Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa xalay weerar xooggan ku qaaday degmada Kaxda oo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Ragaan ciidamada ah ayaa ugu horeyn dhac ku bilaabay qaar kamid ah xaafada iyo goobaha ganacsiga ee degmada iyadoo ay dhaceen lacag iyo qalab kale oo badan.
Sidoo kale ciidamada ayaa toogasho ku dilay haweenay kamid ahayd dadka deegaanka markii ay degmadaas Kaxda ee gobolka Banaadir dhibaatada ka gaysaneeyn.
Mid kamid ah odayaasha dhaqanka ee Kaxda ayaa sheegay in dhibaatada ay ciidamadaas gaysteen ay tahay mid ka duwaweyn xasuuq.
Lama oga sababta ay ciidamadaas dilka iyo dhaca uga gaysteen degmada Kaxda oo ah degmo dhawaan uu magacaabay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
cajiiiiiiiiiib! maxay dowladu wax uga qaban la’dahay ciidamadaan dadka booba dila kufsada? cajiib cajiib! dadkaan ay dilayaan miyusan dadkoodii ahayn? mise maba naxaan o 20 kii sano ee la soo dhaafay ayay balaayo kusoo jjireen? mweynaha waa inuu wax ka qabtaa mooryaantan oo hub ka dhigis lagu sameeyo.
Waa mooryaan kuwani ciidamo ma ahane
dowladu majidhee shabab aya dadtina diintaba iyo xag amnibo uwacnaa walahi dandana waxey kujidha inkitabka allaah la,iskumamulo o ayada lagu dhagaa ilahna laga cabsadaa tnk u?
Haladhaco oo hala ladilo waayo dadka weereraaya ciidamada ayaga ayaa qarinayaan.
Dhib waaye la iska celin karo oo dhago badan ayey u shaqaynayan o ka amar qatan qoryo waa lahela o hadhow waxa lagu dhahaa al shabaab aya tahay dhago bdan aya tangi amisom ku so wadaha ilahow dhagabadan iyo ilmahisa dadka masakinta somaliyed amin amin amin
Wale waa yaab. Mooryaanimada iskama dhaafayaan haddii wadanka loo dhiibey. Isbaaradii markii laga burburiye ayey shacabkii dhac & boob ku bilaween. Cawaan ayey ahaayeen markoodi horeyba. Kuwaan waxa xukumi karo nin karti badan sidii Marxuum Maxamed Siyaad Barre. Duurka ayuu ku hayni lahaa sidii Xoolaha. War kuwi yaa dalka noo dhaafiya dowlad & nidaamkeeda jaahil bey ka yihiine.Qaxootinimo ayey ku fiican yihiin Cawaanta dabada madow.
Hawiye aamin magalo
warheedhe aqristayaasha waxfahma kaxda waa guriga sharta waa meeshii laga duqeeyey habeendhaweyd madaxtooyada ee shbbka kasoo rideen hoobiyaha lkn in shacabka dagan degmada lawaxyeleyo mahaboona bililiqana waa dhaqanka ciidankusheega allow umadada adaa umaqan shbb iyo dowladba ismadhaaman
Waxaa layabanahay kashaganayaa garoowe dhahaya dawladnimada jahil ayaykayin ama kadhahaya hawiye amin magalan walal 20sano miyaysankugu filnan qabil aqligaagkaasho alle haku hanuniyo
kkkkkk oo goormaa madaxweyne cusub la doortay haduu xasan sheekh maxamuud ahaaa madaxweynii hore
Waxad axmad madoobe dhadan anagu caashan dhanaa bishiba caadaa kudhici uhuuru nagtiisa weye futada aya laga koraa taasi waxay ka dhigan tahay ogaden all waxuu oraniyaa dhoko malii
Hawiye dad jiraa ma aha dhamaantood wexey kusoo koreen bililiqo iyo xaaraan. Darood bey ciil u qabaan. Guryihii Daroodka lahaa e Xamar ku yiiley ayey iskaga raxeysanayaan, wixii kale o guryo ahaa saqafyadii ayey ka fujisteen. Olol bey qabaan illeen xaaraanti baa ku maqanee.
way iska cadahay cida ka dambaysa, deegaankuna way dareensanyihiin waxayna dabo joogtaa ka go’ida xaafadaha lala xukumi jiray, shakina kuma jiro inaan la ogaayn, mu’aamaradaas lidka ku ah beesha sheekhaal, ayakaa ka hari waayey hiraab wax la dhaho, cidaan hiraab ahayna kama dambayso, ciidanka ninka xukuma waa ay yaqaaniin kuwa la furtay
Tafatire aya ay dhale aya atahay mx yeelay adiga wxa laguugu so koriyay xaraan marka jirkaaga oodhan xaraan aya kaso uretysa maeka hore waa in laga bilawaa hoyada amabaha ama walshaa lakufsada markas ayad ogneysana xaran xumanteeda stuped
Garoowe boy waxaadtahay qaxootigi ugu horeyey ee qurbe soogala hooyada futada kawase mamaantaadkeenta in ciitankii dowlada federaalka soomalya inaadtiraahdo waxay ku haboonyihin durka mada fucker boy hadaad hadalkaas horteyda kadhihilaheed mar hore ayaa sulasha la isku kasarilahay eyahow araga xun ciilbadana hadaan ku heenlaha cawa waa ku dubilahaa sida beerka ariga
Waxaad iga badbaday garoowe boy inaadan illa joogin waqti xaadirkaan eey aragxun