Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Faah Faahin: Soomaalida Islii oo kala carar ku jirta iyo ciidamada oo gur guri ubaaraya

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa baaritaanno balaaran ka billaabay xaafadda ay Soomaalida degto ee Islii  magaalada Nairobi kadib qaraxyo ka dhacayay maalmahan.

Ciidamada oo wata Eeyo iyo gadiid ayaa baaritaanka ku bartilmameedsanaya dhismooyinka waa weyn ee xafada Islii  sida ay Warqaad.com usheegeen dad kusugan xaafada.

Waxyaabaha la baarayo ayaa waxaa kamid ah hub iyo waxyaabaha qarxa, iyo dad la sheegay in ay si sharci la;aan ah ku joogan gudaha Kenya.

Goobaha ay sida weyn ubaarayaan ciidamada ayaa waxaa kamid ah sectoin 3, Sectoin 1, 7-ka 5-ka iyo meelo kale oo kamid ah xaafada Islii.

Waxaa la galay xaafado badan oo la baaray, waxaana jira warar sheegaya in dad badan ay ciidamada ku kaxaysteen gadiid ay wateen kadib markii ay waayeen sharcigii ay dalka ku joogeen.

Sidoo kale dad badan oo ku jiray xaafadaha kala duwan ee Islii ayaa ka cararaya guryohooda, waxayna dadku ka cabsi qaabaan in lawaydiiyo sharciyo islamarkaana xabsiga loo taxaabo.

Maalmihii u dambeeyay ayaa xaafadda Islii waxaa ka dhacay qaraxyo dhowr ah kuwaa oo waxyeello soo gaarsiiyay dadka aan waxba galabsan ee ku dhaqan xaafadda Islii.

Warqaad.com/Nairobi Office
Maria Abshir

13 Responses to Faah Faahin: Soomaalida Islii oo kala carar ku jirta iyo ciidamada oo gur guri ubaaraya

  1. Wali says:

    Hala aruuriyo reer xamarka qaska wada ee aan asxaanta araneynin meel walbana qaska tagaya arga gixisada ah meelwalbana xamar moodaya yuusuf xaaji ha ku celiyo muqdisho yatabatu

  2. xira qofka sharci laga wayo

  3. Nur says:

    Wad walaten e ma waxad isku qabta in,ad adiga kenye ledahay hadaytahay su,asheyda maxad hoyada iyo walasha askarta garisa kufaraxumeysa wax ugu qaban weyden?mise qabsashada kismayo ayad moday in,ad ladi donto e xolatahay afka sameyso?

  4. Tall man says:

    Sxbyal ani aya joga nairobi gar ahan street 7ka waa ruun badhitanka balse rafku waxu ka jira street 5ka waxana dagan ree xamarka sharci laa’anta ah marka dowladu waxay radinaysa daadka cml

  5. somali boy says:

    kan wali labaxay waxan kuleyahay rer xamar meel walba ey joogaan waa dad nasab ah cidna kama baqan adoonta aad adigu usujuudeyso oo waliba dabada guska kaaga cubaya ayan anagu raganimo kula noolnahay waliba ayaga ayaa shaqaala inoo ah mida kale anigu islii ayan ku noolahay waliba jaam street kenya aqligena ayan kula nolnahay adiguse maxad kenya katahay garisa ayaaba ragiina iyo gabdhihiina lugu wasaa waaba adoo noocas ah inad dad xor ah oo nasab latirsato axsan adoonta ayaa hadal ufuranyahay waayo naag laqabo ninkeeda ayaa masuul ka ah masuulkaga ayaa jogo asagan laxisabtameyna lakin adigu dhilaa tahay aamus edab yeelo

  6. Sh,muqtar xasan cumar says:

    Aniga waxaan ahay rer xamar amaan ka sharaf badanahay dadka iska dhigaa ina ayaga kenya iska leyahiin mudnaanta waxaa leh jokoraay intaas kadib waa dadka kale ee is mooday damer fardo la daaqay faras kkkkkk

  7. Tay0 says:

    Sxbyal aniga kenyan ayan ahay waligeyna s0malia ma arag…lkn cidamada kenya markay raf wadhan makala firiyan s0mali kenya iy0 s0mali s0malia…..dadka garisa daga wa kuwa ugu lacifsan ama ugu jilacsan marka b0tadha j0jiya… Ilahay s0malia nabad haka dhig0 anagana nabad an ku n0lane..

  8. Ali ibrahim diriye says:

    Allow kaqabo cadawga sanka bafka leh
    mida kale midkan nifka ah o iska yeeraya miyu way wax ukuhadla nacaska ruufka ah

  9. Ahmed says:

    Inta afsomaliga ku hadleysaa oo somali ah wa dadkena waa dadkaga marka somaliyey ilah dartisa isku jeclaada oo dad islaan ah muslimin ah ayaa tihiin waxbo yaa laysku yiur tuurin …………….

  10. Dhoolayare says:

    Waxan layabanahay dadka rer xamar wax kashegayo ayaga maxe is modan kenyati mise k.K.K wale ogaden walan aya tihin e gumeysiga iska dul qada hadad wax garatan

  11. Abdi waamo says:

    War nijaasada intaan dawlad la gaarin adinka iska soo raafa magaca dawlad aya dhibaya noloshooda waxey ku xireen mooryaanimo burcadbadeednimo xagjirnimo .isqarxin ismiidaamin khaarijin isbaaro dhigis nolol xumo oo dhan ayey wehel ka dhigten turkigii ayaa dib isaga soo daabulaya waagi nabada caseeye doobiile kawaanle dhuxule gaari gacanle khamarji aalkoliste xamaali gaashaamistayal waxan dameerku ku siineyn diintuna ka fog ayu camalkoodu ahaa marka yeysan duriyada daarood dawladnima xitaa la wadaagin yeeydani bunland iyo jubaland aanu ukala go.no wadankana aanu ka raafno nijaasada wada silic ku noolka ah

  12. Abdi waamo says:

    War qurunka ayey wehel u yihiin ninba nin kale khamri ka dherjinaya kolkaasa la oran war kacoo ismiidaamin cashadaada khamrigada iyo wax waliba caawa ana qaba casarki buu habro tubaako iyo muufo iibinaya isku dhextuuraya 4 habar iyo 4 kaloo tubako iyo muufo ku ag cunaya ayu sahay kasii dhigtay goormu cunaya cashadi iyo khamrigi qurunki loogu talagaley bal yaa u casheynaya waa umad sida ku nool war iska fogeeya oo nijaasada laad kusoo sagootiya yeynaan dariiqyada east afrika wasakheynin

  13. Gedo is my region says:

    Hawiye soo kan habeen walbo sidii ariga la’isku xirxirayo soo ma aha. Xafadda Islii. Hablaha Hawiye soo ma aha kuwa markii lacag laga waayo Luuqa lala galo marka laga soo dhameysto lasoo daayo. Waryad hee Ogadeen waa dadka ad ku dagantihiin. Garissa idinka aya dhibka kawada dadkii deegaankana dhibka u keeney. Garissa wax lagu kufsadey ma jidho. Kufsi wuxuu ka dhacay Islii. Kan leh Adoonta waan la macamileena ma gabdhihiina kula macamileysaan in ey wasaan. Hawiyow maxaad jaahil tahay o doqon ah. Sidaa u madowdihiin ayu qalbigina u madowyahay.kkkkkkkkk.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII