Ganacsade Soomaaliyeed Ayaa Fiidnnimadii xalay lagu Dilay Degmada Soshanguva ee u dhaw Magaalada caasimada u ah dalka k/africa Ee Pretoria.
Ganacsadahaan ayaa waxaa dilka ugaystay dablay ku Hubeysan Bastoolado kuwaas oo usoo galay dukaankii uu kusugnaa.
” Waxay ku Qabteen bastoolad Hase yeeshee Marxuumka Geeriyooday ayaa isku dayay in uu is ka caabiyo Qolleysatada Qaraab Doonka aheyd, wuxuuna la soo Baxay Bastoolad Balse Nasiib xumo Bastooladii ayaa u dhici waysay” ayuu sheegay qof lahadlay Warqaad.com.
“Durbaba Dablaydii waxay ka qaadeen Bastooladii waxayna madax kala Dhaceen Dhalooyinka Coca-colada isagoo isla Goobtaasi ku Ruux-baxay” ayuu Sheegeen mareegta Warqaad dad ku Dhaw-dhaw marxuuka.
Alle ha u Naxariistee Marxuumka ayaa magaciisa lagu Soo Gaabshay “jano Gale” Marxuumka ayaa waxaa ku wehliyay Dukaanka Labo wiil oo la shaqeynayay Hase yeesheen wax dhib ah ma Soo Gaarin.
Dilalka iyo Dhaca loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Dalkaan k/africa ayaa ah mid soo Noq-noqday oo ilaa iyo iminka wax laga qaban la’yahay, Waxayna Ganacsatadu u Sababeenayaan Safaarad la’aanta Soomaalida haysata, inkastoo warar Hoose ay sheegayaan in Soomaalidu soo iibsadeen Guriga safaaradda oo iminka ay sugayaan uun in Lagu Hawl Galo.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Runti wan kaxumahay dilka logeystey qofkaasi miskiinka ah lkn aniga south africa hada ayan usocda alle habadbadsho umada somaliyed anigan illah ha i amansado dalkena majogne taasi ayaa nagu qasbeyse inan wadamo nalagu dilaayo an u safarno
allaha u naxaristo laakiin kuwa lajoogay ma dawanayeen arinku cajeeb somaali issu hiilin la’aan bay meelkasto ugu bas beeshay
Inalilahi waina ilileyhi rajicun
Inlalilahi waa inalilahi rajucun wlhy waa wax laga naxo illahayo u naxariso marxuunka amin amin amin
Allah yarxamhu south africa wadhib badantahay lkn nin kale mee isu hiiliyaan nin bastoolad heesta maad qanini halkii ayheesteena waadhici wayay halbastoolad mawadato tuugta s/africa 3ayaa uguyar sou africa aqon ayaa kuugudhiman
Inalilahi wainaa ilehi rajicuun. Allaah haunaxariisto. Aniga waxan jogaa south africa. Waxan dhihi lahaa. Wadan kayagii. Wax inodhamo majiree inakena. Aniga qisoyin badan. Ayaa igasomaray south africa hadana haduu alle idmo janawari 1/1/2013 wan kasocdaa ninkii dhalo lagudilayo. Asagay. Utalaa lkn aniga by south africa by. South africa
Waan idin salamay dhamantiin ala yaa raxma sxb kaat janagale ale janadii haka watabiyo gacan kaxaqdaran ayaa dishay mida kale mgaca hoto qofka watoow wadankaan anaka ayaa jogna dhaqan kisana baranay adoo hor fadhiya ayaa walalkada lagugu hor gawracayaa maxuu ugu firsanayay lama oran karo wayo wax an qaban karo ayaan jirin ma usan jirin runtii nin aan kajecelahay oo joga wadan kaan lkn ale ayaa iga qatay ilahayna asaa aburtay amadisa qadanayana waxan kaliya o oran karnaa ala yaaraxma uma islam ka aheey usoo duceya umada islamka aheey muminkas marxumka ah manta ala yaa raxma
Ilaalilahi wa inaa ileyhi raajicuun walalkeena allahu unaxriisto qabrigiisana waasac allaha uga dhigo allahana hacafiyo aamiin anagana intz hada kunool ilaah hanagu amansado
Ina lilah waina ilayhi rajicun max,ed intan katagin hadi dhalo lagu horkeno kamaran.k.k.k.k thanks aqyar
inallhi winailhi rajicon allha onaxaristo miskin kas ehiladisina allha kasiyo samir iyo iiman
Asc inalilahi wa inalilihi rajucun janada ayaanu ugu duceney lakin wa guroma tolow nacaycaybka aynu uhayno k/africa gorman karsexan donaa walalaha kunool cadowga dhexdisa haka mudaharadan inlaga dhiso sifarada somaliya kumujiya dhibkina o diida sifarada somaliya kana soguura dalkas alle maduleyo qomna ilaa ayagu isduleyan mooyiye kabaxa kuwan wadan kooda dhikan ayaaga kudamben doona anugu naftayda waxba uma dhafayo wale intan ka arko kuwa dadkena sanyelaya 25 inka badan dal dhan iyo dadkisa bal ilaradiya
Sifarad kama dhisikaran k.africa somaliya anaguna kama rabno dadkayaga laxasuqay kuma cafin doono k.afrika uma caban doono wale inan kaqadan doonin diyo iyo samirkale o an ahayn inladilo anaqaba shikh sinimadayda fekerkan loma gesto cidkale somaliya mahee sida tan sidee loga bogsanaya dhibkan gaarka ah somaliyey ma inan dadka ujelisanahay ayay qaban k.africa?
Allaha unaxaristo walalkeen (cali xussein janagale ) wana utacsiyeyna walaha kale ee somaliyeed iyo kuwa jogo s/africa wana kaxumahay runtii waxow ahhaa will yar oo dhalin yaraa gacan kaxaq daran aa dishay waxaa utac siyeynaa reer xusein jana gale oo dhan allana naxaris ayaan ugabaryaa amin insha allah