Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay ilaa shalay halkas ay ka soconayeen kulamo aan kala go’ lahayn.
Kulamadaan ayaa waxaa looga hadlayay sidii loogu heshiin lahaa maamul loo dhan yahay oo si KMG ah uga shaqeyn doona Jubbooyinka dhawaan lagu wado in looga dhawaaqo magaalada Kismaayo.
Warar lagu kalsoon yahay oo Warqaad.com ay ka heshay dadka deegaanka ayaa muujinaya in Wafdi ka socda IGAD oo gaaray magaalada ay ka qeyb ahaayeen kulanka.
Arimaha ugu waa weyn waxaa kamid ahaa sidii awood qeybsi rasmi ah loogu salayn lahaa mamulka KMG ah ee Kismaayo iyo Jubboyinka loo samaynayo.
Waxaa jira warar sheegaya in marar badan la isla fahmi waayay qaabka awood qeybsiga maamulka, hase ahaatee ay IGAD xal ka gaartay.
Maalmaha soo aadan ayaa lagu wadaa in si deg deg ah loogu dhawaaqo maamulka KMG ah ee Kismaayo kaas oo badali doona Maamul xiligiisa uu dhamaaday oo uu hogaamiyo Axmed Madoobe.
Mamulkas ayaana la sheegay inuu jiri doono ilaa inta maamul loo dhan yahay loo samayn doono guud ahaan Jubbooyinka iyo Gedo.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
kkkkkkk. Waligiin mamul kMG ah kujira. Dadka mamulka yaqaana ee soo jiranka ah u dhiiba ee faraha kala baxa.
waa arin fiican in maamul KMG oo badala midka hada jira lasameeya inta maamulka guud ee sedexda gobal kumidoobayaan samayntiisa lagaarayo
teeda kale waa in mad madawga dawlada somaliyeed iyo reer jubooyinka la dhexdhigay la dhameeyaa keenya ayaana shakiga iyo kala qoqobka keentay ee shacabka jubooyinka daga iyo madaxdooda wax dhibiba oo dhexyaal majiraan viva somalia viva jubalnd state of somaliya
gobalkii cadaalada iyo sinaanta
War wxada dhisisan malahe ee dadki wadanka u dhashay halo yero aya mudan in mamul ay u sameyan dalka ee waxa aad wadan wa waxba kamajiran hu hingowina sidi kuwi indinka horeye
wansodhawaynayna mamulka cusub ela isku afgartay .waxan lenahay wa talabo horay loqaday
K.k.k.k. Sambac madowe wuxu raba kaligisa in uu dhuuqo dakada kismayo walee kama yelin hawiye. marka hore sambac madobe waxa so dir saday hawiye. Sambac Madobe haduu war lo bahnen uu keno waxa lo dira guriga hawartis caku ogaden cagaha wawayn aya ku dhahayo kismayo anaka leh majerten aya igu daran lacagta puntland aya deqi wayse markasay shir naaguhu u farisani karin ayey intay u faristen waxay leyihin madaxwaynaha awoodisa wu dhafay madaxwaynaha wa kan la hos yimado madaxwaynaha wax u ogeen lama sameni karo ogadenow iyo majerten intay idin dambayni donto hadad hawiye isku dirten. Majerten wa ki itobiyan naagahod u tagi jiren oo la ful fuli jiray oo san dhihi jiren itobiyan wa walalahena ogaden waxay raban intay sas noqdaan) (hawiye vivaaaaaaaaaaaa)
Mooryaanta ALSHABAAB halaga ilaaliyo MAGAALADA KISMAAYO. Maamulkana halagu dhakhsado waayo cadow badan ayaa idin sugaya rabana in laga xoreeyo JUBBALAND STATE. Muujiya dulqaad iyo isu tanaasul.walaalihiina PUNTLAND waa inaan u hiilina kana dhicinaa mooryaanta ku duulaysa ee muqdisho laga abaabulayo.
will hawiye qabiil wax uu kuu qabanaayo malahan.jubaland we are united and we are focused.your comment portrays the level of your ignorance.am strongly criticizing the owners of the website for not moderating the comment of such narrow minded people.
War Mamulka Hada Jira ayaan tageersanhay ee Hanloo dayo
mida kale kan hada joga ayaaba KMG ah Mid kale OO asagana KMG ah ITEE Loo Wadaa War Waxaas wax Macquul GAL ma aha EE waxaso Kale Hasoo QOrina
To waamoland
cadowga aad kismaayo ka xoreynayso wakee kenya mise somali cadow somali ah iyo kan shisheye ke kudaran teda kale puntland maxad u hilin ama dayn adigaba tadi layabane khatumo state ba kaga bahan hilee uhili mise cid idin dhahda wanu is shegana oo raba inay khiyanan unbad uhilisan
Walaal yaal
maamulka kmg yoo noqonin mid qabiil eh
Cagdher doqonsanaa aoo iska daba qorbadanaa maxaa ugalay majerten waakuwii udhibi jiray dadkoda rayadkaa itobiya doqon hunguri badan damac iyo hunguri waa waxdaran oon ladeynkarine dadkuma sinee waa wixii dilay ugaadene doobada lagooyow hunguri kamadanbeyaane ?wuxu waa wax gumeysi kuhos nolanjiray eregey soqoran waxey kabilabi daarood waxan maqlijire doqon meshii lagudiriray ayey ogeyd emeshii lagu heshiyay ma ogeyn hada ogaden waa sidii waxlaga gudbay oo laga walalobay ayey dadka xasusin wardoqonyahay aan kuushege hawiye iyo daarood waa heshiyen waana kuwa meel kasta wax kuqeybsanaya hadey hada kenye ku keentay xolayahow dadka aqliga usaaxibkaa ee ah indhaha daarood oykamidyihin mareexaan waxweydii hadikale kadabo orod gumeystaha hadad kudhalatay gumeysi iyo gaalo la agjoogo soomaali waakaadide adiga iyo kuwa kukenayna waa la idin ceyrin insha allah
Kan watow wiil hawiye nacaladi kudhashay was e maxaad majeerten iyo Ogaden kugaar siyayna ma gaadhi kartidee ileen masha majiro isbaaro ladhigto iyo safarad qaran o lagatana e kablalaxa iyo daroodka kale e midoobey ayaad kamaseerstahayna
ujeeddo ogeysiin cidkasta oo diir ama damiir soomaliyeed kujira,
anigoo ku hadlaayo magaca ummadda soomaaliyeed iyo keygaba waxaan idinku salaamey salaanta islaamka asalaamu caleykum waa raxmatulaahi waa barakaatuhu.
salaan kadib walaalayaal inta samaha jecel ee soomaalinimadu kujirto waxaan xasuusinayaa waxa meesha laguqorey ee igaad ama africaba ineysan wadin dan soomaaliyeed waalayaabe wali yaa arkey dal dhisan oo dowladu kajirto oo goboladeedii dalkale magacaabayo waxaan idinleeyahay soomaaliyey hurdada ka kaca cadawgiinana fahma dhulka ayaad gasheene dhulka iska qaada.ugu danbeyn maamul uu dhisey nin cadawgeyga.ah maamul ii noqon maayo waayo waa cadow aanan dooneyn iney dhalato dowlad rasmi.ah ee soomaaliyeed waad mahad santihiin
war isku xishooda dadkaan soo hadal qaadaya qabiilka qabyaaladu ma fiicnee, runtii magalada kismaayo iyo guud ahan gobalada dalka waa wax fiican in loo sameyo mamul shacabka u dhan yihiin laakiin waxaa muhiim ah in la fahmo waa nuuceee mamulka iminka loo bahan yahay siduusa ku dhaqan gali karaa waa su,aale runtii anigu ma qabo wana hubaa inuusan suurta gali doonin mamulka.iminka hoshiisa ka socto kismaayo maxaa yeelay qoloyinka iminka howsha ka wada kismaayo ma ahan dadkii deeganka u dhashay sidoo kale waa qolooyin fulinaya danaha kenya iyo cadawga umada somaliyeed waxan ognahay in magalada kismaayo ay isku aruursanayan jabhada ONLF oo sida la ogyahay duulan ku ah dalka itoobiya xiriir fiicana la leh Eretariya iyo kenya marka suurta gal ma tahay in magalada kismaayo noqoto goob ay gabaad ka dhigtaan kooxo cadaw ku ah nabada geeska afrika sidoo.kale.waxan la socnaa in qolyaha qabsaday kismaayo ay shegen iney kasoo horjeedaan dowlada somaliya marka waxan leeyahay qolyahas kismayo baroosnka ku fartay war ka taga oo badala ficiladiina xun xun ee foosha xune hadii kale wad ka shalay doontaan magalada kismaayana waxan noqon doonaa magalada lagu hardamo oo dhiig fara badani ku daato, maxa yeelay qandaraska ay soo qaateen Ogaaden waa qandaras gaboobay oo horay ay usoo necen reer muqdisho marka qandaras reer muqdisho socod siin waayeen oo ay soo neceen ninka raba inuu hada socodsiiyo walaahi asaga daalaya
shacabka jamhuriyada somaliyed waxan leyahay kenya arinteeda wey cadahay kismaayo waxey rabtaa iney kala mid dhigto sida magaaloyinka kenya oo kale waxan ku talin lahaa in dowlada somaliyed amar ku bixisaa in kenya dagaal jihaad ah oo kismaayo lagu xoreenayo lala galaa sida dagaalkii ethiopia looga xoreeyay caasimada somaliyed iyo dhamaanba koonfurta somalia dadka kufakaraya kismaayo iney kenya kamid noqoto waa riyoonayan inta gabar somali ah nooshahay taasi madhaceyso viva jamhuriyada somaliyed down kenya
Kkkkk kan la baxay nuuradin cugdad u dhumo ilen wax ad ka qadi ogaden malahe. Kuwo afka uraya ku taagaya ogaden wa libaaxa geeska afrika wa dowlad la dagalama gumeysiga sida onlf iyo darawiishti e ma ahan mooryan. Siyasadaha ithiopia iyo kenyana iyaga dejiya, adigana soomaliya kugu karbashayan. Viva ogaden.