Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxyadasna ay qasaaro gaysteen.
Qaraxyadan ayaa si gaar ah ug dhacay Suuqa Dahabdlaha, waxaana waxyeelo badann ay soo gaarsiiyay dad rayid ah oo ka ganacsanayay suuqaas.
Hal qof ayaa la sheegay inuu geeriyooday ilaa 10 kalana dhaawacyo kasoo gaareen kadib labo bambo oo lala beegsaday dadkaas rayid ah.
Lama Oga cida ka danbaysay weeraradan qaraxyadana ah ee lagu qaaday Suuqa Bakaaraha, waxaana ay qeyb ka yihiin falal amaan xumo oo waayadan kusoo badanaya gudaha Muqdisho.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
beenqaad.com beenta iska daaya bamka sida aanu maqalney waxa lala beegsadey askar