Xildhibaanka deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan ayaa maanta waxaa uu marti qaad usameeyay dad badan oo ah kuwa ku tuugsada xaafada Islii.
Dadkan oo isugu jira Soomaali iyo Kenyan ay dhibaato dhanka nolosha ah haysato ayaa waxaa uu isugu yeeray meel gaar ah isagoo uqeybiyay deeq lacageed iyo mucaawino kale.
Isagoo lahadlayay dadkii masaakiinta ahaa ee uu mucaawinada uqeybiyay ayaa Yuusuf Xasan Waxaa uu sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada haysata dadkaas.
Yuusuf Xasan ayaa ah mudanihii ugu horeeyay ee laga soo doortay deegaanka Kaamakunji oo ah halka ugu badan ee ay Soomaalida ka degan tahay Nairobi.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Allahayow caafi xildhibanka war somali doqonsana maxay halka ninka ah e walalkod ah u qarxin ma adon inay mamusho ayay raban meldher wax kafirhyasomaliyey kikuyu iyo jalwo wa cadowga somalia
Wakaxumahay indhig ladadiyo lkn sxb mahan somali wa dadka adonta oka xun asaga in usobaxo dorashada iyo uquriwaga ganacsiga islii somalida
Firi sxb adi fikir somali ma qof masajid ka so baxay qarxineyso masa ku jiro waxa fodada wado wa madowga xunxun ilah hanaga qabte
Thanks mr yussuf
Malaha jagadisa ma nin raba ama blayadi somalia nagaso cyrisay naw ilahow dadkan adunyo kaliya u muqato o an ogayn akhiro ilahaw hanuni
ilahow caafimaad sii gardaraa lagu maagay yusuf, ilahay hakaga dhigo xagtin ku soo gartay insha alaah , musliminta soomaiyeed waxan ka codsan in ay u duceeyaan waa inshii keliyaheed ee soomaalida islii jagta ay laheed loogana cabsanaya alow bogsii.
ale ha cafiyo xildhibanka islii guuleyso walega
Somali maehe wa kuwa magaca kali somali kaeh e wa galo galo dale dinti lacag ayey kubadashen wale aqiro wax wa yala
Allaha ha caafiyo Yusuf Hassan xildhimanka dadka somaliyed hormarka u kahayo iisli ayaa laga xunyahayna.
Asc asxaabeey soomaaliyeeey adinkaa iskatuuray indhihiii aad wax ku arki jirteen hadana malugihii ayaad iska goyseen wlhi yuusuf xasan wax xuu ahaa lugihii soomaaliyeed mantana waa luga la aan soomaina waluga la aan manta
Those of u who are saying Somali ur slow thinkers this are Jarerta waya
A s c.
Walalayaal. kolay cidkasta o falkan samaysay waxa ka ja.isa siin allah subxana watacala o aynan waxba ka qarsonayn . Haddana mudanuhu aad bu u ladanyahya ducadeenina waa la aqbalay illahya ba mahad leh dhamaan shacabka musliminta ahna way ku mahadsanyihiin ducada sadaqada ah. insha alla wakhti dhow bu kaso baxa Spitalka . allaha ha caafiyo