Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Wararkii ugu danbeeyay ee dagaaladii magaalada Jowhar iyo xaalada oo wali kacsan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo maanta ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom ay ku qaadeen magaalada ay Shabaab ku xoogan yihiin ee JOWHAR.

Dagaalkan oo hub aad uxoogan la isku adeegsaday ayaa si gaar ah kaga dhacay deegaan aan ka dheereyn magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.

Riix Halkan si aad udhagaysato Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka 

Saraakiisha ciidamada dowlada ayaa sheegay in ay ku dhow yihiin in ay qabsadaan magaalada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe, saacadaha soo aadana ay gudaha ugali doonaan.

Dad kusugan Jowhar ayaa sheegay in magaalada ay ka jirto cabsi aad uxoogan oo ah in gudaha magaalada ay saameeyaan dagaalka saakay bilowday.

Wararkii soo kordha dib kala soco Warqaad.com Insha Allah

19 Responses to DHAGAYSO: Wararkii ugu danbeeyay ee dagaaladii magaalada Jowhar iyo xaalada oo wali kacsan

  1. nabad doon says:

    bura bakan ayuu isu bedlay dagaalgoodi tabari kadhamaatay jowhar raayada towxiidka ayaa kataagan wax cabsi ahna kama jiraan waxaan usheegeyna dad muslimaka ah yeysan dheg jalaq usiin beenta gaalada ayagaa gabal sii dhacaaya ehe mar hatii ay afka ugasoo hartay@

  2. gaal dile says:

    gaalada alaha jibiyo muslimiintuna hatagaalameen

  3. yaaqshiid says:

    mujaahidiinta muqdisho ayaan kusukeena iska daa jowhar iyo meel kalee

  4. Free one says:

    Halkaan waxan u xaqiijineyna dadka muslimka ah iney ka fogaadan cadowga dhagartiisa runtii wax ka jidha ma leh jowhar waa nabad gaaladuna jab ayeey lalaabteen lkn waxaan dhihilaheen beenta hala joojiyo

  5. Horta aqoon ma u leedahay muslinka iyo galka marka hore ninkagan ladhaho nabadonka mise adaba shababka ah ….dadka heer jowhar waxan u sheegaya in ay soo dhaweyaan ciidamada qaranka xooga dalka soomaaliyeed …kuwa muslinka ceebeyana oo meel uga dhacay sharafta ay leedahay diinta muslinka ee wanaga badan haka saarano magalada ayan leeyahay ama aan kuwargelinaya …

  6. joorre says:

    uqubo idin ku dhacday ayagaa dadka horrey usoo inqaabay

  7. Wanagsane says:

    Shacabka hala badbadiyo al sheydaan iyo wixiraacana hala laayo waa amarkeygaa waxan aad ujaclaan lahaa ninkii ka ahaajirey amiirka tuulada xawaal barbaare oo haada kusugan rabuure magacisuna yahay cabduqadir dhimashadisa aadban uga farxaa aniga waxan (kusuganahay tulada raamacadey qore wanaagsane)

  8. Gen dhaga badan says:

    Wa maxay nimanka meshan ka caytamaya o dhahaayo hala jihaado hadad diyar tihin mad dagalka gashin ad so kala oggatine dowlada iyo shabab kuwa mujahidin ah dowlada kor al sheydan hoos

  9. 8.taa says:

    Anaa idin waso dhamaan tiin yaa mujaahid kaale idhuqa noh wa idinka mujaahid isku shega ahe

  10. guusha mujahidinta aya iskaleh insha,allaah munafiqina way hogi aqiro iyo adunbo allaaaaahu akbaaaaaar

  11. Wallahi gaalo way jabbi haddan sabirtanno inkaston ay idhaftay qabsashadii marka hadda waxan jclahay in aan shuhadda kamid noqdo allahu akbar mujaahidinta waxan leyahay wallahi sida la idinka baqo ma malenkartiin

  12. Mr hire says:

    Dhiga dadanayo 2osano allaha qaboojiyo¡

  13. Xuseen cabdi yoome says:

    Alahuma munzila kitaa sariicul xisaab ahzimil xisaab alahumaahzimhum wazilzilhum mujahidintu waxan leh yahay alah ayaa idin la jiro galada iyo murtadinta la dagalama jowhar hadi ay imadan dhiig badan wuu ku dadan dona galbadan baror diiq ayaa lo dhigi donaa saruuq waliba ay tuuran mujahidintu alah ayaa la socda mar weliba mujahidka dagalamay xabad uu tuuro ilahow galada iyo murtadka ku habso alahuma munsirul mujihidiin fii kuli shabab alah akbar (yoome2008nimbuz

  14. mohadj says:

    khawaarijta waa jabeen ee yaan laga harin nacalaa kutaal duliyiinta diinta beenta ka sheegayo

  15. Run sheeg says:

    Dawlada inay shegayso waxa u dalil u ah way ku dhaw yhin waxas hadal ma.ahan 3 magalo lagama qbsan karo 1 jowhar 2 bur dhobo 3 bulo burde maxa yeley waa 3 magalo difac leh aniga 79 ila 90 ayan col militry ahaa waxan ka mid aha cidamadi blan bale iyo goldob 21 sano ayan hawlahan ku dhex jiray dawlada waxa kaga dagay dhinaca shcabka cidankana wa inu cidan kala amar qato ayey ka gulaysan karan cdowgoda wa 3 magalo difac leh shab. Waxay sameyen shacbka way kala dilen qayb way u caga jugleyen o tagero qasab ah ayey ku jiran kuwane dhinacoda wanag ayey tusiyen o xumanta way ka qariyen dawlada yey ku leynin ciyaka shab.sarakisha hngamiso way ka xelad ficn yhin kuwa dawlada wali dagaladan ay wadan hal magalo kale ayey rban o hada dawlada haysto ayagane waxay iska dhigan wax an dan kalahayn dawlada 3 magalo ma qbsan karan ragi qbsan laha kuwan moryanta ma.ahan wa miltry dadkan hub ficn iyo rasas sanado way haystan siba waxay ledahay 2 wado mid waa lego iyo yaqbari wayne waxa dago gal jecel o xolo jir ah wa mel fararti la turo gedo ku dhaco qbailkasna shab.ayey wada tnoqden

  16. Ismail says:

    Wad walaten wlh shabb waa Dalimin Duli ah Gabalkoda waa dhacey wana khawarij Cadeysten lasocda

  17. bashka says:

    shabaab iyo ninka taagersani waa kufaar kufaar dhalayoo an allah iyo rasuulkiisa aqoon

  18. Cali iimaaan says:

    Asc? Bacda salaan waxaan salaamaaya inta qayrka jecel waxaana lee yahay 114 cadadka quranka ASC? Sidowkale waxaan salaamaayaaa kuwa aan qayrka jeclayn waxaan illaahay ooga ducaynaayaaa in illaahay qayrka jeclaysiiyo intaaa kabacdi =qaasatan waxaan siii salamaayaaa inta udhaaratay difaaca diinta iyo dalka iyo dadka kuwa kudhex dhumanaaya illaahay hasoohanuuniyo kuwa ladagaalamaayana illaahay hasoohanuuniyo kuwii hanuun illaahay uqadarinina illaahay hanadhaafiyo aamiin dhaha inta qayrka jecel ee aan ahayn qawaarijta iyo gaalo iyo munaafiqiinta iyo mushrikiinta aamiin

  19. Shabab bac dahadhuuqsato jowhar wax umayaalo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII