Warar aynu ka helnay meelo kala duwan oo gudaha dalka iyo dibada ah ayaa sheegaya inuu soconayo qorshe maamul loogu samaynayo afar kamid ah gobollada Koofur Galbeed Soomaaliya.
Qorshahan oo mudooyinkii lasoo dhaafay ka soconayay magaalada Muqdisho, Baydhabo, Nairobi iyo meelo kale oo caalamka ah ayaa waxaa hor boodaya Shariif Xasan Sh Aadan oo ah gudoomiyihii hore ee barlamaanka Soomaaliya.
Shalay ayaa lagu waday in Shariif Xasan uu kasoo dago magaalada Muqdisho, hase ahataee safarkiisa ayaa dib udhacay ilaa iyo maalinta isniinta ah ee soo aadan.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in wafdi uu kamid yahay Shariif Xasan ay kulamo balaaran ku yeelan doonaan Muqdisho kahor inta aysan aadin magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Qorshahan oo la rumaysan yahay in dowlada Soomaaliya ay wax badan ka ogtahay ayaa yimid kadib markii la isla garan waayay in la mideeyo lix kamid ah gobollada Soomaaliya oo kala ah Labada Jubba, Gedo, Bay iyo Bakool iyo Sh/Hoose.
Shariif Xasan Sh Aadan ayaa doonaya inuu noqdo Madaxweynaha maamulkan loo dhisayo gobollada Gedo, Bay iyo Bakool iyo Sh/Hoose.
Shirweynaha lagu dooranayo maamulkaas ayaana qorshaha uu yahay in lagu qabto magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Warqaad.com ayaa idiin soo gudbinaysa Insha Allah Wararkii ugu danbeeyay ee maamul usamayntaas Afarta gobol, Bay, Bakool, Gedo iyo Sh/hoose.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
what a absurd story’ subxanallah’ is sharif sakin fueling somalia into fire yet’ illahay kaas madaxwayne somalia xitaa tuulo ka mid ah ugama dhigo tolow ma itoobiya ayuu ka gadan rabaa goboladan
Kkk ala maxa hawiye aqligi kalumay bal maxay gedo ugu darsanayan maxa kaqusey ma eelay baan noqonay markan wax ku darsanayno xita ciyalku kuma fakaro waxad soo qoraysan
War waxaan idin sheegeya kuwa meesha benta kuhayo gobolada bay bakol j/dhexe shabelada hoose iyo qeeb kamid.ah gedo waxaa iskaleh RAXWEEN ogawo ama ha oganin dadka sharif hasan wax kushegaya sh.hasan darooddhon wuu wasi farmajo mesha yaa katuurey geesiga sharif hasan guul raxwen gedo maxykarabta qeebteda may kasogosato mel marixan jogo waa gajo
adeer sh, shariif maxaa ka galay GEDO ma eelay wiiq buu mooday, cayaar.
adeer laandheere sade daarood ah ayaa dagan iskana leh gedo waxaana ay sidoo kale wax ku leeyihiin 2 DA JUBBA yaga ayay wax la wadaagayan oo ay isku hayb yihiin.
eelay wiiq iyadaaba tuugsatee maxay dhisi karaan adeer. lolz
Hadan.nahay raxwen waa qomiyada ugu fcn somaliya daarod waa qomiyada ugu dabalsan somaliya waa asiga marixanka geedo no falineyo waa mel gajo ah gedo mesha ugu fcn waxaa iskaleh raxween ogaw marixan gajo bardhere luuq iyo tuloyinkale waxa iskaleh raxwen janaayow ogaw marixan gajo
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuuu riyonayaa sharif sakin gedo iyoo bay maxaa iska galay riyada hajojiyo adeer darood wuu is racay sakintadana illmahaga ugu xiro hadii kale adiga ayaan kugu xireynaa darood guul
Aryaaya kan aqli xuma aniga ayaa isXumila halkee ukasocda mitkan shariif sakiin ah war yaarun usheegea ma anaaga baydhabo nalaga xukuma kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
madaxweynaha doqon sanaa anga myuu raba in uunalaga xukumo baydhabo
waa riyo rumoode
xawaan waye dat ayaga sheeshiinla ayuu rabaa in xukumo
WAR MAREEXAN WAA DAAROOT REEXAWEEN MA ANAAGE NOOTALINAYAAN HADAAN NAHNE SADDE DAROOT KAN WAA UU RIYOONAYA SHARIIF SAKIIN
DAROOD DHAXDIIS AYAABA ISXUKUMI LA,EE MARKA ASAGA AYAA KUDHAX LUMAAYO
REEXAWEENKA WAA QARWAAYA MADAXWEYNAHA WAA AQLI XUMI AYAA HEYSA
Eelaay tuuksi ayaykudhameeyeen dhaqaalihii gobolkooda hadana gedo ayay kabilaabi rabaan. Ceelbarde yeet iyo Aato must expel the beggers
kkkk raxweyn aqli badan marexaan ayey raban in ay qasban wr marexan wa darood mana idin raban dad is leh ayad kala jar jare rabtan hawiya sirtina wa la fahmay
Magan allay elaay knows how to beg
shariif koonbadii dhigtay ayaa sida/wax loo dhaco baratay dalka intaad amxaaro u dhiibty ayaad haddana hambada ka harty u dhamaystiraysaa miyaa cid aad matalayso ma leh soomalidu waxay qaqaalinaysaa sidii maxkamad caalami ah laguu keeni lahaaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo beesha sade iyo eeleeyda yaa ukala turjumaya hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay awalbaa awalbaa galgaduud laga rarayoo hamayan walba ban geele lagu layanayaye shariif xassana ma u hawooday tanu rabay leedahay
Nacnac hawiye leed heeysaan been.qaad Gedo waxeey ka mid tahay Juboyinka.
kkkkkkkkkk dadki sakin soo ceshada waxna u dhiibta ma aqaano horumarku gaarsiin dono nin jaahil ah kuna soo caan baxay dhaca xoolaha umada waa ila fiicnan lahayd in ay ka fiirsadan mamulkoda qof wanagsan u dhiibtaan
Yahuuuuuuuuuu, shariff xasan aaa, oo wali masoo taaganyahay waayabe.
Haday 4 gobal ay wax dhisanayaa mamul qof nadif ah haka dhigaa lakiin sharif sakiin ha iska fogeyen ayan dhihi laha wayo waa la ogyahay wuxuu yahay tugadi hore ayuu kasoo haray
Qasab wey inuu lamidheeyo lixdha gobol oo iskalex digil&mirifle xadii kaleeto R R A wayjoogan ogadhee iyo intii adhab darawadana talaaba waxkuoolah ayaalagaqaadhayaa inshaallah
Wale wa yab war anaga eelay waxbo kuma darsanayno hadan nahay mareexan waxan tagersanahay jubaland state waxana wax kudarsanayna walalehen absame iyo kuwa kale e nala dago juboyinka sharif xasan iyo raxanwayn donimayno jubaland viva cali adan loyan gulayso madaxwaynaha jubaland owlibax axmad madobe gandi gulaysta iska dhiciya raxanwayn
Wayqaldiyihiin dadka waxba sika,ah gedo waxay katirsantahay jubaland
Ethiopia hakadayso faragalinta ayku hayso gobolka gedo hakadayso ama hadi kale anaga uma dulqadandoono hadanahay dadka udhasahay gobolka gedo mida kale sharif sakin hadu naga dayn wayo faragalinta wu kashalany doona
K.k.k.k.k.k.k.k walee rer gedo war baa u yaalo hadana ma sharif sakin ma’indamcay yaahoo.com
marka hore asc marka xigta waxan leeyahy raga qabiil aflagadeynayow dembigaga aakhiro qabiilkaga kulama qaadayo
wan kaxumahay manta idinko soomali sheganaya oo caalamka odhan laga garanayo qaxootiga iyo baryada ay kuheyso inad qof kale tuugsi ku caydaan
tankale manta D&M cidkale oo ay ubahan yihin malaha oon Allah aheyn Gedo na qeyb bey kuleeyihin inay yirahdan wanku darsaneyna xagbey uleyihin waayo waka ogadenba leh jubooyinko dhan ana xukumi
waxa iga waana ah raga commentiga sooqora waxn filayaa rag dhalin yaroo wax baratAy iney ubadan yihin iney iska daayan waxyabihi 22sano dib udhaca nagu keenay(qabiil) asc
ree gedo way ku qasbanyihiin inay bay iyo bakool wax la dhistaan.sababtoo ah meesha qabyaalad loogama baahna. gobaladu say isugu dhowyihiin bay isu raacayaan
ala maxaa layabay soomalidaan tuugsi iyo tuugnimaba waa nalooga badanyahy gedada aad sheegeysaan macan u naqaano hadad ogtihin saas uma qiimeyn lahayn alx gobolada ugu wax soo sarka badan ayuu ilahy nasiiyay ka naxoo nafta waaa daaroodna haduu laan dheer yahy asagaa isu ah ari haduu wax tarayo dawadiis ayauu dawoolan lahaa kismaayo un ku heshiiya afkiina urayana naga leexiya yaaaaaaaaaaahuuuuuuuuuuuuuuuuudiiiineeeeeeeeeee
No hurdred teys ged is jubaland find ana job plz .madaweyna damul jadin stop .bad vision . U damul jadid clear all mareehan after that you do so.
beesha sade waa lysku haystaa waxay noqdeen gobalka sool ookale jubaland koonfurgalbeed baa ku muransan.
