Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Sawirrada Qaar kamid ah Dhaawacyadii Caawa ka Dhashay Qarixii Islii

Shabakadda wararka ee Warqaad.com ayaa haatan waxaa soo gaaray qaar kamid ah dhaawacyadii caawa soogaaray dadkii ku waxyeelloobay qaraxii caawa ka dhacay Jam Street oo katirsan xaafadda Islii.

sawirrada ayaa laga soo qaaday isbitaalka Madina Mall e magaalada Nairobi, halkaa oo lageeyay qaar kamid ah dadkii ay dhaawacyadu soogaareen.

Isbitaallo ay kamidyihii Madina Hospital, Madina Mall, Kenyata Hospital, Aga-Khan iyo kuwo kale oo aad u farabadan ayaa lageeyay dadka dhaawacyada qaba.

Xaaladda xaafadda islii ayaa haatan ah mid bandow ah oo aanay jirin cid socota waxaana dhammaanba la xiray goobihii ganacsiga ee xaafadda.

17 Responses to Daawo Sawirrada Qaar kamid ah Dhaawacyadii Caawa ka Dhashay Qarixii Islii

  1. Faroole says:

    Illlah hacaafiyo insha allah amin galadaan waa inoo barteen waa inaan iska qabanaa berito kanisada section one ayaan kuduuli donaa hadii aanu nahay super power ama xoga dhalinta ama axada ayaan gaalada war kakeeni doonaaa adinkuna nataageeera

  2. Garyaqaan says:

    Innaa lilaahi wa innaa ilahi raajicuun

  3. Waan ka xumahay inti muslim ah e dhumatay allah ha u nxrsto inta dhawcn ha u boga dhayo

  4. Sayid says:

    Umada somaliyed waxan leyahay iska dhiciya dadka madowga ah waxa hubal ah qarixi xalay in ay iyaga ka dambeyen marka ha ogolanina in ad duliga qadatan

  5. Muscab yare says:

    Asc wa ilah mahadi ya idingaray wali farakama qodno qasaraha wanku farxsanahay dhawaca iyo dhimashada gartay galada wayo dhawacyadan dhawacyo aya kahoreyay ilaa shacabki ad ba,bi isen inlamid ah ama kabdan nigala dhawaco manigala jojindono kkkkk macsokor karka xanunka

  6. Buurdhuubo says:

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  7. Abdi says:

    Alla haunaxaristo inta dhimate inta dhawacmatena alla ha cafiyo amin

  8. wadani boy says:

    Musliminey daya ninka muscab wata e duliga dhiga musliminta cabaya

  9. wadani boy says:

    Muscab yare duli dhig islam cabe ah adiga iyo inta dhiga musliminta baneystay. NAARTA ku waara insha allah Amiin Amiin Amiin. Dhaha muslimineey. Dhamantii wa la idinka aqbaliyee. Allaha idin duleyo dhiig islam cabe musiibo ha ku halesho. Maxad kaga farxi dhiga muslinta yad kunoshahaye. Uf uf. Bakhti noole

  10. M.m says:

    Ma gala kudhimatay musilib bakudhintaye muscab adaba gaal kaxune

  11. Waamoland says:

    @faroole Dadka wax qarxinaya waa adeeradaa kana imanaya Muqdisho, dhaqankan cida iska leh waa layaqaanaa, waa nimankii masaajida wax ku layn jiray… Waa HAWIYE-ACTION-GROUP lakin waxaad ka dheefto ayaad leedahay, hadaad rabtaan inay NAIROBI noqoto MUQDISHO oo kale ma dhacayso.. DADWAYNAYNAHA JUBOOYINKA HA XIDHAAN XUDUUDA, WAJIR AIRPORT diyaarad dambe oo muqdisho ka timaada yayna imanin, BUUNDADA GARISSA RUUX DAMBE OO SOMALI AH YUUSAN MARIN.

  12. dahirka4 says:

    cawga ale haso qabto

  13. Updirahman says:

    Galadan wey parten in somalida islii dagan sidi lagu baapin laha ama hantidoda lagu dhici lahaa wr ha leyska celiyo wa in an weerarna kanisada masajida ayey nagu layen xildhipankandi ku dhawacen wa in laga jaraa ayagana

  14. R r a says:

    Intidhimati illahey haunaxariso inti dhawacantina ilhey cafimaad hasiyo haliskaqabto galadha islii joogo iyaganaka danbeeyaan nijaastaxun

  15. Kismaayo says:

    @waamoland hhhhhh adeer qarax adinka aya keenay muqdisha adinka qarxiyay argagxisada o dhan lasheego wa idinka waxa uma reer muqdisha diin ugu so ganbaday e laayay wa idinka
    Hadana raba in ay nairobi ku kicyaan shacabka madowga e ree kenya si loo burburiyo dhaqalaha baaxada leh e hawiye kuhaysto falkana waxa kadanbeeya Farax macalin yuusuf xaaji 2daa caade qaate

  16. somali boy says:

    to: waamoland dameertii farda ladaaqda fares bey ismoodaa kenya naag laqabo cml ayaad katahay kenya dadkeeda ayaa iska leh adiga wax kaa quseeya maleh garac gaarisa wecelnima kula dhashay baa tahay marka kenyan miyaa isku qabtaa kenya adoon baa iskaleh dhila jirkeeda kaganacsata ayaad katahay kenya
    marka sharmuutanimadaada ku ekaaw

  17. waamoland nairobi iyo kenya arimaheeda waxey utaala adoonta kenya iska leh wax adiga ku quseeya maaha gaarisada aad sheegeyso hadaad umaleysay iney kenya tahay maaha waa dhul somaliyeed kenyankana wey ogyihiin taas waxaan ku leeyahay kenya dadkeeda ayaa iska leh adigu dal aad kahadasho arimihiisa yeelo adoo kale in loo jawaabo uma qalantid lakin dadnima xumidaada ayaan kajawaabayay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII