Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ku soo warramayo in haatan uu qarax ka dhacay xaafadda Islii gaar ahaanna Masaajidka Al-hiddaaya ee xaafadda Jaamka.
Wariye kusugan goobta uu qaruxu ka dhacay ayaa sheegaya in dad badan ay ku waxyeelloobeen islamarkaana la arkayo dhaawacyo farabadan oo lala cararo, wariyuhu wuxuu intaa ku daray inay dhimasho jirto balse aan la xaqiijin karin tirada rasmiga ah.
Dadka qaraxa lala beegsaday ayaa waxaa kamid ah Xildhibaanka deegaanka Kamakunji Yuusuf Xasan oo ku dukaday Masaajidka qaraxa uu ka dhacay.
Ruux kale oo ku sugan halka uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in qaruxu uu ka dhacay masaajidka Al-hiddaaya hortiisa, xilli ay dadku ka soo bexeen salaaddii cishaha, waxaana jira dadbadan oo dhaawacyo ah inkastoo aan la xaqiijin karin dhimasho.
Macadda cidda sida rasmiga ah uga dambaysa qaraxa ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, waxaana horey uga dhacay qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Waaw ths qarax qarax became amatter of concern….ths means kenya will reap the fruits of their involmnt in somali..they were complaining abt their tourism activities interrupted by a terror group nd have to persue thm out of their country but that escalated the groups anger and the city is kkkkkkkkkk damn it
Damn it..quick recovery yusuf hajji you are loyal and had everythng don 4 de merits of ur pple..wish to see you back normall. Ur strong mentally and u cn make it
Ilahow ada joga nairobi filinkeda wa gubtay ee qofka qaraxa kicinaya ma soqabanayan miya
Ishii la arke ayaa ushii lagugaraacaa ayaa somalida haysataa war waxaa idinlaynayaa waa sawaaxiliga shababka ah oo jooga kenya.
Waaw waxa wanag sanan laheyd in uu ku buqtiyo gaalki yuusuf hassan haji sory weey soconi qaraxa ilaa magdhow aay ka bixiiyan qasaarahi aay ka geeys teen garisa shabab vivaaa kenya down
Sorry sorry ilahay haso qabto wax islamka dhameynayo bye qalanjo filsan khadar
xawayan hada waxa laqarxiyee maa gaal ayaa lalaye mase muslimin misajid kutukatey oola baabiiyo aya lagu farxaya hadad kenya udanledihin mad townka daraha dher dher ee kuyale ad qarxisan musliminta balayo aya heysato
Who ever in volve this explotion we are seriously condem and that is against humanity and any faith to be kill inocent people.
Inaa lilaah wa inaa ilaahi raahicuun waa arin nagucusub gaar ahaan Kenya in masaajid laqaarxiyo ilaahow naga qawo gaalada dagartooda alla ha unaxariisto inta kushahiiday masjiska inata kudhaawac matayana Alla ha ufududeeyo aamin aamin
Tit for tat is a fair game. If u want peace prepare for a war. Qaniinyo qaniinyaafujiso arintu waaqabiil waat araktaan in madaxdanadi target lagadhiktay .war nairobi kwa nalajogaa ayaan ugu aaraynaa dhib maleh alshaydaan baadishay umbaa laoraniye waankajawaabaynaa very soon. It is very easy halaogaado somali inay isdhaxtaalo maasa buus maasa nayers
Waxaa filinkaas kadhambeyaa galada. Shabaab masjit qofku jiro kuma qaldameysoo ee waa argoose galada ay argosanayaan.
Waa wax wanaagsan in gaalada iyo gaala raacyada laqarxiyo wadamadooda looga tago,wali la is magaarin.
Dhaawac cida ku dhaawacantay illaah haga kiciyo dadka waxashnimada ku ridaayo qaraxa muslimiinta illaah haka qabto qofkii ku dhintayna illaah ha unaxriisto