Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Dowlada oo kahadashay dagaalkii Kismaayo iyo Howlgalo dadbadan lagu qabtay

Magaalada Kismaayo e gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa xalay ka dhacay dagaal xooggan oo udhaxeya Shabaab iyo ciidamada dowlada oo kaashanaya Militeriga Kenya.

Riix Halkan si aad udhagaysato Fah Fahinta dagaalka iyo Howlgallo socda.

C/risaaq Jaamac oo ka mid ah saraakiisha Ciidammada Dowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dagaalkas ay kusoo qaadeen dagaalyahano Shabaab ah xaafada Farajano.

Waxaa uu sheegay in dad badan xabsiga ay dhigeen kuwaas oo looga shakisan yahay in ay katirsan yihiin Al-Sahabaab-kii magaalada weerarka kusoo qaaday.

Al-Shabaab ayaa marar badan weeraro ku qaaday gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan fariisimada ay ciidamada dowlada ku leeyihiin magaalada.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

One Response to DHAGAYSO: Dowlada oo kahadashay dagaalkii Kismaayo iyo Howlgalo dadbadan lagu qabtay

  1. Weeynasoo weerareen lkn ilaah subxaana watacaala ayaa nooga gar gaaray ayagaana ku jabay waxeeyna halkaas ooga tageen wiil dhalanyaro ah oo dhaawac ah isbitaalka markaan geeynay wuu dhintay waxbo noogama dhaawacmin waxbona noogama dhimanin ilaah ayaa mahadaas iska leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII