Kooxda AL-Shabaab ayaa sheegtay in ciidamo badan ay ku leyihiin magaalada Muqdisho ayna ka gaystaan weeraro kala duwan.
Gudoomiyaha Kooxda Shabaab ee gobolka Banaadir Sh.Cali Maxamed Xuseen (Jeesto) ayaa sheegay in ay ka gaysteen Muqdisho weeraro ay kamid ahaayeen madaafiicdii lagu garaacay Madaxtooyada.
Waxaa uu sheegay in ay ka go’an tahay in ay sii wadaan weerarada kadhanka ah ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom.
Hadalka Shabaab ayaa kusoo aadaya xili duqeyn, qaraxyo iyo dilal bareer ah habeenadan laga dareemayay magaalada Muqdisho.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
kan soo maha kii bishii hore dhahayay waa ka toobadkeenay xasuuqa alshabab shacabka u geesten ee ha i cafiyan shacabka somaliyed… malina ma toobad keenaya ..malina ma alshbab ayu u shaqeenaya … duf kubax
Wiil iga dheh been qaad wixii aad dowlada kushegi jirten ee galada kuhosjirey wey udhamatey ?
walaalayaal aduunyadu waa wax yar qiimana aan laheyn, ee qofwalboow alle kabaq ee diintiisa uhiiliya, allana waa kan bari aad hortagi doono
Wlhay waxan ku dhoho malaha rag xun ayaa ku hor joge rag gedi waase la sugi wax matarayasha ayaa herkan ku gadhsiyey
Ok
Asc allahu akbr wa hada ad logu farxo mujahidinta wan u duceynayna meelkaste oyjogan guusha ayaga udambeyndono insha allah