DHAGAYSO: Natiijada doorashadii Xisbiyada Somaliland Kursiyada Hargeysa
December 7, 2012 - Written by maamule - Edited bymaamule
Guddoomiyaha Degmadda Hargeisa ee Komishanka Doorashooyinka Siciid Jaamac Guutaale ayaa kud dhawaaqay natiijadii kama-danbaysta ahayd ee Degmadda Hargeisa. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye 7 kursi helay, Xisbiga UCID 4, Xaqsoor 4, Waddanina 4, Ummadda 1, Dalsan 2, Rays 1.
Sida ururaddu u kala heleena waa sidan.
KULMIYE
- Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474
- C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455
- Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151
- Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793
- Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625
- Axmed Daahir Axmed Magan 3484
- Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265
UCID
- Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477
- Khadar Ibraahim Axmed 3544
- Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003
- Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266
WADDANI
- Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315
- C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969
- C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902
- C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621
XAQSOOR
- Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558
- C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899
- C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719
- Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364
Rays
- Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877
Dalsan
- C/casiis Adan Habane 3589
- Fu’aad Saxardiid Caabi 2499
UMADDA
- Cali Axmed Haybe Nuur 3786
- khaalid cabdi cawad abyan 2949
- mustafe cismaan daahir 2861