusuf Xasan Cabdi.

Qaraxan ayaa ka dhacay masjidka Alhidaa hortiisa sida uu soo sheegayo Wariye katirsan Warqaad.com oo tagay halka qaraxa uu ka dhacay.

Qaraxan ayaa dhacay kadib markii laga soo baxay salaadii cishe ee caawa, waxaana xiligii qaraxa uu dhacayay la sheegay  in uu su’aalo uga jawaabayay dad shacab ah.

Ciidamada amaanka Kenya ayaa guud ahaan la wareegay halka qaraxan uu ka dhacay iyagoo ka wada howlgallo balaaran oo lagu baadi goobayo kooxihii qaraxaas ka danbeeyay

Qaraxan ayaa imaanaya xili habeenkii arbacada qarax xoogan uu ka dhacay section Three isla xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Warqaad.com/Nairobi Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

19 Responses to Wararkii ugu danbeeyay ee qasaaraha iyo dhimashada qaraxii caawa ka dhacay Xaafada Islii

  1. somali says:

    inaalilaahi waa inaa ilaahi raajicuun masajid la qarxinaayo gudihiisa ama banaankiisaba ilaahow naga qabo cadowga.

  2. Muxyidiin Cadde says:

    إن ربك لبالمرصاد.

  3. Tolow nin slad ku jira ninka dilaya dadka u donayo inay no ladaani so ki aan tukanaynin ma aha?

  4. Khalid binu ibrahin says:

    Wlh wa kasddaren dadka waxqarxiyo lkn maxay usugilayin amanka askarta wawax lagashakiyo

  5. Aad ayaan uga xumahay waxa ka dhacay masjidka inta ku dhaawacantay allaha caafiyo inta dhimatayna naxariistii jano allaha siiyo aamin yaa rabi

  6. amin amin amin wlll mcn codowga muslinta allhey nacladiis $ tii mala.igta haku dhacdo allhy ay ug baryaaaa inshlh allhey samir iyo imaan ha idinka siiyo wllheyga muslinta ah

  7. Galmudug says:

    Hadii uu ka mid yahay dadka waxka iibsaday gobolada jubboojinka ilaahay kaama kacsho oo silec u dhimo adiga iyo faarax macalin oo jiri maantay kadib kismaayo ma noqondoonto meel soomaaliya loogo taliyo ninkasta ee dhibka ka shakheeya asagana balaayo baa alle ku saladay

  8. Magceyga iska dhafa says:

    Dadka keyanka ah isku dhicise wax ku leyahin

  9. Muscab says:

    Ilahow caafi inti dhimatayna unaxariso amin amin

  10. Run sheeg says:

    Inaa lilaah wa.inaa ilayhi rajucun waxi dhintay alaha u naxaristo waxi dhawac ah alaha cafiyo waxi ka danbeyeyna alaha so saro o gcn kale alaha geliyo

  11. Qarni says:

    Qaraxan madowga aya ka dambeyo waxana cadenaya qabka qaraxa u u dhacay iyo dadki mesha ka dhawa

  12. wadani boy says:

    Inaalilahi wa ina ilahi rajicu. Allaha u naxaristo. Inta dhimatay. Inta dhawacmayna allaha

  13. Garaad says:

    Waa sax in laqarxiyo meel ay ku jiraan dawadhilifka kenya, dadka ma arkayaan ayaga waxa ay kusameynayan wadanka muslimka ah ee soomaaliye.

  14. wadani boy says:

    Garaad. Waxa tahay bakhti noole caba dhiiga muslinta. Hadad kufarxsantahay. Dhig islam cabe

  15. Will Ogaden Absame Darood ah na. Fuck you Galmudug and Garaad. says:

    Kan labaxay galmudug Sxb yussuf Hassan iyo farax dawaaro marka Allaha wayn ogutala galo ayay dhimanayana duli duli dhalay ayaad tahaye o kufaraxsan dadka muslimka ah e cibaadaysanayo waliba masajid ama beeyd Alle o una kuhaboneyney dhiig inu kudaato.

  16. Suleekhaa10 says:

    Galmudug dhiladi kudhashay was nacalatyahay afkaga kumadhimanayo yusuf xasan wu ficanyahay insha allh wucafimadi galmudug jubooyinka maxa kagalay adiga mawaxad moday in jubooyinka uhawiye futo madowe uleyahay nacalad idinkudhacday somalia waxay ladagi ladahay wa hawiye jahanamo la idinkuxare kuwara

  17. garaad says:

    wlhi waaa yaaab ani xalay meesha ayaaan joogay wlhi muqdisho ayaaaan qalbigeyga kusooodhacday ani masaajidka gudihiisa unbaaa kujiray lkin mar unbaaaaa naxdin lawareeray

  18. cabdulahimx says:

    garaad oo kalaa nagujira muslimku ma adiga kaliyaa isagi muslimka ahaa kulana lahaa hadaa dilayso

  19. Nairobi boy says:

    Ina lilahi wa ina ilahi rajicun dadka ilahey gurigisa qarxinayo ilahey aya ujoga o gurigisa badbadsanaya inta dhawac ah alah hacafiyo inta dhimatayna alah ha unaxaristo amiiin amiiin amiiiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII