Warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo cawa ka dhacay isgoyska Baar ubax e degmada Howl-wadaag iyadoona qaraxaas uu gaystay qarax badan.
Qaraxan ayaa waxaa lala eegtay ciidamada dowlada Soomaaliya oo marayay isgoyska Baar Ubax, waxaana uu ahaa bambo nooca gacanta laga tuuro ah.
Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay inuu geeriyooday wiil yar oo rayid ah, halka dhaawac ahaan isbitaalka loogu qaaday ilaa shan askari oo ciidamadii qaraxa lala beegsaday ah iyo dad kale oo shacab ah.
Ciidamada dowlada ayaa rasaas xoogan furay, taas oo loo malaynayo in qasaaraha ugu badan ay gaysatay, waxaana halka qaraxa uu ka dhacay ka soconaya howlgallo balaaran.
Amaan xumo ayaa kusii kordhaysa magaalada caasimada ah ee Muqdisho xili ay soconayaan howlgallo kadhan ah kooxaha amaan xumada gaysanaya.
Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
لا سلام بلا إسلام
Warqaad beenbadana anaajogo bar uax wax qaraxana kama dhicin fucker
Aaway dowlada waxey ku faaneysay ahaa in xamar ay amaankeda sugtay haben hore madaxtoyada la qaraaacay waa ku beentaa dowlad ku shegu wax ay amaanka ay sugtay malahan
kuwada qaraxyada iyo dilalka ileen way ridoobena illaah garabkina ahee
16af035266Well, I theorize that could be bacsuee Abigail and the girls commenced accusing further individuals of witchcraft when they had been recently bare dancing naked within the woods and therefore, errant. Abigail furthermore engaged in a affair along with John Proctor. Persons they were accusing were finally not answerable of precisely what they’d been recently accused connected with, and the particular accusers had been the greatest fixation by the globe from being holy they useless cheery point of reference bogus witness. 18a