Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Deg Deg: Rasaas xooggan oo haatan ka dhacaysa Xaafada Islii iyo ciidamo lagu soo daadiyay..

Wariye kusugan halka loo yaqaan Jamka oo katirsan Xaafada Islii isla markaanak caawa qaraxa uu ka dhacay ayaa sheegaya in rasaas xoogan la maqlayo.

Rasaastan ayaa waxaa lagu kala ceyrinayaa dad Soomaali ah oo ku qamaamay gaadiid iyo dadka kenyanka ah ee kusugan meel an ka dheereyn halka qaraxa uu ka dhacay.

“Rasaas ayaa dhacaysa, ciidamo katirsan kuwa Kenya oo mootooyin wata ayaa lagu soo daadiyay halkan, Soomaalidana waa lakala ceyriyay”ayuu sheegay Wariyahan kusugan Xaafada Jaamka oo kamid ah Islii.

Howlgallo balaaran ayaa ka soconaya qeybo kamid ah xaafada Islii gaar ahaan halkii qaraxan uu ka dhacay ee masaajidka  Al-Hidaya.

Qof soo maray jidka Jaamka e qaraxa uu ka dhacay waxaa uu sheegay inuu arkay gaadiid badan oo la jab jabiyay oo ay dad Kenyan ah lahaayeen.

Wararkii soo kordha dib kala soco Warqaad.com Insha Allah

15 Responses to Deg Deg: Rasaas xooggan oo haatan ka dhacaysa Xaafada Islii iyo ciidamo lagu soo daadiyay..

  1. Ilaah hana amaan sad0 lkn waxa qaraxa ka dambey0 yaaaa dhihi kar0 waa q0fkaas

  2. tamaam says:

    Ilka dheer ayaa kenyanka lugoyo u horseedaye ha difaacaan hee

  3. Faroole says:

    Anaa dhihi karoo waa ninkii horee ee xaaafada m.p ama xildhibaan ka ahaa jiray oo ahaa akikugu ama kukuyu somalidu sida eey utaqaan maxaa yealy somali raali ugama ahan xilkaan beritone waan kuduuli doonaa insha allah kanisadah section one

  4. inali laahaa wa inaa alle rajicuuuuuuuun allhey u naxriso janad fardow allhey hak warabiyo ddadka ku dhintay kuw ku dhawac wacmay allhey cafimd buux ha siiyo …..?

  5. somalia wxn alhey ug barya inu ka dhigo dad wllo ah o wd mid nqdo dowlad wey heystaa lkn dadk isku mid ahan o wy kla gadsn yihiin somliya nabad ay ku siin karro allheyn wn kaag baryaa taa inshlh somliya wlllheyg ah o keny ku dhibateynsn allhey iyago nabad qabo ha idinka wdo wacda somlaiy lo geysnaayo aad ay ug xumahy wlhi mel ksto adunka ka jogaan blse alll ayn tall saraneynaaaaa

  6. mnta hdu u wadkeyn nabad no ahaan lahaa wllheyga wad kle ma aysn tagi laheyn o somaliya wd argtan dhibka ka jiroo dhaqlo xumo dhaqo la,aan wxrbsho ma lahan intbo ma heystaan dadka somliayd ah mrka hadn wa iska qadar alle hadi ay somali isku mid ahan laheyd dhib bdn ma uusan dhicyn wlhi ang kenya wn jogi jiry blse allhey ay iga waday ang nabad qabo wllheyga kln allhey hakw wado dhmmtod inshlh mell ksto dunid dalacdeyd ka jogtaaa farxd igu nolad murgtd iska ilaaliy qeyr u sheg mrksto niyadiina allhey baa garbkkina tagan ang wd idin so duceyn donaaaaa dhmmna ASC.. wn idin xiis donaaa dhmmn xitaa hadn dhinto adun iyo aankhirbo wxd idin rajeyna farxd $ nolol mcn igu nolad wllheyga muslimiinta ahaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  7. 200 oo koofiyad cas ah looyaqaano Gsu oo reerka yussuf hassan ah ayaa difaacayso ganacsiga Eastleigh masakiinbaatihiine dhinacna nalaaya marna nagusoo ooya inaan idinka gobsanahay madaxayga kudaaqa koleey abaalnoomahaysaane mp yussuf hassan is well and sound doorta yusuf again ilaahow kucaafi long live my mp yussuf. Takfiirka kudhaawacayna waykashalayni

  8. xafso says:

    alle ha dajiyo xafada isliii

  9. Alka says:

    Kuwaan weyka dareen
    mahadey kenen iney dilan ninki rer isli WAX BADAAN KA CAWIYE HADANA MISAJITKI ILAHEY SWC
    WALE KUWAN WA GALA HATA HADEY SOMALI YIHIN DIN MAHAYSTAN WA GAAL GAL DALE

  10. 1234 says:

    Daarod darod dhalalay maxow udhiman waya wasaqa xildhiban isu shega waxa somalida qaribay wa asige

  11. 1234 says:

    War xaan xildhiban yusuf la leyaha meydilan dadka wax qarxiya

  12. 1234 says:

    Waxan ugu baaqaya dadka islii qarxiyo iney u naqan markale qarax anaga wa uso duceynena si ale ugarab galo

  13. Boofow says:

    keyaatiqo somalido way necebyihi sidaadarted somalidu wadankeedi hakusoolabata

  14. c.raxman says:

    alaha u naxaristo wixi ku dhintay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII