Diyaarad Rakaab ah oo ay dad rayid ah saarnayeen ayaa ka dagaatay magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Diyaaradan oo dad badan ay saarnaayeen ayaa waxaa iska leh shirkada Horn Afrik Airline, waxaana in ay ka dagaan magaalada kismaayo ogoladay ciidamada Amisom ee magaalada kusugan sida uu sheegay Saciid Cabdullahi Saalax Gudoomiyaha Shirkadaas.
Waaaaa guuuuuuuuuuuul
Waa wax lagu farxo maanta inay kismayo diyarad ka dagato si nabad ah taasi waxay cadeyneysa in hormar lagaray xaga amanka
Wa horo mar wanagsan kismayo o 21 sano diyaradi ka degin wawayna cadayn utahay in kismayo ay hada gashay gacanta dadki laha guuuul
masha alah nabad ayaa macaan nabad ayaaleh geed laharsado nabad ayaan rabnaa alshabaab iyo kuwa ushaqeeyo wanladagalamaynaa gacan bir ayaakuqabanaynaa insha alaah
in badan oo muqdisho loo afduubnaa dhan walba ayna ka hoos guureen hargaysa iyo boosaaso ayay tanina ka dhigaysaa in kismaayo ka hoos guurto muqdisha. iyadoo waliba ay noqon doonto in laga raro caasimada somalia mustaqbalka dhow inshaa allaah.
Waa guul waxana ku mahad san alle qomiyadaha faraha badan ee degan juboyinka waxan ugu baqiyaa ka gudba qabyalada ugudba horumar iyo wada tashi waxa isla qabsi sinan iyo cadaalad
Waxaynu ognahay in amaanka magaladu uu dib usoo hagaagiyo lkn aay jiraan dhacdoyin yaryar koley somali kalama atko rag walaalow waxuu ku dhamo lawaa alloow nabad nasii
Maashaa allaah wax ay ku farxan dad waynaha somaliyed waan guul aynu gaarnay
waxaa ku farxaa qoladiin ogaadeen oo ku waalatey qabiyaalad waayo kismaayo waa magaalo soo maaliyeed hadii ey ka dekto diyaarad waa caadi marka nimankiina dabada kawatow adoonta sanka weyn iska daaya qabiyaaladda ayaan siin leeyahay waayo soomaaliya waa dad walaal ah ogaada taa
Hasan great tnx sidad wax ufahansisay
waa yaab kismaayo waa magaala soomaaliyed hadey diyaarad ka dagto iyo hadii kalaba kismaayo waqti xaadirkan gacan gumeysi ayey ku jirtaa kenya masii joogidoonto kismaayo goor dhow waa laga xoreenayaa sida ethiopia mogadisho looga xoreeyay kenya ethiopia wey ka tabaryartahay waxey kaliya ubaahantahay waa arimo diplomaasi hadaad wax ujawaabeysan ujawaaba adoonta kismaayo qabsatay inta kale waa kaba qaad dumarka camal kasoo qaada viva somalia down kenya