War si deg deg ah aynu haatan ku helayno ayaa sheegaya in la dhaawacay Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ahaa mudanihii barlamaanka Kenya uqaabilsanaa deegaanka Kaamakunji.
Qaraxan oo la rumaysan yahay in loola jeeday in xildhibaanka lagu qaarajiyo ayaa waxaa uu ka dhacay banaanka Masaajidka Weyn ee Al-hidaya, oo masaajidka kula dukadatay Salaadii cishe dadka rayidka ah.
Sargaal katirsan Xafiiska Yuusuf Xasan ayaa Warqaad.com usheegay in dhaawac uu soo gaaray xildhibaanka iyo Qaar kamid ah ilaaladiisa.
“Xildhibaanka dhaawac ayaa soo gaaray, sidoo kale Ilaaladiisa ayaa dhaawacah isbitaalka ayaana haatan loola cararay”ayuus Sheegay Mid kamid ah xoghayayaasha xildhibaanka.
Qaraxa ayaa gaystay qasaaro badan oo siugu jirta dhimasho iyo dhaawac an ilaa iyo haatan la koobi karin inta uu la egyahay.
Faah Faahin kale dib kala soco Warqaad.com Insha Allah
Adontan kenyanka ah wa ina mel iska sarna nacalad haku dagate malayada hadane se u so socden masajidka ilah me uso dhigte ceb waye
Sorry ilahayow cadowga soqabo dhibaya islamka ninka qarxiyay xilbanka waa cadowga ogaden wana in talabo lagaqada cidilomaleyo qaraxas
Oh’my God iam very sory that action will never bear
War xildhibanka muxu galabsaday oo loo qaarajinaya subxanaallah illahayow aqligayna haka dhigin dilma un iyo wax ladhi bateyo
waxaa laga hunyahay nin somali ah oo laga soodoorto hafada kamakunji waa siyasad ladonayo in can hostagno jalwo am kukuyo manadhecysotaa
Ok al shabab viva kenya down qaraxu waala wadiyaa ilaa inta aay kabixiniyaan magdhow qasarahii ay ka geesy teen garisa
rabbi ha ka jaa esiiyo qoladee ka dambiye falkan fuusha xun
AAMIINNNNNNN
wiilka raskanponi xayawanyahooow yaaalogeeestay qarax magarani seeef labood ayaaad tahay madaxana Alshawab ayaaa kaga Qufulan war waaa dadka islamka ah oo masjidka kasoobaxay iyo xildhibanka yussuf hajji dadka waxa kunoqday waaa walalaha islamka ah wax fahan
Abshir bacadle oo joga mandera dis things is based on political isue not from religious side