Mesha waxaa lagu hayaa shinbira yoho hesa hes wanag san hes sa is that true
Shariffka hada Sakiin ma watee wuxu wataa Seef wuxuu doonayaa in u Seefta u wato u kaga jaro Gedo Jubbaland . Taas ma dhaceyso Waayo waxaan rabna dad aan isku af nahay in aan wax la qeybsano oo aan isku heyb nahay. Gedo wexey ku biireysaa Jubbaland.
Kkkkkkkkkkkkkkk shariiiif aaaaa alla magacii shariiftuuu ku ciyaaaray mida kale gedo ma wuxuuu mooday dhul raxanwayn mise dhul hawiye markuu leeeyahay waxan ku darayaaaa bay iyo bakooool war meesha ka tag dheh tuuugyahaw daarooood viiiiiva juboland viiiiivaaaaaa
Maamulkaas ma socondona sababto ah nin umadu nacebtahay aya la raba in madax looganigo
sometimes people dream; and this is part of the dream.
Waxas a ka riyo ah war gormaa lawashay o wali manol yahay sakiin ader riyada muqdisho hala imanina mesha warqadey mida kale darod wa mid wa ul iyo dirked wa walalo raxan wen dantina u tashada hadi kale darod a ini talin dono
Ar maanta Hergab ayaan qabaa maqusli karo kukuku
K.k.k. Xita haddi layirahdo Garbaarey magala madax halagadhigayo marexana madaxweyno madhaceyso in mamulkas marehan aqpalo ee sharif sakiin iyo hawiyo akhlixuma.
dadkan wey washen ayan u malena besha sade so raxweyn ugu darsana waba is fahmayane
afartan gobol in la israaciyo waa fikir fiican,maadaama mareexaan fadhiyo dhul dhagax ah oon waxba ka bixin.waan soo dhaweynaynaa viva
Geesi geesi dhalay sharif xasan war4 gobal iska daa ee 5gobal ka dhiga
Aniga sharif xasan in uwax hogamiye wax dhib uma arki lkn bay iyo bakol hadaqda ayan leeyahay sh/hoose qabìila badan ayu ka dhexeya hawiye dir jarer digil waxa hawiyaha ka dagan wa gaaljecel sida wanleweyn leego biriweyne kabahereg gobanle ka dagn side kaga yelayan teeda kale dadkan hawiyaha kuwashay gado hawiye kulama dago kamane rawe sharif xasan hawiye ma aha marka maxa hawiye ku heysata juboyinka hawiya ugu badan taariqdane dadka kale saareyso isdaji he daarod
aad iyo aad aya ugu faraxsanahay mamulka loo sameynayo gobolada digil iyo mirifle kuwa dhahahayo digil iyo mirifle ma wax ku darsaneyna gedo raxaweyn aya idinso dajisey idinko qaxoti ah aya timaden jabkina maran qaxoti nimo aya idinku soo dhaweyney sade iyo waxa shegaysan manaqane dadkina dhankina karaca hadi kale dhulka aya idin ku dareyna marixan xage daga waa langab oo adunka laga aqonin waye gedo qaxoti nimo aya ku timaden hadi nac nac kentan mesha aa ka imaden aya idinku celinayna jarerta cidina ahed was iyo bonta ni dhashey hero and sufe
Waxan aad ola yaabanahay gobolada somaliya ma halbaa mise wa kala qeyb qeyb sh/hose bay bakol iyo gado waxa lo sameynaya maamul jubada hoose iyo hiiraan jubada dhaxe iyo gobolada dhexe ayaga qawiil maa loo daaye waa yaab hadii aay saa tahay qawiil walbo gobolkiisa hamaamulo ee haloo daayo
Shariif sakin cid an islahayn ayu isku cariirinkkkkkkkkkk adeer sakin waxa tahay raxanweyn waxana kasitahay asharaaf asharaaf meel ay degto lama yaqan wa suufiyin tuugsi ku caan baxay
E Gedo. Iyo shabeelada hoose maxa ka quseeya.
Gedo waxa dega beesha Sade
Sh/hooesana waxa dege beelo badan
Sida Jareer. Dirta koofureed.muduloood. Reer banaadir.Gaajecel.iyo qeyb kamida raxanweyn
doqonka wil raxan wayn labaxay marka hore wacal wacal dhalay batahay qabil cayn mayo lakin wil raxan wayn hoyada ana kadhalay
War ya balcad markad markad ku dhawaqeyso asharaf afka so cadeyo, teda kale so hada le maku xukumeynino markad ledahy yu xukuma he is your leader u hogan sanow viva somalia
doqoma ayaa tihiin shariif xasan waa nin somalinimada aan kabixin wali laakiin waxaa
Kadaran ugaadeenkaan cagaha dhadheer
Oo jirjiroolaha ah oo marba cadaw usooka
Xeynaya umada somaliyeed hadda jareer
Beey wataan oo sanwaaweyn gabdhihii
Ogadeen qeeyb bey ugudeeqeen waa su aalee
Jareer hakuutaliyo miyaad raxaweyn oo laya
Qaan oo dad nasab ah somaliyeed miyaad kadoor biday alla ogadeen doqonsanaa
Gumeysijeclaa
Dadka qaar ee an filayo in ay kasoo joodan Gobal ka Gedo waxey kala aqoon la’yahiin Hawiye iyo Raxanweyn waxaan idin leeyhay bal horta kala barta Raxanweyn iyo Hawiye.
Afkiina quranka ahna hawiye haku sheesheegina. Xoola ayaad tahiin madax diina ayaad cayneysaa. VIVA BEELWEYNTA HAWIYE.
Wiil Hawiye nacas baa tahay. Ogadeen waa kan aad qoxotiga dhulkiisa ku tihiin. Dhaadhaab aya la idinku soo dhaweeye nacasyahow. Hawiye soo kan sharciga marku raadinayo Ogadeen sheegto. Mida kale kuwa gabdhahooda Adoonta wasto marka sharci laga waayo soo ma aha intii meel luuq ah lala galo. Inteey soo dhiibato lasoo daayo. Gabdhaha Hawiye Siilkooda aya sharci u ah markey Kenya joogaan qaasaantan markey Xafada Islii markey ku sugan yihiin.
Juboyinka hawiyaa leh cidii hadal ka keentana xuduuday gudbi
Marka marexaanow intaad hawiye wax kudarsan lahayd amay kuu roontahay adoo raxanweyn wax kudarsada
Hadaad qorshahaan diidaana jubooyinka iyo bay iyo bakool ayaa laysku dari
Adigna mareexanow dhagaxaad ku oodnaan
Mareexaan intay jubooyinka iyo kismaayo iyo meel ayna laheen dhuunta utagayeen ayuu wakhtigi ka dhamaday.hadana wlaahi raxanweynta in la raaciyo ayay ku ficanyihiin.
gedo waa jubbaland state ama gedo kale aya jirta oo elay ledahay
ani waxaan ka yaabay caqliga hawiyaha ku jiraa sdii qoris mariki bay mar nooc iska soo dhigayaan haday waxay soo kaxaysteen in ku fashilmay siyaasada somalaia oo leeyihin darood qaar u tali ta kale hadii waxa iskudhaw l aisku darayo gal mudug ku oo dara puntland hadiikale naga daaya riwaayda iyo dawlad la’aan jacaylka
Kakakakakakakaka@wil gedo afkada cano lagu qabay alla mxd runta kahadashay…wil hawiye sxb ogaden afkada hurada leh kada ogaden wa dad layaqano o dalad eh ma ahan adigo hawiye eh o madaw badan fool xumadana jarerta sanka weyn ay kaqurux badantahay tankale wa adiga hablaha ogaden wax kashegaye soma ahen darato marki gabdhihina laga so sarayay xarunta Amisom e xalane inta sidi guus logu waday lagaga suxiyay luqad ay kuhadlana ay garanwayen teda kale wad ilawday ayn umaleyna nagaha hawiyo anaga intay garisa nogu imaden ay nadahan abowow ila nairobi ii gey markasa futada kawasna balayada mad madawga badan markasa hablaha ogaden o britishka ad wax kashegeysa war hawiye o ur badan ya wax kufalli adonti ayaba kafaneysa mad madawgoda i fool xumadoda marka bal dib isku firi inta ad dadka caynin sida ad u ektahay..
Gobolagada hada lashegayo 4ta dhaman waxaa iska leh digil iyo mirifle sirta aan idin shege bay iyo bakol iyo shebellehahose iyo gedo dhaman dulkan wa dhaxal ma ahan mid lagu kenay xabad iyo is baaro dhaman waxa iska keh qomiyada wayn e raxwayn daarod ama marixaan waxbo uma yaallo marti ayay ku yihiin Gedo. Waxaan xukumi doona shafiir xassan shekh aadan diil ama ogolow shariif waa madaxwaynaha kofur galbed somalia. By by by.
Dadkan darod bey u tashten,this geo-socio plotical,dad is leh in lakala lumiyo bey rapan.gado or jubada sare elay wax lama qeypsan karan.so hadalina elayahey..
Hawiyow,Marexan iyo ogaden cuqdada dhax taalo oo idinka kadambeysin hadad umalayesin in kukalafogeyn kartin waxas afka madhafsisana .dakena uso dhigten inad dhacdan .