Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Al-Shababa oo ku fanay layntii askarta Puntland iyo weeraradii Marka

Maamul gobolleedka Puntland ayaa qirtay in laga dilay 11 kamid ah ciidamadooda kadib weerar ka dhacay inta udhaxaysa Gal-gala iyo magaalada Boosaaso.

Hase ahaatee Afhayeenka dhanka Howlgaladda Kooxda Shabaab Sh C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagalkii ka dhacay Gal-Gal ay kaga dileen ciidamada Puntland askar intas ka badan.

Riix Halkan si aad hadalka Shabaab udhagaysato.

Afhayeenka Kooxda Shabaab ayaa sheegay in ciidamadooda ay sii wadayaan dagalka, isagoo carabaabay in ay xaq tahay in lagu jihaado ciidamada Puntland sida uu hadalka uyiri.

“Afar Mujaahid ayaa naga Shahiiday Raximahumullaah cadawgna dhimashado waxay gaaraysaa sodomeeyo” ayuu sheegay Hogaamiye Abuu Muscab.

Dhanka kale waxaa uu ka warbixiyay weeraro ay la beegsadeen Masuuliyiin katirsan dowlada oo marayay deegaano katirsan gobolk Sh/hoose.

WARQAAD.COM/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

12 Responses to DHAGAYSO: Al-Shababa oo ku fanay layntii askarta Puntland iyo weeraradii Marka

  1. Xasan.yare says:

    Jihad aya ka dhumay mo falastin ado maraxan

  2. Jubbland Youth Forum says:

    Axmed Godane in dadkiisa lalaayo ma doonayo waayo miyaa maqasheen Alshabaab o ka geysaneyso dil iyo weerar Somaliland? wa maya. Axmed Godane aya diidan in wax layeeleyo Dadkiisa. Lkn wuxu kunoolyahay dadka kunool koonfurta Somaliya dhiigoda lkn dadka kasoo jeeda Koonfurta o ka amar qaata aya Xoolo cawska cuna ah. Dadkaaga ayan laaynaya dadkeyga ha taaban ayu Godane hal ku dhigisa yahay

  3. Darwiish says:

    Geelow daaq oo daaq waxaa laguu yaabaa maalintaad ciin daaqdo hadanahay shacabka puntland kuwan diinta ka beensheegaya waxaan idinka digaynaa iniina ciyalkan koofur laga soo uruurshay in aydan ku baabi in buraha ee aad ucelisaan waalidintod

  4. Wali says:

    Hoyadaa cadawga kasa yaa shabaab kacadawsan ku faarta war cadawga diinta waa shabaabee halalaayo yahuuda oo maydadkooda suuqa halasoo dhigo nacalatulahi calayka hala dagaalamo waa dagaal xaq ah in labaabi iyo cadawga diinta alshabaa /al sheydaan
    dhalinyarada laqalday kuwa shabaab hogaamiya ha ogaadaan in ay yihiin rag diinta yuhuuda haysta oo islanimada duulaan ku ah ninkii isku qar xiyaa madaxda shabaab waa jana gale kii hadalkooda qaataana naargale weeye waydiiyana culumada islaamka sababta eey culumada ulaayaana waxay ogyihiin in culumada xaqay sheegi oo laga hor imaan beentooduna soconaynin marka dadka ha badbaadsadaan diintooda cadowga iska dulqaadaan waa cadaw eebee lajahada

  5. Iska celiya qawaarijta koonfurta ayaa laga sookuusee ee pudland hafoojignaato.

  6. Jama says:

    Kkkkk marka ay iyagu dilayan sodonka ayagana afarta laga dilayo ma xabada ayey la heshiyen hoyadin benta kawasa

  7. Farole dhawan waxa arosin ina godane

  8. mahamed Nur says:

    hala iska celiyo wecelada alshabaab

  9. Abuu baraaa says:

    Subxanalah kuwaan way ridoobeen qof muslim ah maa ofkala caynaa subxanalah mujahidnta way guleysanten gaalona iyo murtadindoda way jabeen munafaqiin caradiina ku dhinta gaalo ayaa nii dhay

  10. somali boy says:

    kuwa meshan nac nacda kawada waad iska hadleysan shabaab almujaahidiin xaqbey ku taaganyihiin jihaadkana wuu soconayaa ilaa iyo inta dhulka soomaaliyeed gaalada iyo munaafaqiinta laga sifeenayo mardhow somaliya oo dhan kitaabka alle ayaa lagu xukumayaa wixii munaafaqow kanax wixii muminoow kufarax wabilaahi towfiiq

  11. Muhsin bin cabdullahi says:

    Asc.kuwa meshan ka ceytamaye afkodi ceshan wayay ciilowgis puntiland hada ayay howshoda bilabate cabadi oga mujahidinta somalia jihaadkoda waa sax wey na wadayan ila gaalo iyo murtad qaburo caabudyada laga wayo dalkena iyo dhaman dunida islamka insha allah mujahidinta guusha anaga ayawadano guul guul guul guul insha allah asc ikhwatul iman

  12. Garyaqaan says:

    Asc dhAmAan umada muslimka somlia wAxaan leeyahay waxaa yimid nAsrigii wAxaa suulay gaalnimadii mujahidiinta waxaan leeyahay allaha nii barakeeyo waxaad wadaan waa xaq xaq iyo baadil miyaa meel isla galo walaalayaal ogaada qabiilka iyo diinta waa kala labo shabaab miyaa gaalo iyo murtadiin gaar ah la dagaalayo jawaabtu waa maya gaalada iyo murtadiinta jooga. Pundland waa isku mid kuwa hada xamar gabdhaha ku kufsanayo marka miyaanu kala qaadnaa nagaa qabiil madaxa nooga jiro maya walAahi dagaalka jihaadka qabiil malaha kan ayaa reer hebal ee yaan ladilin ma ahan ee kuwa ka caaytamayo qadka waxaan leeyahay allaha nasriga ha idiintuso wabilaahi towfiiq

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII