Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas xalay uu ka dhacay dagaal xooggan.
Dagaalkaas ayaa udhaxeeyay ciidamada dowlada oo kaashanaya Militeriga Kenya iyo Al-Shabaab oo magaalada weerar kaga soo qaaday labo jido.
Wararka aynu ka helayno magaalada ayaa sheegaya in dagaalkan uu si gaar ah kaga dhacay Farjano oo ay ku badan yihiin Saraakiisha dowlada ee magaalada gacanta ku haysa.
Hub aad uclus ayaa laga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo, iyadoona Shabaab ay gudaha usoo galeen magaalada.
“Dagaalka saakay ayuu xoogiisu dhacay, waxaana Shabaab ay soo galeen xaafada Farajano”ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka oo Warqaad.com lahadlay.
Inkastoo aan la ogaan karin qasaaraha rasmiga ah ee dagaalka, hadana dad kusugan magaalada ayaa sheegaya in ay jiraan dhaawacyo la geeyay isbitaalka guud ee magaalada halka dhimasho ay jirto laakiin aan wali shacabka la tusin.
Saraakiisha dowlada ee magaalada kusugan oo aan Taleefan kula hadalnay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan dagaalkan ka dhacay magaalada Kismaayo.
Marar badan ayay sidaan oo kale Shabaab ku weerareen magaalada Kismaayo oo ay kusugan yihiin ciidamo isugu jira Soomaaliy iyo KENYAN.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Warqaad runta mad shegtan waxan marag kanahay meedka al shabab saaka iska roge in lagu dabulayay shababka juboyinka waxey noqden qabiil allena wu fashilin ku waas allena raali kama noqonayo diin aan lagu dhaqmeynin
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k ani migo wax xapad ah ma maqlin dgalna majiren ma ma ogi kismayo kale ine jirto
Ma jecli alshiraar laakiin waxan jeclahay in ay dhibaateeyaan kenyaatiga sanka waaweyn ee soo duulay dulli haku le’deen hana ogaadeen maari waxa ay tahay qurunku
gabi ahaanba halaga xoreeyo shabab somalia hadi kale galda wadanka jogta wanu ku jihadenyaa yahud maxey mesha isaga fadhiyaan gafur wey
Waxa layaab leh alshabta kusoo nogotey magalada kismayo ee xarunta gobolka jubbada hoose talow maxay kadoonayan
Am in kismaayo waxkadhacayna maleh its peaceful beenta dadka kadaaya
Adan madobe uma firsan qabashada kismayo kenya ayadana sido kale maxaa yeley hubka xalay lagu weraray kismayo daraad aya laga qatay adn madow hadana hubkisa aya lagu garacay xalay farjano hadi ay yimaden waxa dalil u tahay in cidamada dawlada iyo kuwa kenya iy ay dib u gurten xita rasas in ay ka craren o laga qatay ayn u maleynaya maxa yeley far jano waxay ahayd xarun madaxda hada way ka craren rasas kayda talay away janis lagu raro lama hayo howshana kadis iyo gadmo ayey ahayd
War benta naga dhaga dhaafa kismayo wa nabad balayo ma ka jirto.amaanku wu suganyahay.
kismaya alshabab laga xoreyn waa habenkii xalay oo tagay. Kenyatiga iyo maleshiyadka raskamboni waxan leeyahay wadanka iskaga baxa ee dadka deganka ku wareejiya waaku fashil mateene mesha .kkkkk
Ninka labaxay runsheeg giirgiirdhalay yamyam iyo qadaadwaynti kudhashay was.
Waa su.aale warqaad ma jini maa ushaqeya
Cidamada cadawga al shabaab halalayo ayagab kadaran galada
Alshaydaan wayjabeene jibiya cayriya ilaa aykatagaan goboladoodi xamar hiiraan shabeelooyinka gobolada dhexe iyo somaliland. Xitaa meydkooda halawaso viva kenya viva puntland viva khaatumo viva zone5 viva nfd and viva jubaland
War kismayo waa dahab ee dagaalka kadaaya, dantiina magaranesine soomaaliyey.oo xisaabta Alle ayaa nasugeeyse ALLAH laga baqo.
anigu waxaan layaabanahay kuwa uhadlaya ciidanka kenya kismaayo waxaa ku dagaalamay mujaahidiinta somaliyeed
anigu waxaan layaabanahay kuwa uhadlaya ciidanka kenya kismaayo waxaa ku dagaalamay mujaahidiinta somaliyeed iyo cadowga jareerta kenya ee qabsaday dhulka somaliyeed anagu hadaan nahay mujaahidiinta somaliyeed raga nala midka ah ayaan ujawaabnaa maahee dumarka hadal iskagama qasaarino halkaan laba qof kaliya ayaa commant ku qori kara mid waa mujaahidiinta somaliyeed kan 2 baad waa askariga kenyanka eh ee qabsaday kismaayo qof sadaxaad majiro haduu wax soo qorana yaan loo jawaabin dumar laqabo halaga sooqaado waxaana ku dari lahaa oo aan usheegayaa kenya inta goori goor tahay kala baxa ciidankiina dhulka somaliyeed hadii kale wixii ethiopia xamar ku qabsaday oo halaag ahaa ayaad adinkana lakulmi doontaan mida kale kibaki haloo sheego inan mardhow nairobi uugu imaaneyno waana balan idanka alle ayeyna ku dhaceysaa mida kale qofka hadalkeyga kasoo jawaabaya haiisoo jawaabo asagoo matalaya 30,000 kun ee ciidanka kenya ah ee qabsaday dhulka somaliyeed qof sadaxaadna haduu wax sooqoro ujawaabi maayo dumar laqabo ayey agteena katahay wabilaahi towfiiq
Caqligaa dabool laga duul markuu lume e. Anigana idila idinna way daba galeysaane. Aqal labadiisa daah baa nahoo kala danbeyn mayno. Dan halooga baxo reer cilmaa dooney aakhiro e. War soomaali inay baabi i rabto waxaan ku ogaaday siday u dulloobayaan maxaa yeelay waxaad maqleysaa muqdishaa dagaal kadhacay iyo kuwo leh alxamdu lillaah sidoo kale wuxuu dagaal kadhacay gaalkacayo ama hargeysa ama kismaayo ama baydhabo garba haarey waxaey leeyihiin alxamdu llillah waxaa in gaaris dad masaakiin ah laga gubay guryahoodii oo dad muslim sheeganaya uu ku farxayo oo gaalkii rayla odingana uu ilmeeyey markii uu meesha tagay markaa gaaladii baa naga naxarriis badan miyaa? Innaga oo muslim sheeganeyna subxaanallaah Illaahay kabaqa soomaaliyey xasidnimadana iskadaaya
ruta halgasheego warka wallaalayaal waayo ale ayaa kuarkaya ee ha iska hadlina walaala yaal
K.k.k.k.k.k. Al.shabab oo markale kusolawaty magalada kismayo taso ay guul utahay shabab
warqaad walikeed waxaa ay buun buunisaa arimaha benta ah ee ka qoraan jubboyinka marka waxaan leeyhay ha ugafina saxaafada ee iska ilaaliya hadalada aan meel lahen
Shabaab meshad ku aragtan dilila
Wa cadowga umada reer muqdisha
Hada mad ogaatay in u qabiil yahay @muuse«marki. Raskabooni ku qarinjirteen raali ayayd ka eheden hadana idinka ayay idinku solabatay hagardaamadi ay maleegen Fu’ad shongale iyo xasan turki+hhhhhhhh shabaab vs raskambiini. Runta sa maha
Qabiil vs Qabiil
Alaha unaxariistee mujaahid c/qaadir muudey oo xaley ku shahiiday kismayo xafada farjino waxan hawada umaraniyaa tacsi farxad leh wayo geeri haq ah weye isha alaah galada ayaguna waxaa ka baptiyey 6 askari koley galo jabkeedu wey qarsataa
Kan labaxay dalcada waxad tahay dameer kalo uraran wayo dalcada dadka hada sheegto waxaa weeye masaayda somalia waa dadka axadi caanahu guska dhax dhigan jiray sidaa darteet imanka waxaynu lenahay iska jogka dibada magalada arigiina iska raacdo geel idha kuul maxuu kayaqaan
asc dhaman wad salamantihin mida xigta waxan halkan kalimad ugu dirahayaa walaala dayda aan aqonta laheen juha lada ah/somalia kenya malahan burundina malahan ugandhes malahan .haaahunaa ardul islaam nbiga s.c.w. Wuxu yiri haday galadu wadankaga hal taako ugu jirto jihaadka waa jib ayuu kug yahay sida sonka iyo salada.marka dadka ad caynaysan waxad ku nacden inay zanad idinka celiyan iyo qadka iyo sigar ka qamriga marja maxay idanka celinwayen dawlada kuwa isku shegayo..allh ka baqa mujahidinta berkoda iyo bogoda isku dhagay una diyar ah inay allah wadadisa ku shahidan..wabilahi tofiq asc.wrmw
Mmaleshiyadka raskamponi la baxay iyo alsharab waa isku mid wa labo dofaro o alqacida ah baqtigoda hala waso meshad ku aragtan kismayana wa laga far marojin dona mar dhow insha allah