Xildhibaanka deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan ayaa waxaa dhaawac xooggan uu kasoo gaaray qaraxii caawa ka dhacay xaafada Islii ee magaalada Nairobi.
Qaraxan ayaa waxaa looga shakisan yahay inuu ahaa miino loo aasay gaariga xildhibaanka oo kasoo baxayay masjidka Alhidaya ee magalada Nairobi.
Maxamed Ismacil Shiine oo kamid ah Xafiiska Xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa sheegay in haatan mudahana dhaawaciisa loo qaaday isbitaalka weyn ee Aga Khan halkaas oo lagu daaweynayo.
Waxaa uu sheegay in xildhibaanka uu ka jabay labada lugood iyo gacan, waxyeelo kalana ay soo gaartay haatana ladaaweynayo.
Sidoo kale Shiine ayaa fah faahin ka bixiyay qaabka uu udhacaya qaraxaas iyo nooca loo malaynayo inuu ahaa qaraxan .
WARQAAD.COM Nairobi Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
asc dhaman inti muslim ah walahi somali waa udhamatay waxaa la raba in ladilo yusuf xasan kadibna labobo hantida somalida
Qaraxa waxaa ka’danbeeya sirdoonka kenya, dhagar badanaa mar waxey waxyeeleeyeen mudane somaliyed. Marna waxey baneesteen waxyeeleenta somalida islii ayakoo ku’marmarsiyoonaaya qatarta somalida iney meel xun gaartay ilaa heer masuuliyiinta dalka qatar gelin-karaa. Ilaahow shartooda ku’naq.
xildhiban yusuf ilahay haku cafiyo wana kaxu mahay waxii kuso garay waana xakhdaro waadna cafimadi insha allah amiin amiin
الحمدلله الذي أهلك هذا الطاغية المجرم. نشكرك يارب.
xildhibanka ilaah ha caafiyo dambi dhaafna alle ha igu dhigo mida kale somaalida ha isku dayaaan in ay dalkooda nabadiisa ka shaqeeyaan meel kasta ay joogaan han maalgashadaan dalkooda islii iyaga ma leh meel aadan laheyne waa dareen ku joog joojiya maalgashiga aad ku wadaan ee ku soo laabta dalkiina hooyo oo ilaaliya wanaagiisa waa hadii wax yar oo wadaninimo ah idinku jirto. qabiil ka fogaada somaaliyay oo gacamaha aan isqabsano sout africa waan maqalna maalin walba wax ka dhacaya kenyana waad u jeedaan oo ilahay ka cabsada oo ka fogaada dulmiga dhaxdiina oo aad garabka isku siineysaan. dalkan aan wada dhisano dowlada waa shacabka ee mahan 10 wasiir iyo madaxweyne ee la shaqeeya dowladiina.
Kenya caadi maha ninkii u ololeynay in ow kismayo neyrobi hoskeno waadili rabin waxaan dhihi lahay dadka sheganayo juboyinka ha.kuqus qatan yusuf xaji kenyo in ey cadaw tahay
Wan ka xumahay Alah ha ha u xnristo inta bxday inata kalaha ha cfyo muxdin adna ilahay ha ku cfiyo si xun ayad u dhibataysantahay
keenyaati wax mayeeline waa ciddii xamar waxgaradkeedii kudhamaysay waa adduunyo gadoon qaaraday haddane usoo rareen qaraxyo
muxudin khawarijta aya san dhahdo markey layan dad beedki ilahey ka so baxan o saladi ilahey so gutaan
Allaha u saqiro mr yusuf dhawaciisa amiin amiin amiin
Kan wata Muxyadiin Cadde, Mujrim, waxaad ilaahay taqaano ma leh . Khawaarij inaa tahay shaki kuma jiro, waana lagu soo qaban maalin dhow insha,allaah .
ASC yusuf xasn allhey cafimd buux haku siiyo adg allhey ha kaa dhigo mid sabir iyo imaan allhey hakaa siiyo allhey muslinta kuw dhibayo ka qabo cadowga muslimnta allhey ha nag qabto adun iyo ankhirbo allhey wx kag barya inu ku siiyo cafimd cimri dheer iyo cibaado yusf xsan inshlh
Midka muxayadin shegtey adiga ah mujarim alle kafurtey taqfir ah Xilb Yusuf ma,ahan Mujrim wa muslim
Muxyadin cade hoyadawas gaalgaal dhalay ootakfiir ah hagabaninee hadaad ragtihiin banaanka iskeena meelaha sida dhagax f1 hakasootuurinee yusuf hassan wuucaafimaad qabaa from now on wuu ogyahay meesha aanka aarayno madaxaanagaad kujookteena hadaanan idinka dhigin haldhumay iyo haldhaanraacay alshaydaan al ibliis takfiir alkalab
somaaliyeey tashada waddankiinii u soo laabta dhammaan . isagaa ka fiican kenya , waxaa socda qorshe ah in somaalida hantidooda la boobo
Masha allaah ilaah ayaa mahada is kaleh marka labaad waxa is kaleh walalaha tafajiraadka ama walalaha amniyaadka waxa leyahay ajir iyo xasanad ilaah hanisiyo baraka laah murtadka markan waa badbaday laakin isha alaah gacanta mujahidinta ayuu kubaxaya insha allaah
Waa war laqaadan karo waxaa ladhahaa ninkii madax dad koya kiis mel uudhigo ayuu rabaa
Soomali melkasta way ku dhamatay dadna ma’nihin e aynu wax iska’dhicino
Muxyadin waa amigo kale waxa somali kala rogay adana mujrim ah hada ku farax santahy nin walalka ah oo ladilay naxrista alle aya kafgaty mujrim
Xilaban yusuf hasan ilahey ha idan cafiyo dhamantiinaba intii muslimiin ah o cawa qarax wax ku yelowey
ac wr.xildhibaanka ilaahay waxan ooga baryena inu caafimad dagagd ah siiyo
Ilahay waxanu waydisanayna inucafiyo xildhibanka wana in isagodhawaca ladorta arinta waxay raban inu kahadho dorashada marka somalida isli tala utal haladorto isago saran sarita isha alah wana cafimadi wanabar xap daro amin amin
Ilahay hakucafiyo mudane yuusuf nabaro xaqdarana ale haaga dhigo
KUWAAN KUHAYO XILDHIBAANKA ALLAH CAAFIYO IYO WAAN KA XUNAHAY WIXII KU DHACAY WAR NINKA AD U DAN QANEYSAAA WAA KUWII KU DUULAY SOMAALIYO EE GELSHAY GAALADA MADOW
Wa ka xumahay qaraxa ka dhacay islii gaar ahan dhawaca so gaaray xildhibaanka yusuf wa xildhibaanka kali markasta utagna somalida jecelne hoqmarka somalida runti waxa qaraxa dhigay ninka la tartamayo e adoonka ah lkn wuxu u adegsaday somali neceb walalkod ilaahey caafimad ha siyo yusuf iyo intake ku dhawacantay
asc ad ayan uga xumahay inaalilahi waina ilayrajicuun allah ha caafiyo wa wax laga xumado
Ascm inaa lil laah waa inaa ileehi raajicuun qaraxa inta ku dhimatay allaha u naxariistu mudane yuusuf xasan allaha inoo cafiyo waliba caafimaad degdeg ah iyo inta kale oo dhawac ah wlhi aad baan ooga xumahay
Kuwaan habarayo mr yussuf hassan naaga miyaa mise waa mushakal tan kale somaliya cidanka lagaliye waa lugugu wasi nairobina waa luguugu wasi saxib xildhibanka nolol iyo geeri Allah ayaa uhaya ee adiga uma haysin
Inaa lilaah… Wa ina ileyhy rajicuun. Wa wax laga xumado. Waxan leyahay wixi kudhintay qaraxas janada alaha kawarabiyo wixi dhawac so garay kuwa cfimada alaha kadhigo si dhag dhag ah. ALOOW NABAD NAGU ARZAAQ somali hada nahay iyo hnti muslim ah.
ABUU BAARI KAN WATO GOORMEE HAWIYE GAALMADOOW KADAMQATAA SOOWKAAD ADBA GAALMADOOW ADOO AH GURYAHA DADKA HAYSATAY WALAALAHAA AH TUUG LAYAQAAN AA ABUU BAARI HADDANA LABIXI RABO KENYA MAXAY XADDAAA ADIGA WAXAAD XADDAA CADE
asc wan ka xumahay qaraxa laga gestay islii intii ku dhimatayna ilahay ha unaxariisto intii dhawacana alaha cafiyo kuwan kufaraxsana wax yelada loo gaysanayo shacabka somaliyedna ilaheey hanaga qabto duliyada
Asc dhaman muslibinta ku xiran warqad.com salan kadib wan ka xumahay dhibka dhacay mr yusuf xasan alh cafiyo iyo walalehena kale inta dhimatayna alh unaxaristo
Waxaa sax ah warka shiikh muxyidiin maxa yeley yusuf waa gaal raac gaal rac waad taqaniin waa gaal weye
Hussein nacaladi kudhashashaa gaal raac ah iyo dhaman waxa kaso horjeda Yusuf Hassan.mawaxaad kasugeysa kufarta shabab ah fikradoda khaldan in qofkasto somali uu kuraaco. ALLAH ba cizi iyo sharaf leh wu badbaday lkn idinka meshad kudambeysan arkeyna. ISRAEL bad fir kuledihin Wa hubal Sida falastin ey yuhuda ugaleyso ayad idinkana islamka somalida ah ugaleysan ilahay ciribtina hagoye.