Wararka aynu haatan ka helayno halka loo yaqaan Jaamka oo uu kuyaal Masaajidka AlHidaya oo caawa qarax lagula eegtay xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa waxaa lasoo sheegayaa in rabshado ay ka socdaan.
Rabshadahan ayaa waxaa lasoo shegayaa in dad Soomaali ah ay ku qaadeen dad madow Kenyan ah oo kusugnaa meel aan ka dheereyn halka qaraxa uu ka dhacay.
Wararka waxaa ay sheegayaan in la gubayo taayaro gadiid, waxaana la arkayaa gaadiid badan oo ay wataan dad madow ah oo goobahas ka baxsanaya.
Qaraxii caawa ayaa waxaa uu sababay dhimasho aan la ogayn iyo dhaawacyo dadka waxyeelada soo gaartayna waxa kamid ah xildhibaanka deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan.
Warar dheeraad ah dib kala soco Warqaad.com Insha Allah
waan ka xumahay in masjid la qarxiyo runtina ilma aha in dad islaam ay kadanbeeyaan arintan waan ka xumahay markale ILAAHNA hasooqabto cadowga islaamka
Acw . Allaah u sahlo, waana ka xunahay . Dhibkaas dhacay, lkn . Waa inuu amaanka Kenya wax weyn laga qabtaa . Haddii kale meel fog ayaa laga dooni doonaa .
Asc walal yaal xil dhiban kena yuusuf xasan oo caawo dhawac may iyo nin ganacsado ah oo layirahdo
Nuur cajab iyo dad weyna kale ee waxaan leenahay allhow caafi waxaas waxaan leenahay waa siyasad oo xildhiban ka hanu,laado waligana katali kama kuujo kukuyu dhib ka naga daayo ee xasilinta kudadalo iyo nabad gal yada??
maxaa dadka masakinta ah laga rabaa cida kadanbaysa waynu wada garanayna haddii aynan is indho tiraynine
Dhiaataddn maalin welba kadhacda xafadeena islii waxaa kadambeya kuwa keyaan al shabab ah waxayna qababan gabdha soomali ah waxayna kusugan yihiin tolooyin lakala yiraahdo raama cadey iyo xawaal barbaare kuwa ay misinka fuliyana waa kuwa gabdha siiye ilaahow naga qabo doqota (hubeer)
Asc Walalayal wan idinsamay cawa dhibka dhacay xafada isli wan kaxumay waxan lehay inte ku dhimatay ilah ha unaxaristo inte ku dhawacmay uu kamid yahay xildhiman yuus Xasan
Asc,run ahantii u maleyn maayo in uu qof islam ah kadhambeeyo ee waa gaalo waxa qaraxa sameeye
Asc xildhiban yusuf xasan alla hacafiyo markale ayanu doran rabnaa dhibkan cawa logesteyna waxa kadambeya galada madoga ah masamen karo dad masajidka sobaxay islamku ma qarxinayan wa siyasada galada gacanta alle hakagoyo dadka qaraxa ugestey masjidka al.hidaya iyo musliminta
Galo waye o madow ah ilen qof islama guriga ilah ma qarxinaye
Waxaasi wax idiin dhaama ma,idiin sheega ina indha gamuun hadey adoon iga waxyeeleysa ana garan sidan uga gudayo laakin anigu adoon ha,ii tilmaamin ee hanti warkeeda naftaada igala baxso walaal ku cafineyn waa nijaasadi aan aqiiney hadaad muqdisho ka soo soka marto ragaad taqiinay kama dhalan mooryan mooryan dhashay