Wararka iminka naga soo gaaraya deegaanka Boorow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay iminka weerar ku qaadeen Magaalada Jowhar.
Xaalada magaalada Jowhar ayaa kacsan waxaana ka taagan kala carar xoogan,iyadoo Alshabaab la sheegayo inay isaga carareen magaalada Jowhar.
Wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno ayaa sheegaya in ciidamada Alshabaab ay dagaal is difaacid ay u dhigeen ciidamada dowlada ee doonaya inay qabsadaan magaalada Jowhar.
Jawiga ayaa kacsan,waxaana magaalada la sheegayaa inay ka taagan tahay kala carar ay sameynayaan shacabka magaalada Jowhar.
Waxii kusoo kordhaa kala soco warkaan Insha allah.
Waraarkii uga dan beeyey ciidamada doolada oo goordhaw soo gaaray garaash urarka alshabaab ayaa mootooyin iyagoo wato la sheegay in ee hortaagan yihiin saldhiga dagmada jowhar
Sax dagaal waa jiraaa lkn alshabaab magaalada kama cararin anigaa jowhar jooga
Sisaad sheegtay weye sxb
Waa.beentaas.jowhar.anaajoogo.waxbana.kamajiraan
Dagalka
jab ayey la laabteen ridadi
Sharaf maad ku helee beenta aad soo tawisay mise mujahidiin ta aa saas ku dhamanayo wey kugu daad santahay wiligana wey kugu dadsaneyd
Alshabaab in la laayo aan rabaa aniga si magaalooyinkeena uga xoroobaan gumeysiga gardaran ee alsheydaan ay ku haayaan gobolada koonfureed war gaal aan gumeysi ka diidnay alshabaaboow adoo calooshiis u shaqeeysta ah maxaad u maleynee ninki gardaran waa la arki doonaa alsheydaan weji duuban