Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in la joojiyay shaqadii dhoofinta dhuxusha Kismaayo ee waayadan soconaysay.
Arintan ayaa ka danbaysay kadib amar kasoo baxay Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo, waxaana joojinta howshaas kasoo baxaya warar kala duwan.
Dad kusugan magaalada ayaa Warqaad.com usheegay in magaalada ay tagayaan wafdi caalami ah oo kormeer ku samaynaya dekada magaalada iyo deegaanada kale sidaa darteed la joojiyay dhoofinta dhuxusha.
Wafdigan waxaa lasheegay in ay ku jiraan kuwa ka socda QM oo dhawaan mamnuucday dhoofinta dhuxusha Soomaaliya, hase ahaatee ka socotay magaalada Kismaayo.
Ciidamo badan ayaa lagu arkayaa dekada magaalada kuwaas oo sugaya amaanka, waxaana sidoo kale la dhaqay inta badan wasaqdii ay dhuxusha keentay, waxaa kale oo laga bixiyay dekada dhuxul haradi ku hayd oo an wali la qaadin si aan loogu arkin dekada.
Saraakiisha Kismaayo ayaa sheegay in ay wafdigas sidoo kale ukuur gali doonan arimaha mamul usamaynt Jubbooyinka oo meel dhamaad ah maraysa.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
K k k k k k k Qalbi madowbe oo cabsidarted wasaqdi jawanada udhaqaya dadna maamul ugafadhiyan!!!!! Illahow hana ceebeyn.
Meey sidaas ilaah uga baqaan raaskambooniga joogo kismayo kkkkkkkkkkk masakinta baahi aya iska dilatay oo weey raban iney lacag helan balse weeey baqayaan kkkkkkkkk
Dhirtu dhaxal gal weeyaan dhalanteedka dunidaan dhir nimaan lahayn baa dhaxantu ku dhurbaaxdaa hadba dhinac u tuurtaa xayawaanku ka dhintaan caano dhamin waligiis dhalinyarada waayoo duufaamuhu ku dhuftaan midba dhinac ka tuuraan ‘ rabi baan ku dhaartaye dhirtu nolosha weeyaan, dhirtaan jari dhuxul baan ka dhigi dhuuni baan ka dayan dhibey keento mooyee dharag keeni maysee, dhirtoo lajaro dhuxul’ dambas qoryo dhuunta la mariyo iyo qaad lagu badalo dhaxalkay dhashaa waa dhiseertiga liibiya, dhuunta lagu gooyoow dhulkii waa dhintoo dhalinyarada dhalan doonta dhir ay harsadaan mid ay dhaxan dugaalsadaan dhibic reebi
Maysidoo, dhargi mayside dhulka rabi kaa qabey!………………..qormadan gabeyga ah waxaan sameeyay habayn dhawayd aan daawanayay video dhirta oo la jarayo…
kkkkkkkkkkkkkkkkk noolow al ustaad general axmed maxamed islaam,waar jubbaland socotey
Warqaad wax isku eg sheega ma nin gurigiisa xado aya jira
Yes we proud kismaayo. And all jubland state .
wadanku waa federal nin walboow deegaankaaga kafeker
Wadanoolaada lagala quuseye hala kala sooco ,xaafadi xaafad waxay ugu gudubtaa soo xasarad maahan looool
Beenqaad Alle ka cabsada wax la joojiye malaha dhuxusha si habsami leh aya dhoofitankeeda dekada oga socotaa. Aniga aya Saaka soo arkey lkn wafdi waa la sugayaa
kkkkkkk dadkaan yaab badanaa sxb axmad madoobe asagaa iskaleh dhuxusha iyo dhulkaba sxb dadkiinaan nacnacle warkiina lalaabta. asagaana naxukuma hadaa nahay shacabka gobalka gedo soodhawow masuul sare inta hoos kaguuxayso ee dooneyso inay ka faiideystan murankii lagasoo gudbay ee madoobe iyo HIIRAALLE kadhexeeyey ogaada waa dhamaatay cidii dhib doon ahna welcome colaad mafiicna lkn birta inaan ka asalno cidii arimaheena farta kufiiqdo
anigu waxan layaabanahay dadka hadal iskaga qasaarinaya naag laqabo oo waliba ninkeeda uu joogo 30.000 kun oo ciidanka kenya ah ayaa kismaayo jooga markaas baad afar wiil oo musqulaha ciidanka kenya dhaqa lahadleysan kismaayo arinteeda waxey utaalaa cadowga kenya jamhuuriyada soomaaliyeed insha allah mardhow kenya waa laga saarayaa dhulka soomaaliyeed xeelad iyo awoodba anigu ujawaabi maayo xaasaska ciidanka kenya couse ragoodi ayaaba jooga maxan iyada kala hadli ciyaartu waa kenya iyo soomaaliya viva jamhuriyada somaliyed down kenya
Jado hanolato
To wil gado cawan ayadtahin adiga iyo qalbi madobe iyo wixi idinrcsan wayo wadanka waxu leyhay dowlad mamul leh arin walbo xaq uleh in kahadasho e dad ad wax kaqadeysan malahan
Somali boy ninka la baxay waxad ilawdey hadii cidamada kenya ay qaban qeyb somalida ka mid ah waxan ku xususinaya madaxda dowlada somalia o ugu horeyo hassan xoolo in ay naagaha uganda yihin yaan lugu wasin naftada wax isku fal adigaba wasane uh masa bus%
To gawar kismaayo naya dowlad iyo mamul waxbo kama taqanide edeb yelo canjela xafada u same rag ka sharaf badan afka haku tagine yad adiga dowlad u taqana ma tan xassan xoolo u hogamiyo e jabuti laga xukumo respect u self fast
War yaa kasaa xasan sh waxa uu dhuxulasha u joojiye wuxuu rabaa raga dhuxusha jara inuu ciidan ka dhigto
Walee waa yaab ninka isku magacabey somali boy. Doqon baa tahay. Waxaad tiri kuwa Kismaayo jooga Kenya ayaa qabto lkn kuwa Muqdisho jooga meeqaa qabto u ku jiro Madaxweynaha. 4 aya qabto Ugandhes, Burundi, Itobiya & Djibouti, kkkkkkkk maxa Kenya kali ku tusay nacasyahow intaas oo dhan baa idin qabto. Kenya ayaba Jeneralada wato Somali ey yihiine, mise Daroodnimada aya kasoo horjeedaa.
K.k dowlad majirte waxad dhahdaan “Dowlada Hassan Dhuxulow Gurgurte iyn Shariif sakiin” khaimiin weye kuwaas. Viva Jubboyinka iyo Gedo. Moryaanta iyo Tuugada Xamar meshoda ha Deeqdo otherwise “Xabad” aya shaqeyni. Ninki dhoof ku yimid ayey geeridu dhibi! Nin walbo iyo aqalkiisa sxb. 1991ki lama joogo hada!!!
Jubbaland Youth Forum. Runtaa ka hadashey. Waayo nin 4 qabto hal muxu kasheegi. Ugandheska, Burundianka & Itobiyanka ayaaba u dhaxaane.kkkkkkkk. War nimanka aqli xumaa. Somali baa wexey ku mahmaahda Dhurwaa ooda ma arkee Ariguu u muuqda.
Waa sax warka wiilka labaxay samalia boy maxay xirikaraan nagaha kanya